VIDEO – Shirjara’id Oo Ay Qabteen Beesha Aqlabiyada Saylac Ayey Ku Yabooheen In Ciidamo Beeleedyo Daafaca Dhulkooda La Samaysto Dowladna Aan Waxba Laga Sugin


Notice: Undefined variable: counter in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/inc/theme-gallery.php on line 43

gadabursiForcesSaylac- LUGHAYA  Beesha aqlabiyada saylac leh ayaa shirjara’id oo ay qabteen ku sheegay in ciidamo beeleedyo beeesha saylac ka tirsan ay abaabuli doonaan dowladana Somaliland Ku sheegeen mid aan nabad -galyada aan waxba ka qaneen hadeedna ay gaadhay in beesha aqlabiyada saylac leh ay is dufaaci doonto.

Hadaba Hoos Ka Daawo Sida Ay Odayada Dhaqan iyo Siyaasintuba  Ugu Hadleen Arintaas:

 

Lughaya.News.

Saylac.