VIDEO – Haweenka Gobolka Awdal Oo Shirjara’id Oo Ay Qabteen Ka Hadlay Mudaharaadkii Borama Si Kulul U Canaantay Maamulka Somaliland
Notice: Undefined variable: counter in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/inc/theme-gallery.php on line 43
Borama – LUGHAYA Qaar ka mid ah haweenka ku dhaqan magaalada Borama oo daroonkooda ka jawaabaya mudaharaadkii xalay iyaga oo eedaymo soo jeediyey maamulka gobolka Awdal.
Hadaba Hoos Ka Daawo Sida Ay Ugu Hadleen Arimaha Gobolka Ka Taagan: