Home » Archives by category » Editorial » Badheedhaha

Ooh Saylac Tell Mr Silanyo Two Plus Two is no Longer 5 But Four Plus One is Really 5

Ooh Saylac Tell Mr Silanyo Two Plus Two is no Longer 5 But Four Plus One is Really 5

Mr President who is your enemy? Who is your advisor about demographics and statistics? Where is Somaliland? What is territorial integrity?

Bahda SayliciPress.Net – We Are Evolving – Wajiga Cusub ee Bahda SayliciPress

Bahda SayliciPress.Net – We Are Evolving – Wajiga Cusub ee Bahda SayliciPress

  Welcome to SayliciPress Media – We are evolving Media – so catch with us

Quljeednet.Com: Beelaha Makaahiil Ma Waxay Doormoodeen Inay Ogolaadaan In Sharaftii Ay Somaliland Ku Dhexlahaayeen Ay Asaan Afarta Qof Ee Ka Qaybgala Xafladaha Somaliland Lagu Xumaynayo?

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Ninkii makaahiil ah ee arimo Gadabuursi udhaxeeya raba inuu ka arimiyoow waxa kuu haboon inaad ficiltanka Gadabuursiga dhexdiisa ah iska dayso… (QULJEEDNET.COM) Baryahan waxa jira arin jaahwareera oo lagu soo dhextuuray beelaha makaahiil aritaas oo xayaysiinteeda iyo taageeradeeda lagu soo daabaco looguna ol-oleeyo shabakadihii Makaahiilka ee sida ba’an utaageeri jiray Somaliland wakhtiyadii uu ka talinayay, [...]

Part I “Ahmed Gurey MegaProject” Mashruuc Balaadhan oo uu ku Jiro Jid Isku Xidha Jabuuti – Loyacado – Saylac – Bulocado – Lughaya – Bulohar – Berbera Ilaa Hargeysa Ma Dhici Karaa?

Part I “Ahmed Gurey MegaProject” Mashruuc Balaadhan oo uu ku Jiro Jid Isku Xidha Jabuuti – Loyacado – Saylac – Bulocado – Lughaya – Bulohar – Berbera Ilaa Hargeysa Ma Dhici Karaa?

LOYACADO - Degamada Loyacado, Saylac iyo Lughaya, ee gobolka Awdal ayaa waxay u eegtahay in la gaadhay wakhtigii ay ka bixi lahayeen go’doonka jidad xumada la gaadhay iyadoo ay u eegtahay in EU, Djibouti, iyo Somaliland ay wada hadal hayaan sidii loo hir galin lahaa jidkan stratijiga ah ee bulsho waynta reer Adal way ka faa’iidaysan [...]

Magacaabista Badhasaabyadu Kuma Jirto Awooda Madaxwaynaha Marka la Eego Xeerka Dhismaha Xukuumadeed!

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

In Somaliland, Appointing a Provincial Premier is not a good political practice and it must not be part of the presidential power. it is wrong under the accepted international government structure! HARGEYSA – Waxa la gaadhay wakhtigii Somaliland ka bixi lahayd xil magacowga gobolada. Maamulka Axmed Maxamed Maxamud Siranyo ayaa ku galay ololihii doorashada inuu keeni doono [...]

Maamulka Bahda SayliciPress Wuxuu Raali Galin u Gudbinayaa Dhamaan Akhristayaasha

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

SAYLAC - To Whom It May Concern: Akhristayaasha sharafta leh waxaan ka raali galinaynaa in ay indhahoodu qabteen qoraal aan ahayn ama ka turjumayn qadiyadaha ay Bahda SayliciPress difaacdo oo ah in lagu qaldamo shaqsi shicib ah oo maamulayaasha bahda badankoodu ayna xitaa garanayn qofka ay tahay iyo meesha ay ku nooshahay. Bahda SayliciPress waxaan si aada [...]

Fibre Optic Caple – Xadhiga Warisgaadhsiiinta Lasoo Marinayo Berbera ilaa Hargeysa – Wuxuu ku Danbayn Wadada Magaalada Dilla soo Dhaafi Wayday 30 Sano (Cunoqabatayn ama Dhegaysi)

Fibre Optic Caple – Xadhiga Warisgaadhsiiinta Lasoo Marinayo Berbera ilaa Hargeysa – Wuxuu ku Danbayn Wadada Magaalada Dilla soo Dhaafi Wayday 30 Sano (Cunoqabatayn ama Dhegaysi)

Xadhiga war isgaadhsiinta ee gacanta laga galiyey ganacsade Maxamed Siciid Geedi wuxuu ku danbayn wadada Dilla soo dhaafi wayday 30-ka sanadood. Ansixinta Siranyo oo Dahir Rayale soo bilaabay iskuna dayey in uu jasiiradaha Sacadin iyo Ceebaad gacanta ka galiyo ganacsadahan ayaa waxay cadaysay sida ganacsadahani u doonayo in uu dhul umada u dhexeeya kaligii gacanta [...]

“Recent Reshuffle Is an Insult to Our Intelligence” Isku Shaandhaynta Axmed Silanyo ee Xukuumadiisu Waxay Bahdilaad ku Tahay Caqliga Waxgaradka Awdal

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Xukuumadu ma waxay raadinaysaa ictiraaf iyo horumar iyadoo ka faa’iidaysanaysa caqliga khabiirada reer Somaliland mise iskushaandhayntu kaliya waxay ahayd si ninka ay isku jufada yihiin Siranyo ee Xirsi Cali uu u helo wasiir magaciisa iyo kaalintiisa la fahmi karo halka uu ku ahaa dulsaarka xukuumadii hore? HARGEYSA – Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamud oo isku shaandhayn [...]

Hablaha Awdal ee Sharafta iyo Amaanta Mudani ayeyna ku Dhex-milmin – Qadiyada Qaliban ee Qurbo-jooga

Hablaha Awdal ee Sharafta iyo Amaanta Mudani ayeyna ku Dhex-milmin – Qadiyada Qaliban ee Qurbo-jooga

Dhirbaaxada ka imanaysa dalka gudihiisa iyo dibadiisa ayaa sii kordhaysa – kala daadsanaanta iyo abaabul yaradi ka muuqata qolyaha hadhaaga Dahir Rayalena way soo if baxaysaa maalinba maalinta ka danbaysa. Wasiirka Cadaalada Somaliland Dr. Ismail Aar ayaa digniin culus ugu yaboohay qurbojooga ku sifoobay xumo wadayaasha aan qadiyad lahayn ee qabiil jacaylku kabaha yar-yar u [...]

Taalabo Siyaasadeed oo aan La’gala Tashan Xukuumada Axmed Siranyo iyo Cabdiraxman Saylici Waa Hujuun Cad oo Muxaafidiinta Galbeed ku Waajahan

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

SAYLAC – Muxaafidiinta galbeedka Gebilay, Awdal iyo Selel waxay halkan ka cadaynayaan in siyaasad kasta oo far yar-yar ku qoran oo qiiro ku dhisani ayna ka shaqaynayn galbeedka Somaliland. Cabashada iyo saami qaybsi la’aanta ka jirta Somaliland ee xukuumad kasta oo dalka soo martay dhex hawaarto waa mid u baahan in la lafo-guro oo talaabo [...]

Saami Qaybsi La’aan, Dhul Balaadhsi, iyo Cadaalad Daro Ictiraaf Somaliland Ma’u Keenayaan?

Saami Qaybsi La’aan, Dhul Balaadhsi, iyo Cadaalad Daro Ictiraaf Somaliland Ma’u Keenayaan?

Xukuumada Somaliland ee Axmed Maxamed Maxamud Silanyo iyo Cabdiraxman Saylici waxay shacabka Somaliland u sugayeen si wayn – waxayna hanatay kalsoonida shacabka reer Somaliland sidaasi darteed xukuumadu ma u hanbaysay sidii loogu lisay? waa dulucda qormada.

The attempted crononation of a fake Sultan out of his tradional territory amounts to a blantant aggression of Jibril Abokar/Sacad Muse

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

This story is the first of its kind that happened in  Somaliland ever. This is a new 21st century tactics to claim other peoples’ land. This is a new trick.  I have recently heard a peaceful resolution of the Eil Bardaale land dispute. Less than a week of the so-called peaceful resolution, I am hearing [...]

Cabashada iyo Ujeedooyinka UDUb-tii Duntay, Beelaha Dhexe oo Ilowsan Khatarta Saami Qaybsi La’aanta iyo Mustaqbalka Shacabka Adal

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Waa in laga digtoonaadaa kuwo aaminsan “Anigaa ogol ee isii wixii idinka soo hadha” SAYLAC – UDUB markii ay duntay shacabkii ku qabay danaha gaarka ahi waxay qaadan waayeen in teegeerada galbeedka ee xukuumada uu afka u ridi karo Cabdiaxman Saylici oo ah dagaal yahan ayna iska eegayn. Xukuumadii duntay ee UDUB waxay filaysay in ay badbaadin doonto [...]

Mohamed Cumar Hyne iyo Dahir Rayale Ma’isku Siyaasad Bay ka Yihiin Xaraashka Saylac?

Mohamed Cumar Hyne iyo Dahir Rayale Ma’isku Siyaasad Bay ka Yihiin Xaraashka Saylac?

SAYLAC – Mohamed Cumar Hyena oo ah weriya Haatuf ahna weriye wax ku qora Lughaya.com iyo Harowo.com ayaad moodaa inuu u xaglinayo siyaasada Rayale ee dhul xaraashka ee passport dhaafsiga ku salaysan. Shabakada Lughaya.com oo aan fariin u dirnay ayaan u sheegnay in Hyne mar danbe Lughaya u adeegsan inuu mushaaro ku raadiyo warbaahinta dalka isagoo [...]

Dagaalka Ceelbardaale, Dhaawaca Siiraanyo, Hadrawi Daami “Scandal” iyo Farxada Rayale?

Dagaalka Ceelbardaale, Dhaawaca Siiraanyo, Hadrawi Daami “Scandal” iyo Farxada Rayale?

CEELBARDAALE, Dagaalada kasoo cusboonaaday degaanka Gebiley ayaa muujinaya sida xukumada Somaliland anay niyad iyo muruq midna ugu hayn inay xaliso dhul beereed dhex maray laba shakhsi oo imika u eeg inuu isku badalo mid u dhexeeya qoomiyadaha wada dega Somaliland; Sida ay in badan maalmihii lasoo dhaafay muujiyeen saxaafada dalku, qurbojooga gobolka Hargeysa ayaa u ololaynaayey [...]

Sanad Ka’hor Aadan Jamac Hoori oo Iska Casilay Xukuumada Rayale ee Hargeysa ku Xidhan

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

EDMONTON – Aadan Jamac Hoori oo ahaa wasiir ku xigeenkii wasaaarada xanaanada xooalaha ayaa iska casiley jagadii uu ka hayey xukuumada nafla’caariga ah ee Dahir Rayale. Adan oo u kicitay dalalka carabta ka dib markuu sidoo kale uga tanaasulay Cabdiraxman Saylici jagadii madaxwayne ku xigeenka ee xisbiga Kulmiye ee uu u ordaayey.

Madaxwayne aan Shacabka Matalin, Xildhibaan Dhuumanaya, iyo Qabyaalad sii Fidaysa!

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Nasiib darada Dahir Rayale ku dhacday waa inuu waayey qof kaliya oo ku taageera “Principle-ka” uu aaminsan yahay… Washington (SayliciPress.net) Xidhiidhka ka dhexeeya shacabka Somaliland iyo xukuumada talada haysa ayaa maalinba maalinta ka danbaysa kasii daraysa; Xildhibaanada dalku shacabka uma hadlaan – oday dhaqameedyada ayna cidi dooran ayaa ka karaamo badan. Waxaad moodaa xildhibaanadu inay [...]

Rayale oo Rajaynaya Inuu Guulaysanayo Tirada uu Samaystay Darteed

Rayale oo Rajaynaya Inuu Guulaysanayo Tirada uu Samaystay Darteed

Kadib markii xukuumada Dahir Rayale ay komishanka doorashooyinka iyo ka diwaangalinta gacanteeda kusoo xushay marka laga reebo dhawr qof oo xisbiyadu keeneen. waxa loo badinayaa inay Somaliland ka dhacayn doorasho xalaal ahi sobobtana waxa leh goboladii naaxiyey natiijada doorashada.

Diirada Lughaya: Komishanka Diwaangalinta, Natiijada Ay Soo Saareen iyo Tirada Runta ah ee Shacabka

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Diwaangalintu way ka duwan tahay tirokoob. Tirokoob waa marka la tiriyo shacabka oo dhan, yar iyo wayn sida ku dhigan xeerka qaramada midoobay oo tobonkii sanaba dalku waa in uu qoraa shacabka ku nool. Hadaba diwaangalinta laga bilaabay Berbera ee lagu xijisiiyey Awdal ayaa markii ay maraysay Hargeysa ayey xisaabtii ka qaldantay sida ay dad [...]

Shanta shay ee Dahir Rayale lagu xusuusan doono iyo astaamaha lagu canbaarayn doono

Shanta shay ee Dahir Rayale lagu xusuusan doono iyo astaamaha lagu canbaarayn doono

Doorashadii ayaa kusoo beegan bisha sadexaad sanadka fooda inagu soo haya ee 2009; Waxaad moodaa in dadku is dhigtay. Kadib markii falal argagixiso loo gaystay caasimada Hargeysa. Hadaba marka doorashada la gaadho ayey dad badani aaminsan yihiin in Dahir Rayale aayar xamaantiisa urursan oo uu Sharjah ama Qaahira u guuri dalalka uu hantida ka iibsaday [...]

Notice: Undefined variable: additional_loop in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10

Notice: Trying to get property of non-object in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 212