Home » Archives by category » Baaq

Waraysigii Mayerka Saylac Hussein Iidle

Waraysigii Mayerka Saylac Hussein Iidle

Somaliland Cause is Dead – Ka Tasho Somaliland Ku Tasho Adal Empire – Gadabursi Empire

Somaliland Cause is Dead – Ka Tasho Somaliland Ku Tasho Adal Empire – Gadabursi Empire

Xuduudaha Awdal Empire yaa nooga muhiimsan jiritaanka Somaliland hadii hal taako oo ka mid ah dhulkayaga la isku dayo in la taabto qadiyada Somaliland waa “Dead” Geedi socodka siyaasada Somaliland ma aha mid u dan ah boqortooyada Cadal.

Open Letter to the President of Somaliland Republic

Open Letter to the President of Somaliland Republic

To President of the Republic of Somaliland: His excellency Mr. Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo Hers Haji Ali and Mohamed Abdullai, the Somaliland foreign minister should be removed from power Now A joint paper of advice put forth by the undersigned intellectual, professional and Concerned citizens

Bahweynta Gadabuursi ee ku Nool Wadamada Reer Galbeedka ayaa Taageero Buuxda Siinaaya Qaranimada Somaliland iyo Xil ka Qaadista Xirsi Tooriile


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

“Madaxwayne Silanyo ha kala doorto beelwaynta reer Sheekh Samaron iyo Xirsi Tooriile! Haduu wax ka qaban waayo Xirsi go’aanku wuu cad yahay” by Xassan Xaaji Bahweynta gadabuursi ee ku dhaqan wadamada reer galbeedka sida UNITED KINGDOM , U S A , CENTRAL EUROPE , NORWAY , SWEDEN, CANADA , DENMARK , AUSTRALIA , NEWSEALAND , [...]

Baaq ku Socda Bulshoweynta Awdal, Selel, iyo Gebiley – Arimaha Sixun u Isticmaalka Saxaafada


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Annaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo u dhashay gobolada Awdal, Selel iyo Gebiley, waxaan aad uga xunahay waxyaalah foolxumada iyo waxyeelada leh ee lagu qorayo qaar ka mid ah shabakadaha ay maamulaan dadka u dhashay beelahaas. Qoraaladaas oo ah kuwa aad u dhaawacaya sharafta iyo magaca dadkeena, dadkeenana kala dilaysa kalana [...]

Baaq Canbaarayn ah oo Ku Socda Gacankudhiiglayaasha Somaliland Ceebeeyey iyo in Xukuumadu Ilaa Imika Talaabooyin Wax ku ool ah Qaaday Ayse soo Afjarto Argagixisada Caasimada Dugsanaynsa


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Falkii aadka u foolxumaa ee dhawaanka dhacay tuulada seemaal, falkaa argagagixisada ah oo lagu gowracay dad rayidaoon waxba galabsan.

Baaq Taageero iyo Hanbalyo ah oo ku Wajahan Madaxwayne Kuxigeenka JSL Mudane Cabdiraxman Saylici


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Waxaan halkan  baaq taageero & Hambalyo , Hiil & hooba ugu soo gudbinaynaa Anaga oo ah Cuqaasha & Waxgaradka Beesha Xasan-Cade /Bahabarceli - MaxadCase ee Degaanka Degmada Lughaya Madaxweyne Ku – Xigeenka JSL Sida Geesinimada , Xilkasnimada , Wadaninimada & Daacadnimadu ku jirto ee  isaga & waftigii uu hogaaminayey ugu hawlgaleen una soo gabagabeeyeen khilaafkii yaraa [...]

Salaadiinta Awdal Iyo Salel Oo Ka Digay In Ugaaska Makaahiil Booqdo Xeebaha Lughaya iyo Saylac


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Salaadiin iyo cuqaal ka tirsan beelaha wada dega gobolada Salal iyo Awdal kulan  ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa waxay  baaq digniin ah u direen  ugaaska beesha makaahiil samaroon  oo la sheegay in uu  dhawaan  ku soo fool leeyahay deegaano ka tirsna xeebaha galbeedka Somaliland isla markaana lagu tallo jiro in uu dhagax dhigo deked [...]

Suldaanka Beesha BahaberCabdalle Makaahiil oo Iska Fogeeyay Waxa Loogu Yeedhay Ugaas Guud iyo Makaahiil Weyne


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Ku: Suldaanada iyo Madaxdhaqameedka Bulshada Awdal/Selel


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku qoran yihiin, iyo qaar badan oo aanaan magacdooda xusin sababo shaqadooda la xidhiidha awgeed, kana tirsan qurbajooga bulshada Awdal/Salal waxan baaqan hoos ku qoran u diraynaa Suldaanada iyo Madaxdhaqameedka Awdal/Selel:

Hambalyo iyo Taageero ka Timid Jaaliyadaha Awdal/Salal/Gabiley ee Holland iyo Belgium


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Waxaan halkan  hambalyo iyo taageero uga muujinaynaa suldaanada kala ah suldaanka guud ee beelaha Maxamed case, suldaan Maxamed Jaamac Samater iyo suldaanka guud ee beelaha Habar Cafaan , suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal ee qaatay goaanka  gobonimadda iyo geesinamada leh ee ay ku badbaadinayaan dalkooda  iyo dadkoodaba , umaddana u soo jeediyay talooyinka wax ku ool [...]

