VIDEO- Aden Rooble Oo Ka Mida Xisbiga USN Doorashadii Barlamaanka Ee Jibuuti Ku Eedayey Xukumada Inay Boobtay
Notice: Undefined variable: counter in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/inc/theme-gallery.php on line 43
Djibouti(LUGHAYA.COM)–Aden Rooble Cawaale oo ka mida ah xubnaha ugu sarsareeya ee xisbiga USN oo doorashooyinkii barlamaanka ee ka dhacay dalka djibouti ku eedeyey dowlada uu Ismail cumar Gelle uu hormoodka ka yahay inuu boobay doorashooyinka barlamaanka inuu ku shubtay.
Hadaba Hoos Ka Daawo Hadal Mr Aden Oo Si Ba’an U Weeraray Geellaha Djibouti:
Lughaya.com
Djibouti/Office.
Djibriil Maxamed.