Daawo Video: Maayarka Ugu Da’dayar Ee Degmada Lughaya Cabdilaahi Cali Awnuur Oo Kulankiisii Ugu Horeeyey Laqaatay Bulshada Rayidka


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22


Lughaya-magaalada lughaya kulan balaadhan oo aya ka soo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa maayerka magaalada lughaya uu ka jeediyey qudbadiisii ugu horaysay ee uu bulshada layeesho tan iyo markii loo doortay xilka maayarnimo ee degmada,hadalka gudoomiyha oo ay ka muuqadtay hami waxqabad oo aad u balaadhan ayaa waxa aad u soo dhaweeyey dadweynaha reer lughaya.