Baaq ay dirayaan dhammaan dadka ku dhaqan degmooynika kala ah: Borama. Saylac, Gabiley, Baki, Garbodadar, Dila, Boon, Lughaya iyo magaalocad laguna taageerayo waxgaradka samaroon ee Minisoota shirka ku qabsaday

Baaqyo farabadan oo naga soo gaadhaya ummadda samaroon ee ku dhanqan dalkii hooyo kana kala yimid salal iyo Awdal iyo degmooyinka hoos yimaad oo kala ah: Borama, Saylac, boon, Baki, garbodadar, lughay, magaalocad iyo dila ayaa dhammaan ka siman baaq taageero ah oo ay u dhirayaan waxgaradka samaroon ee shirka ku qabsaday dalka maraykanka – minisoota. waxana dhammaan ummadda ay u rajaynayaan bashbash iyo barwaaqo iyo talada waxgardka oo Ilaahay ka dhigo tii lagu manaafacaado waxtar la taaban karana ummadda u yeelata.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>