Daawo Video:Jahliyada Dalka Kuwait Oo Deeq Lacag Ah Soo Gaadhsiisay Ehelada Dadkii Ku Dhintay Iyo Kuwii Ku Dhaawacmay Rabshadihii Doorashada Saylac Iyo Lughaya


Notice: Undefined variable: counter in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/inc/theme-gallery.php on line 43

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Boorama(SPN) Deeq lacag ah ayaa la soo gaarsiyey dhamaan dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaacmayba rabshadihii ka dhacay boorama iyo lughaya taas oo ay soo gaarsiiyeen jahliyada Gobolada Awdal Salel Iyo Gabiley ee ku dhaqan dalka Kuwait.

HADABA HOOS KA DAAWO VIDEO OO DHAMAYSTIRAN IYO SIDA WAX LOO QAYBIYEY: