Fariin ku Socota Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland iyo Shacabka Wadaniyiinta ee Boqortooyada Adal “Beesha Dhexe Way-cadaysatay”
Notice: Undefined variable: counter in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/inc/theme-gallery.php on line 43
Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22
Waxaan halkan fariin iyo waano uga diraynaa mudane Saylici iyo wasiirada Gadabuursi iyo xildhibaanada iyo shacabka gadabuursi meel kasta gaar ahaan reer Awdal.
Fariintaas oo ah mid loo baahan yahay inay sida ay tahay loo qaato.
1. Cabdiraxmaan saylici waa inuu yimaado boorame oo iskugu yeedho dhamaan waxgaradka iyo salaadiinta beelweynta gadabuursi oo ay ka soo saaraan baaq aduunka loogu sheegayo inuu gadabuursi ka baxay somaliland aanu gooni u taagan yahay shaqaalaha isaaqna ay ka baxaan awdal sida taliya qaybta iyo badhasaabka reer burco.
2. Xildhibaanadu inay shirjaraaid oo deg deg ah qabtaan oo ay ku diidayaan badhasaab isaaqa inuu yimaado borame,si deg deg ahna loo badalo ninka isaaq ee reer burco.
3. Badhasaabka awdal sidci inuu shirjaraaid qabto oo uu waxba kamajiraan ku tilmaamo warka odayga ka soo yeedhay.
4. Shacabka reer awdal inay muujiyaan dareenkooda oo ay sameeyaan mudaharaad weyn oo gilgila borame,baki,lughaya,saylac, garbodadar,xariirad,boon, quljeed,magaalo cad,dila,lowyacado, gargaarabari,calixaydh, iyo dhamaan degaanka gadabuursi.
Haddii qodobadan ay sidooda u fulin waayaan waxaa dhici doonta in dhib ka weyn ay dhacdo marka dhalinyaradu gadoodo cid celin kartaana ma jirto.dadku ciil ayey debnaha cunayaan waxaana laga yaaba in xaalku faraha ka baxo.
Sheekooyinkani waa qorshayaashii lagu soo kala saxeexday jabuuti ciise iyo isaaq waana plan D, inagoo ka soo gudubnay plan A,B,C.
Badhasaab gadabuursi ma jiro taliye qaybeedna ma jiro.
Gobolkeena ayuu isaaq dawladnimadiisa ku tijaabinayaa laakiin maanta iyagaa ugu liita waxaanan u maleynayaa in gadabuursi wax weyni u soo socdo.
Reer borame waa inaad isaaq dhulka la goysaan sida muuqata wax ka daran ayaa ka soo socda.
Gadabuursoow toos,gadabuursow toos toos.
Waad ogtihiin in dhulbahante bari ka dagaalamo ee aynu qoryaha guryaha inoo dhexyaala reerka ku bilowno AMISON ayaa deg deg inoogu iman doonta.
Waxaan la hadlaynaa waa dhalinyarada gadabuursi ee dalkii joogta.
Cilmi montekarlo
London
United kingdom