VIDEO – “Waxa Gurigayga Iyo Kan Aabahay Loo Shiiday Waa Maamulka Aan Hayo Ee Ma’aha Mid Qabiil Ku Salaysan” Gudoomiye Ku Xigeen Gobolka Awdal

Borama (Lughaya.com) Habeenkii xalay abaaro 8 fiid nimo ayaa dhalinyaro gadoosan waxa ay dhagaxaan la boobeen guri uu leeyahay gudoomiye xigeenka gobolka awdal Cabdi Nuur Sugaal kadib markii ciidamada Bilayska Boorama ay gabi ahaaanba Albaabada Ulaabeen Xarunta TVga RAYO ee Magaaalada Boorama wakhti la sugayey Ciyaar Xiiso Badnayd oo ah ciyaar u dhaxaysay Ac-milan Vs Barcelona taas oo mid ahayd  ciyaaraha horyaalka Yurub.
Hadaba Hoos Ka Daawo Sida Gudoomiye Ku Xigeenku Ugu Hadlay Dhacdadan: