Jaliyada Holland oo Canbaareysay Maamulka Somaliland iyo Faragalinta Djibouti ay ku Hayso Golaha Deegaanka Saylac
Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22
Jaliyada reer Awdal,Salal Iyo Gabileyba ee ku nool Nederland (Holand ) waxay canbareyneysaa ]madaxweyne Siilaanyo iyo faragalinta dowlada Djibouti ku fara galisey natiijadii dorashada golaha deegaanka ee Saylac.
Dalka waxaa ka dhacdey doorashooyin lagu dooranayey Golaha dagaanka ee Degmo kasta oo Somaliland ka mida isla markana ay ku soobaxayeen seddexda xisbul qaran ee Somaliland ka jiri doona una tartamidoona Barlamaanka iyo Jaqada madaxweyne nimo ee Dalka .
Dorashadan oo mihiimadeeda leh ahna mid dadka reer Somaliland ay ka war sugayeen , waxaa ka soo baxdey natiijo ay ku soo baxeen 3 dex xisbul qaran iyo tiro musharixiintii golaha deegaanka ee magaalo kasta oo Somaliland doorasho ka dhacdey .
Degmooyinka dalka oo dhan ee ay doorasho ka dhacdey waxaa laga qabtey kalfadhigoodii kowaad ee ay ku doorteen gudoomiye iyo ku xikeen iyo kulankii ay kula wareegayeenba mamalka cusub marka la ga reebo Saylac oo arimo foolxun ka sameysey dawlada uu hogaamiyo Siilaanyo.
Wasarada arimaha gudaha ayaa aqoonsatey tajiijadiidoorashda golaha degaanka, dhamaantoodna ansixiyay , si dimuquraadiyada ah layaabkuna waxaa uu noqdey sobobta Saylac Qabiil loo gu xalinayo.
Markii ay arkeen arinta foosha xun ee ay shaqsiyaad dawlada ku jiraa ay wadaan iyo faragalinta Djibouti , arkeena qodobadan .
· Dimuquradiyadii iyo nabadii Borama lagudhisey hadii lagu fara xumeeyay Hargeysa , oo loobadey qabiil iyo isnaceyb buuxa , iskaashi qabyaaladeed oo geed lagu soo gabaney (qawan) laguna weerarayo beesha Gadabuursi.
· Hadii xumaati ku jirta shaqsiyaadka dowlada ku jira ee gadabuursi neceb u xuub siibtey kana doorbidey jiritaanka Somaliland qabyalad.
· Hadii siilaanyo Jiritaanka Somaliland kaga Qiimo Badan tahay Raali galinta Ciise Djibouti .
Jaliyadu markey aragtey arimahan waxay soo jeedisey Masiibooy Mahad Sanid waxaa cadaatey cadawtinimada jirta , waxaa cadaatey qabyalada jirta waxaa cadatey madax adeyga siilaanyo waxaacadaatey damaca Ciise waxaa cadaatey qabyaladeysiga qabiilooyin Ciise iyo Siilaanyo.
Jaliyadu waxay soo jeedinaysaa hadii arinta Saylac laga yeeli waayo sida degmooyinka kale ay kalfadhi mudanayaasha la dooretey u qabsadeen dhexdoodana ay ka doorteen Gudoomiye. In ay qadi doonaan talaabo lamida ta xumaanta ee la qado .
Jaliyada Nederland (Holand) oo Canbareysay Mamulka Somaliland iyo Faragalinta Djibouti ay ku sameeyeen Golaha Deegaanka Saylac
Jaliyada reer Awdal,Salal Iyo Gabileyba ee ku nool Nederland (Holand ) waxay canbareyneysaa madaxweyne Siilaanyo iyo faragalinta dowlada Djibouti ku fara galisey natiijadii dorashada golaha deegaanka ee Saylac .
Dalka waxaa ka dhacdey doorashooyin lagu dooranayey Golaha dagaanka ee Degmo kasta oo Somaliland ka mida isla markana ay ku soobaxayeen seddexda xisbul qaran ee Somaliland ka jiri doona una tartamidoona Barlamaanka iyo Jaqada madaxweyne nimo ee Dalka .
Dorashadan oo mihiimadeeda leh ahna mid dadka reer Somaliland ay ka war sugayeen , waxaa ka soo baxdey natiijo ay ku soo baxeen 3 dex xisbul qaran iyo tiro musharixiintii golaha deegaanka ee magaalo kasta oo Somaliland doorasho ka dhacdey .
Degmooyinka dalka oo dhan ee ay doorasho ka dhacdey waxaa laga qabtey kalfadhigoodii kowaad ee ay ku doorteen gudoomiye iyo ku xikeen iyo kulankii ay kula wareegayeenba mamalka cusub marka la ga reebo Saylac oo arimo foolxun ka sameysey dawlada uu hogaamiyo Siilaanyo.
Wasarada arimaha gudaha ayaa aqoonsatey tajiijadiidoorashda golaha degaanka, dhamaantoodna ansixiyay , si dimuquraadiyada ah layaabkuna waxaa uu noqdey sobobta Saylac Qabiil loo gu xalinayo.
Markii ay arkeen arinta foosha xun ee ay shaqsiyaad dawlada ku jiraa ay wadaan iyo faragalinta Djibouti , arkeena qodobadan.
· Dimuquradiyadii iyo nabadii Borama lagudhisey hadii lagu fara xumeeyay Hargeysa , oo loobadey qabiil iyo isnaceyb buuxa , iskaashi qabyaaladeed oo geed lagu soo gabaney (qawan) laguna weerarayo beesha Gadabuursi.
· Hadii xumaati ku jirta shaqsiyaadka dowlada ku jira ee gadabuursi neceb u xuub siibtey kana doorbidey jiritaanka Somaliland qabyalad.
· Hadii siilaanyo Jiritaanka Somaliland kaga Qiimo Badan tahay Raali galinta Ciise Djibouti.