VIDEO- Tvga CBC Ee Dalka Kanada Oo Soo Bandhigay In Qashinka Sunta Ah Lagu Daadiyo Xeebaha Soomaaliya
Ottowa - LUGHAYA Tvga CBC ee dalka canada ayaa soo bandhigay xaqiiqda jirta ee ah in qashinka sunta ah lagu soo daadiyo xeebaha dalka soomaliya warbixintan uu Tvga CBC soo bandhigay ayaa daaha ka rogaysa inay jirto sunta kimikada ah ee ay wadamada caalamku ku soo shubaan xeebaha dalka soomaliya taas oo dad iyo noolaha kaleba dhibaato u keenta.
Hadaba Hoos Ka Daawo Warbixinta Uu Soo Bandhigay Tvga CBC: