Lampard Oo Si Faahfaahsan Uga Hadlay Doorkii Benitez Ee Chelsea: Xiriir Dhow Lama Uusan Laheyn Ciyaartoyda
LUGHAYA SPORTS- Frank Lampard ayaa si faahfaahsan uga hadlay doorkii tababare Rafa Benitez ee kooxda Chelsea.
Laacibka Manchester city Iyo Qaranka Ivery Coust Kolo Toure Oo Si Xor Ah Ugu Biiraya Xagaaga Liverpool
LUGHAYA SPORTS-Inta badan wargeysyada Ingariiska oo ay hogaaminayaan The Sun iyo Daily Mirror ayaa saaka qoraya in Kolo Toure oo 32 jir ah inuu ku biiri doono Liverpool isagoo bedel u noqonaya Jamie Carragher oo ciyaaraha ka fariistay.
Barcelona Oo Indhaha Ku Heysa Inay Barbareyso Rikoorka 100ka Dhibcood Ee Real Madrid.
LUGHAYA SPORT-Barcelona ayaa xalayto si rasmi ah loo gudoonsiiyay koobka horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedkan laakiin waxa ay diirada saarayaan inay gaaraan 100 dhibcood si ay u barbareeyaan rikoorkii ay dhigtay Real Madrid xilli ciyaareedkii hore.
Kulamadii Ugu Danbeeyey Ee Premeir League Oo Galabta La Ciyaarayo Iyo Kooxaha U Dagaalamaya Booskooda Champions League
LUGHAYA SPORT- Iyadoo xilli ciyaareedka horyaalka Ingariiska uu soo xirmayo maanta, waxa kaliya ee miiska saaran ayaa ah booska Champions League, madaama xilli hore la xaqiijiyay cida hanatay horyaalka iyo kooxaha u laabanaya heerka labaad.
Jose Mourinho Oo Garsoorihii Ciyaartii Xalay Ku Yiri “Orad Oo La Dabaal Deg Atletico Madrid”.
LUGHAYA SPORT-Channel-ka Marca Tv ee dalka Spain ayaa sheegaya in tababaraha Real Madrid Jose Mourinho uu ku sugay garsoorihii hayay ciyaartii xalay Clos Gómez qolka dhar badalashada iyadoo ka dib uu la furay hadal , waxa uuna u jeediyay eedeymo ah in uu qeyb ka ahaa wax yaabaha keenay guul darada Real.
Sawirro Chelsea Oo Rikoodh Cusub Ka Dhigtay Yurub Una Dabaal Degtay Xalay Koobkeedii Labaad Ee Yurub Ah Labo Sanno Gudaheed.
LUGHAYA SPORT- Kooxda Chelsea ayaa xalayto taariikh ku dhigtay Amsterdam iyagoo noqday kooxdii ugu horeysay ee xilli ciyaareed ay soo qaaday Champions League xilli ciyaareedkii xigay qaada koobka labaad ee Europa League ka dib markii ay 2-1 kaga takhaluseen kooxda Benfica finallkii ka dhacay Amsterdam Arena. Gool soo daahay uu dhaliyay Branislav Ivanovic ayaana guusha u [...]
Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Finalka Europa League Ee Benfica v Chelsea.
Waxaa la soo gaaray xilligii kama danbeysta ee koobka labaad ee ugu weyn kooxaha qaarada Yurub ee Europa League, waxaana Amsterdam ArenA ku kulmaya caawa kooxaha Benfica iyo Chelsea kuwaasoo soo istaagay finalka koobkaan.
Sawirro Kooxda Chelsea Oo U Safartay Maanta Magaalada Amsterdam Iyagoo Habeen Danbe Finalka Europa League La Ciyaaraya Benfica.
LUGHAYA SPORTS- Chelsea ayaa maanta u safartay Amsterdam iyagoo baadigoob ugu jira koobkoodii labaad ee Yurub labo xilli ciyaareed gudaheed. Blues ayaa Benfica ku wajihi doonta habeen danbe Amsterdam ArenA finalka Europa League, Rafa Bnitez ayaana kooxdiisa hogaamiyay saaka, iyadoo ka tagay xarunta tababarka Cobham islamarkaana bas u qaatay garoonka diyaaradaha. Benfica ayaana kulankaan soo aadeysa [...]
Gary Neville Oo Uga Digay Wayne Rooney Inay Qalad Weyn Ku Noqon Doonto Inuu Ka Tago Man United
LUGHAYA SPORT Daafacii hore ee Manchester United Gary Neville ayaa uga digay Wayne Rooney inay qalad weyn ku ahaan doonto inuu ka tago kooxda Red Devils.
Inter Milan Oo Wayday Booskeedii Champions League Ee Sanadka Danbe Iyo Palermo Oo U Laabatay Serie B Halka Genao Ay Badbaaday.
LUGHAYA SPORT- Inter ayaa soo gabagabeysay seddex kulan oo isku xigta oo laga badiyay Serie A maanta ka dib markii ay barbaro 0-0 ku qabteen Genao oo marti loogu ahaa Marassi.
