Daawo Nuxurka Qudbadaha Odayaasha Dhaqanka Awdal Iyo Wasiir Duur+VIDEO
Borama- LUGHAYA.COM- Waxa maanta haddhimo sharafeed iskugu yimid hogaanka dhaqanka Awdal iyo wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Mudane Duur – taasi oo dhinacba dhinac uu ku riixayey in uu hadalka furo iyada oo ay jirtay in odayaashu ay ku tuhunsanaayeen wasiirka in uu u socdo sidii xabsiga looga siidayn lahaa odayaasha beesha Ciise ee u xidhxidhnaa [...]
Hadhimo Sharafeed Kulmisay Odayaasha Dhaqanka Awdal Iyo Wasiir Duur +SAWIRO
Borama LUGHAYA.COM – Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa casumaad qado sharafeed ah ku martiqaaday odayaasha dhaqanka ee gobolada Awdal iyo Salal…
Sheekh Maxamad Saaweer Oo Wacdi Diini Ah Inoo Soo Jeedinaya Daawo Ilaahay Ajar Iyo Xasanaad Haka Siiyee
borama(LUGHAYA.COM) Wacdi diini oo uu inoo soo jeedinayo rabi ajar iyo xasanaad haka siiye sheekh maxamad saaweer inaga ilaahay ha inaga dhibo kuwii uu anfaco…
Daawo Jahliyada Ka Soo Jeeda Jubaland Ee Magalada Nayrobi Oo Tageeray Bare Hiraale
Nairobi (LUGHAYA.COM) Jahliyada ka soo jeeda jubaland ayaa tageeray bare Adan shire (hiiraale) oo ka mida madaxwayneyaasha jubaland. xafladani oo aad loo soo agaasimay ayaa…
Hayaada Amnesty International Oo Dowlada Dalka Kenya Ka Codsatay Dib U Diiwaan Galinta Qoxootiga Somaliyeed
Niarobi(LUGHAYA.COM) Dowlada dalka kenya ayaa laga codsaday inay dib u bilowdo diiwaan gelinta qoxootiga somaliyeed ee ka soo talaabaya xuduuda iyo degaanada kale ee ku…
Madaxwayneyaasha Dalalka Bariga Afrika Oo Maanta Ku Kulmaya Magalada Addis Ababa Ee Dalka Itoobiya
Addis Ababa(LUGHAYA.COM)Madaxweynayaasha dalalka Bariga Afrika ee ku bahoobay ururka IGAD ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Addis Ababa…
Daawo Ururka YES-SPORTS Ee Dalka Holand Oo Deeq Agab SPORTS ah Soogaadhsiiyey Ciyaartoyda Gobolada Awdal Iyo Salal
Borama(LUGHAYA.COM) Uuruka qurbajooga ah ee looyaqaano YES _SPORTS ayaaa maanta soo gaadhsiiyey deeq agab ka ciyaaraha ah Masuuliyiinta…
War-Saxaafadeed: Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Iyo Wasaarada Qorshaynta Qaranka Oo Sheegay Inay Si Wada Jira Ugu Qayb Qaadanayaan Sahaqo loo Abuuro Dhalinyarada
Hergeisa(LUGHAYA.COM) Xukuumada Somaliland ayaa daboolka ka qaaday in ay qabanayso shir balaadhan oo heer qaran, kaasi oo lagaga arrinsanayo…
Daawo Wasiir Duur Oo Si Taxadarle Ula Hadlay Saxaafada Gobolka Awdal + VIDEO
Borama(LUGHAYA.COM) Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland oo kusugan xarunta gobolka Awdal ayaa maanta si…
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inaan La Qaadi Doonin Xayiraadda Ay Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay Illaa Heshiis La Gaadho
Hergeisa(LUGHAYA.COM) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay…
Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Fistulaha Iyo 10 Guuradii Aas Aaska Cisbitaalka Lagu Daweeyo Xanuunkaas Oo Borama Lagu Qabtay+SAWIRO
Borama(LUGHAYA.COM) Munaasibad balaadhan oo loogu dabaal degayo sanadguuradii 10 aad ee ka soowareegtay aas aaskii Cusbitaalka daawaynta cudurka…
Nuxurka Booqashada Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mr Duur Ee Boorama +SAWIRO
Borama(LUGHAYA.COM) Wasiirka arimaha gudaha somaliland mudane -maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta booqasho hawleed ku yimiday Waftiga wasiirka arimaha…
Munaasabad Balaadhan Oo Lagu Xusay Sanad Guuraddii 50-naad Ee AasAaskii Midowga Afrika Ayaa Dhacaysa Magaalada Muqdisho
Muqdisho(LUGHAYA.COM) Munaasabad lagu xusayo sannad-guuradii 50-aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay ururka Midowga Afrika ayaa maanta ka dhacay…
Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska+VIDEO
London (LUGHAYA.COM) Madaxweyne ku xigeenka somaliland C/raxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici) ayaa kulan soo…
Daawo Gudiga Turxaan Bixinta Ciyaaraha Gobolka Awdal Oo Markii Ugu Horaysay Warbaahinta Lahadlay+ VIDEO
Borama(LUGHAYA.COM) Waxa maanta magaalada Boorama markii ugu horaysay ku qabtay shir jaraa…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari Oo Laalay Mooshinkii Laga Keenay Xukumada Ka Dib Markii Xildhibaanadii Mooshinka keenay Badankoodu Ka Noqdeen
Muqdisho(LUGHAYA.COM) Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta u Balansanaa iney codka kalsoonida u qaadaan xukuumadda uu hogaaminayo R/wasaare Cabdi Faarax…
Daawo Maamulka Dowlada Hoose Ee Degmada Borama Oo U Mahad Celiyey Dadwaynaha Ka Soo Qayb galay Xuska 18may +VIDEO
Borama(LUGHAYA.COM) Waxa maanta munaasibad kooban oo ay…
Badhasaabka G/Awdal Oo Ku Talaxtagay Hab-Dhaqankii Gaani & Morgan(Diirada Lughaya)
Dhallinyarada, waxgaradka iyo dadweynaha kale ee reer Boorama waxa si lama filaan ah u dhaawacay quluubtooda, isla markaana…
Rayalwasaraha Somaliya Oo Kulan La Qaatay Safiirka Somaliya U Qaabilsan Midowga Afrika
Muqdisho(LUGHAYA.COM) Raysalwasaraha dowlada federalka somaliy mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta kulan la yeeshay wafti balaadhan oo…
Lampard Oo Si Faahfaahsan Uga Hadlay Doorkii Benitez Ee Chelsea: Xiriir Dhow Lama Uusan Laheyn Ciyaartoyda
LUGHAYA SPORTS- Frank Lampard ayaa si faahfaahsan uga hadlay doorkii tababare Rafa Benitez ee kooxda Chelsea.…
Notice: Undefined variable: additional_loop in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-magazine.php on line 152
Notice: Trying to get property of non-object in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-magazine.php on line 152