Waxaannu taageersannahay go`aankii Sul. Samatar, arrimaha dhaqankana odayaasha ha looga danbeeyo” dhallinyarada beelaha Maxamad case


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Borama  -Dhallinyarada beelaha Maxamad Case ayaa soo saaray bayaan ay ku taageersanyihiin mowqifkii Suldaan IBraahim Jaamac Samatar iyo go`aannadii golaha dhaqanka beelaha Maxamad Case ee ku aaddanaa wadahadallada loogu jiro in la helo hoggaan-dhaqmeed guud oo Gadabuursi ka dhaxeeya, guud ahaan dhallinyarada beelaha Samaroon-na waxa ay ugu baaqeen inay howlahooda qabsadaan arrimaha dhaqankana uga danbeeyaan [...]

Beelaha Maxamed Case oo Markale Caddeeyey Mowqifkooda ku Aaddan in la Helo Hoggaan Dhaqameed Gadabuursiga Mideeya


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

BORAMA (Lughaya.com) Beelaha Maxamed Case ayaa markale caddeeyay aragtidooda ku aaddan in la helo ugaas guud oo ay beelaha Samaroon (Gadabuursi) isku raacsanyihiin, waxayna sheegeen inayna mowqifkoodii hore waxba iskabaddelin islamarkaana ay diyaar u yihiin in la helo hoggaan guud oo Samaroon ka dhexeeya haddii arrintaasi loo marayo wada tashi iyo jid dhaqanka waafaqsan.

Qurbo-jooga Beelaha Bahabar Muse oo Taageero u Muujiyey Suldaanka Guud ee Beesha Suldan Abshir Muxumed Ducaale


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

DHAMAAN QURBAJOOGGA BEESHA BAHABRMUUSE EE DEGGAN DALKA CANADA  AYAA SHIR AY ISUGU YIMAADEEN MAGALAADA OTTAWA KAGA DOODAY ARRIMO BADAN OO HORYAALA  BEESHA AY KA SOO JEEDAAN  WAXANA AY DIIRRADA SI GAAR AH

Jaalyiadaha Reer ADAL ee Yurub oo Taageeray Go’aanka Shirka Xeego ee ku Wajahan Hogaanka Dhaqan ee Gadabursi


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Jaaliyada YURUB ee reer ADAL ayaa ku baaqay in si buuxda loo taageero go’aanka XEEGO ee ku wajahan in laga wada tashado in beelaha Gadabursi ay yeeshaan Amiin, Suldaan, ama Boqor ee ayna jirin wax hogaan muctarif ah oo beelaha Gadabursi ay maanta isku raacsan yihiin. Sidaasi darteed jaaliyada reer ADAL ee Yurub ku dhaqani [...]

Jaaliyadaha Reer Adal ee Waqooyiga Maraykan ayaa Taageeray Qodobka Shirkii Xeego ee Dib u Eegista Boqor, Suldan ama Amiir Cusub oo Samaron Hogaamiya


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Waraaq dheer oo jaaliyadaha reer Adal ee SAG (Selel, Awdal, Galbeedka Gebilay) soo gaadhsiiyeen shabakada SayliciPress ayaa qeexaysa in jaaliyadu taageersan tahay qodobkii kasoo baxay shirkii beelaha Habar Cafaan, Samaron ee ku waajahnaa dib u eegista wixii laga yeeli lahaa in Boqor, Amiir, ama Suldan la doorto hogaamiya beel waynta sadexda wadan degan ee Samaron/Gadabursi.

Cadaalad Darada oo Somaliland Kusii Fidaysa iyo Xukuumada oo Noqotay Mid Dhego La’ oo Wasaarada Waxbarashada ka Dhigtay La Dagaalanka Beelaha Galbeed


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

BORAME  – Fadeexada wasaarad waxbarashadu u gaysatay abaayaasha aqoonta Somaaliyeed ee reer Awdal – kuna eedayey inay jawaabihii heleen markii wasaraadu shaqadeeda qabsan kari wayday, xadhiga aan micnaha ku fadhiyin ee qaarka ay Madaxwaynaha isku dhow yihiin lasii daayey sida kuwa argagixisada u xidhan, dhulbalaadhsiga ay hogaaminayso Samsam Cabdi iyo xukuumada oo aan waxba ka [...]

Warqad ku socota Madaxweyna?ha Somaliland? – Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo?)


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Taariikh: April 25 , 2011   Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ku: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ku: Wasiirka Cadaaladda Somaliland Ku: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Ku: Maxkamadda Racfaanka Hargeysa

Baaq Canbaarayn ah oo Jaaliyada Galbeedka Somaliland ee Norway kaga soo Horjeedo Kuwa Isku Sheegay “Awdal State”


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Qurbe Jooga kasoo jeeda Awdal, Selel iyo Galbeedka Gabiley Ee Dagan Norway Oo Bayaan kasoo saarey Awdal State


Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Shir ay isugu yimaadeen Dhamaan Dadka kasoo jeeda Gobolada Awdal Salal iyo gabiley oo ka dhacay wadanka Norway, Gaar ahaan caasimada Oslo. ayaa lagaga hadley dad dhawaantan qurbaha kaa sheegtay in ay ku dhawaaqeen Maamul la yidhaa Awdal State.


Notice: Undefined variable: additional_loop in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10

Notice: Trying to get property of non-object in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 41234