Saylac: The Territory of Gadabursi Uma: Finally The Official Declaration of Gadabursi Territory Has Come to Materialized


Notice: Undefined variable: counter in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/inc/theme-gallery.php on line 43

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

History is repeating itself, it is about time to officially declare and liberate the Gadabursi territory in retribution of the declaration of The False Territory of Issa Djibouti with the Help of the French! (Territoire français des Afars et des Issas)

Dood cilmiyeed iyo abaabul xoogan oo ay ka soo qayb galayaan dhamaan laamaha bulshada, siyaasiyiinta, waxgaradka, haweenka iyo dhalinyarta ee Reer Adal ee beelaha Ahmed Gurey ku abtirsada ayaa ka furmaya magaalada Edmonton ee dalka Canada.

Ciise iyo Gadabursi waxa u xad ah SILIGA uu Ciise isku xeeray! Cidna looma daba fadhiisanayo – Djibouti yaan ka wada hadlaynaa wixii imika ka danbeeya

Shirkan oo lagu lafo gurayo ku dhawaaqista iyo meel marinta dib u xoraynta iyo difaaca degaanada beelaha Adal (Awdal, Selel, iyo galbeedka Gebilay) ayaa la filayaa inuu ka furmo magaalada Edmonton ee gobolka Alberta oo ah xarunta ay ku dhalatay isku duubnida iyo wadatashiga beelaha Gadabursi kuna caan baxday meel marinta iyo quwayntii midnimada beelaha Gadabursi.

Ilaa imika waxa la casuumay dhamaan aqoonyahanada dalalka dibeda iyo gudaha, Awdal State, TLC, Ururada Bulshada, Samafalka iyo dhamaan bulshowaynta ADAL ee dalalka dibeda ku dhaqan.

Febuary 23, 2013 – Edmonton, Alberta – the correct address and the location will be announced soon!