Super Frank Lampard Oo Chelsea Ka Caawiyey Inay Garoonkeeda Ku Dubato Aston Villa Xaqiijisayna Booskeeda Champions League Ee Sanadka Danbe
LUGAHAYA SPORT Labo gool uu dhaliyay Frank Lampard ayaa ka saaciday Chelsea inay 2-1 kaga badiso Aston Villa oo marti ay u ahaayeen islamarkaana ay ku xaqiijisteen booskooda Champions League madaama farqiga goolasha ay si aad ah uga badan yihiin Tottenham, waxana Lampard uu jabiyay rikoorkii Bobby Tambling isagoo noqday ciyaaryahanka abid ugu goolasha badan Chelsea.
Chelsea Iyo Spurs Oo Isku Garab Dhacay Xilli Ay Xamaasadiisu Kor U Sii Kacayso Loolanka Loogu Jiro Boosaska Champions League
LUGHAYA SPORT: Kooxaha Chelsea iyo Tottenham ayaa isku garab dhacay ciyaar xiiso badneyd oo ku dhexmartay Stmaford Bridge markii ay ku kala baxeen barbaro 2-2 ah, taasoo ka sii dhigtay tartanka loogu jiro boosaska Champions League mid ka adag sidii hore iyadoo horyaalka ay ka harsan tahay kaliya labo kulan.
Mesut Ozil Oo Halis Ugu Jira Inuu Seego Finalka Copa del Rey Ee Real Madrid Iyo Atletico Madrid.
LUGHAYA SPORT: Kooxda Real Madrid ayaa ka walwalsan in xiddigooda kubadsameeyaha ah inuu seego kulanka finalka Copa del Rey ka dib markii dhaawac uu soo gaaray 10kii daqiiqo ee ugu danbeysay ee ciyaartii xalay ay 6-2 kaga badiyeen Malaga.
Juventus Oo Xaqiijisatay Hanashada Horyaalkeedii 2aad Ee Isku Xiga Ee Serie A Ka Dib Guul Ay Ka Gareen Palermo.
LUGHAYA SPORT Juventus ayaa xaqiijisatay hanashada horyaalkeedii 29aad (ama 31aad) ee Serie A ka dib markii ay guul 1-0 ah kaga gaareen kooxda Palermo garoonka Juventus Arena.
Kulan Adag Oo Xiise Iyo Xamaasad Leh Ee Premier League Oo Dhex Mari Doona Kooxaha Man United Vs Chelsea
LINE-UPKA MACQUULKA AH: MANCHESTER UNITED De Gea Rafael, Ferdinand, Evans, Evra Jones, Carrick Valencia, Rooney, Kagawa Van Persie CHELSEA Cech Azpilicueta, Ivanovic, Terry, Cole Luiz, Mikel Mata, Oscar, Hazard Ba Chelsea ayaa kulankaan uu qiimo weyn ugu fadhiyaa marka loo fiiriyo kooxda hanatay horyaalka Ingariiska ee Man United, [...]
Bayern Munich Oo U Awood Sheegatay Barcelona Una Gudubtay Ciyaarta Kama Dambaysta Ah Ee Champions league ga
London(LUGHAYA.COM) Bayern Munich ayaa si raaxo leh ku gaartay finalka Champions League ka dib markii ay garaaceen Barcelona labada lug ee semi-finalka iyagoo lugtii labaad ee caawa ka dhacday Camp Nou ku awood sheegtay 3-0, taasoo ka dhigeysa inay wadar ahaan kaga talaabsadeen 7-0. Kooxda FC Hollywood oo lugtii hore ee Allainz Arena ku [...]
Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Lugta 2aad Ee Semi-finalka Champions League Caawa Dhexmari Doona Barcelona v Bayern Munich.
LINE-UPKA MACQUULKA AH:
16 Sanno Ka Dib Dortmund Oo Gaartay Finalka UCL Iyo Realmadrid Oo Laga Horjoogsaday Koobkii 10 Ee Champions Leauge
16 sannadood ka dib Borussia Dortmund ayaa iska xaadirisay finalka Champions League ka dib markii ay ku dardareen wadar ahaan labadii lug ee semi-finalka kooxda Real Madrid 4-3, iyadoo lugtii labaad ee caawa ka dhacday Santiago Bernabeu ay si diriqi ah ku badbaadeen madaama guuldarro 2-0 ah ay ku soo gaartay Santiago Bernabeu.
Falaaqaynta Ciyaaraha Kulanka Caawa Ee Madrid Iyo Dortmund Lugta Labaad Ee Champions Laegue Iyo Santiego Barnabue
London (LUGHAYA.COM) Real Madrid (4-2-3-1): López; Arbeloa, Ramos, Varane, Coentrao; Khedira, Alonso; Di Maria, Ozil, Ronaldo; Higuain.
Xidiga Tottenham Iyo Xulka Weles Gareth Bale Oo Ku Guuleystay Xidiga Sanadka Ee PFA iyo Midka Dhalinyarada
Xidiga kooxda Tottenham iyo xulka Weles Gareth Bale ayey xalay u aheyd habeen qaali ah markii uu isku qaatay laacibka sanadka ee PFA Player of the Year iyo xidiga ugu fiican dhalin yarada Young Player of the Year.
Notice: Undefined variable: additional_loop in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Notice: Trying to get property of non-object in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10