Xirsi Xaaji Cali – Somaliland Alshabaab oo La Raadinayo: WANTED for Terrorism Charges

GodaneXirsi

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in wasiirka Fashilmay Xirsi Xaaji iyo listo dheer loosoo gudbiyey Axmed Siranyo iyagoo lagu amray in si degdeg ah ay wax uga qabtaan xaalada amaan daro ee maamul goboleedka Somaliland lasoo daristay.

Hadaba iyadoo xaalada caafimaad ee Axmed Siranyo ay kasii darayso oo uu doonaayey inuu mudo gaaban ku hakado London si uu baadhitaan caafimaad u helo ayaa u suurtoobi wayday.

Xirsi iyo Maxamud Cabdilahi hadalo laga duubay oo ay ku taageerayaan Muktar Godane iyo xaragada Alshabaab iyagoo ay wararku intaa ku dareen inay lacago isku waydaarsadeen shirkada Dahabshiil oo maal galisa maamulka Axmed Siranyo iyo hawlgalo ay xaragada Alshabaab ka wado koonfurta Somaliya.

Cabdi Maydhane