VIDEO- Fanaanka Caankka Ah Ee Fu’aad Cumar Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhawayeey Magaalada Borama
Notice: Undefined variable: counter in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/inc/theme-gallery.php on line 43
Borama-LUGHAYA Fanaanka intan danbe loogu jecel yahay heesihiisa ee Fu’aad Cumar ayaa maanta soo gaaaray magalaada Borama halkaas oo si weyn loogu soo dhaweyey:
Hadaba Hooos Ka Daawo Fanaanka Oo Hadlay Warbaahinta: