Daawo Soo Dhawayntii Prof Axmed Ismail Samater Ee Kalabaydh Iyo Dila Oon Loo Kala Hadhin + VIDEO

133.jpgdila

 

 

 

 

 

 

Borama (LUGHAYA.COM) Saaka ayaa Pro, Axmed Ismaaaciil Samater Waxa uu ka soo kicitimay magaalada Gabilay oo shaylay siwayn loogu soo dhaweeyey  waxaanu u soo ambabaxay dhinaca gobolka Awdal isaga oo soo maray jidka Kalabaydh iyo Dila  halkaasi oo siwayn loogu soo dhaweeyey waxana odayaash iyo maamulka degmada Dila ay  munaasibad kooban   ugu qabteen geedka wayn ee ay magaalada Dila Caanka ku tahay halkaasi oo ay odayaasha Degmada Dila ay Hadyad uga Dhigeen Neefgeel ah oo ay ku maamuuseen Pro, Samater kadibna waxa uu Pro, Samater dadwaynaha uga mahad naqayaynta Soo dhaw.

Hadaba Hoos Ka Daawo Sida Loo Soo Dhaweeyey Prof: Axmed:

 

Lughaya.com

Borama/Office.