Tarkanka Orodka 10km Oo Maanta Magaalada Borama Ka Dhacay Kaas Oo Ay Qayb Galeen Orod Yahano Da’yar

caf 6

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
Borama  LUGHAYA  Tartanka 10ka km ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Borama maata . waxana ka qayb qaatay ugu yaraan 80 ciyaartoy oo iyagu u tartamaya iskood iyada oo laga soo builaabay xarunta khayriyada ee magaalada Booram a ilaa deegaanka goroyacawl oo magaalada ujirta qiyaastii 10 km.

caf 7.jpgO

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Tartankan ayaa waxa uu kaga duewanaa taranadii hore ee orodka gobolka Awdal waxa ay ciyaaartodo ku ordayeen laami taasi oo inbadan u sahashay orodyahanadu in ay si habsami ah u ordaan maanta

Isuduwaha dhalinta iyo ciyaaraha ee gobolka Awdal ayaa ku dhawaaqay in ciyaaryahanka Adan Abshir uu kaalinta koowaad ku guulaystay waxa kale oo tartankaasi ku guulaystay kaalinta labaad ciyaaryahanka orodka ee Cabdicasiis Cabdilaahi Geel.

Munaasibadaasi ayaa waxa goob joog ahaaa dadwayne aad u farabadan oo ku urursanaa jidka hareerihiisa si ay u dawadaan tartankan orodka intuu socday.

 

Lughaya.News.

Borama/Office.