Maanso La Macaga Baxadey Nin Dantisa Dudmaraa Kama Gudbo Dulmi iyo Ciile ( Abwaan Abdisalan Siciid Muxumed)

abwaan siciidWalee nin dantiisa duudmaraa 
Kama gudbo dulmi iyo ciile 
Inta lap tartamayeen talo wadaageen 
Taadii maxaa sidi tusbax furmey midba Meel dhigey 
walee tani wa iga dardaarane reer awdaloow hadafkiina adkeeye. 
****************** **************************** 
Rag xaqiiqda ka fogbaa xaqiinii xaqiraye 
mrt hadii aad dulqaad deur bideen 
Sadkii samaroon lahaan jirey masidan baa sax mooden 
Darajo Aan tarmeyn MAXA qoorta idiinsudhey 
mrt hadaad taa Dan moodeen duulkalaa dantiina damca 
walee wa iga dardaarane reer awdaloow hadafkina adkeeya. 
***************************** ******************** 
Duulkan Damac la roorka ah 
Hadeydaan udigin idinkama DAGIN dabuubtaye 
Sabaan wixii lasoo Marey ilaa qarnigii 
Sagaalaad ilaa subaxan saaka ah 
Saylac waxay Ahaan jirtey degaan samaroone 
Dagalkeenii hooyo ayaa vader shisheeye Damac ka Galeye 
Miyeydaan damiir iyo damqashoba lahayn 
walee tani waa iga daardaarane rer awdaloow hadafkiina adkeeya. 
****************************** *********************** 
Ninkan soo sakhraamoow hoygii 
Samaantee Hore u socod aqooniyo 
Samaroon lahaan jirey 
Horto Maad sakhrantoo saxdaad ka dheer tahay 
walee tani wa iga dardaarane reer awdalow hadaafkiina adkeya. 
************************************************ ******** 
Sida wakhti xasuus mudan 
Awoow ka awoow ugaas ka ugaas 
Ilaa boqortooyadii Adal 
Waa teynu taaba qaadnee isku talo go nayn 
Taariikhdaan tusmaynaa taala dunidee 
Tabtii oo boerenkool aanu taabo qaadnee 
Tolloow talada taakuleeya 
walee tani wa iga dardaarane rer awadalow hadafkina adkeeya. 
************************************************ ********** 
Hadeynaan Daba joogin danaheeenii 
Daalin Buu Damac ka galaaye 
Waa gardaro Aan gaabsi lahayn 
Gadabuursoow garteenii gorgortan baai gasheye 
Hadeynaan baylihin horaantii hunguriba kamuu galeene 
Iska daada badanee baladkii bari iyo galbeed Lagu baylahay 
Waa Mida baryahan ina baahisaye 
Hadaan laga hadlin waa Midd geweest hagaagayne 
Waxba Hadeed u habsaami maayo nabadee tukalaa ka danbayne 
walee tani wa iga daardaarane reer awdaloow hadafkiina adkeeya. 
************************* ************************************* 
Anaa kaaga sokeeya gacaloowe maxaad sidii wax saluugsan 
Hadba samada is la SII gayn 
Anaa Kuu saldhigi waxaad sahanka dheer u gasheye 
Ogow Dhul aanad laahayn inaad dhayal ku qaadaa 
Waa midden Aan dhacayne 
walee waan sugayn inaan samir xanbaartoo 
Usaldhigo samaantee 
Tabtaasey inoo ahaaan ………………