Ogeysiis-2: Shirka Jaaliyada Awdal iyo Selel ee UK
Notice: Undefined variable: counter in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/inc/theme-gallery.php on line 43
Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22
Iyadoo laga duulayo shirkii bulshada reer Awdal / Salal Uk ee lagu qabtay xaafada Stonebridge ee West London 24/05/2008. Ayaa waxa markale la go’aansaday in la qabto shirweyne kale oo ballaadhan. Sidaa daraadeed waxa Jaaliyadda Awdal/Salal UK lagu wargelinayaa inay ka soo qayb galaan shirkii labaad oo lagu qabanayo xaafada Southall West London bishan July 19 keeda 2 o’clock afternoon.waxaa shirka lagu qabanayaa cinwaanka hoos ku qoran:
Windmill Park Community Centre
1 Tulip Close
Chevy Road
Southall , Middlesex
Ub2 4uz
Sidaa iyo ka soo qaybgal wacan , waxii faahfaahin ah kala soo xidhiidh gudida qabanqaabada shirka
Tell: 07944292602
07904045422
07908537553
Source: Maxamad Cumar Bile