Tacsi: Aadan Ismail Shire iyo Cabdiraxman Dixood – Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilaahu Raajicuun


Notice: Undefined variable: counter in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/inc/theme-gallery.php on line 43

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Aniga oo ah Cabdiqani Suldaan Yuusuf Suldaan Caateeye Suldaan Faahiye, kuna hadlaya magacayga , magaca qooyskayga, magaca reer Suldaan  Caateeye Suldaan Faahiye iyo magaca bahda HiilDan, waxan tacsi tiiraanyo badan gaadhsiinayaa ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii ay ka kala baxeen labAda marxuum ee kala ah:
 
(1). Marxuum Aadan Ismaaciil Shire(AUN)  oo dhawaan ku geeriyooday magaalada jabuuti.  Waxan marxuumkan ilaahay ugu baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, Ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii uu ka tagayna uu ka siiyo Samari iyo Iimaan. Waxan si gaaar ah ugu tacsiyaynayaa madaxweyne ku xigeenka Jamhuurayada Somaliland Mudane C/Raxmaan Saylici, oo marxuunku u haa adeer.
 
(2). Marxuum C/Raxmaan Dixood Malow, oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Boorama.  Ilaahay marxuumka naxariistii janoo haka waraabiyo ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii uu ka tageyna haka siiyo Samir iyo Iimaan.  Gaar ahaan marxuunkan oo ka soo jeeday degmada BOON, waxan tacsidan gaadhsiinaya dhammaan reer Boon.
 
Inaa Lilaaahi Wa Inaaa Ileyhi Raajicuun
 
Cabdiqani Yuusuf Caateeye (HiilDanYare)
 
hiildanyare@yahoo.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>