Home » Archives by category » Tacsi

Tacsi Tiiraanyo Le ! Inaa Li Laahi Wa Inaa ILaahu Raajicuun

Tacsi Tiiraanyo Le ! Inaa Li Laahi Wa Inaa ILaahu Raajicuun

Tacsi Tiiraanyo Le ! INAA LILAAHI WAINAAILAYHI RAAJICUUN Dhamaan dadka kala ah Siyaad Cumar Cali , Maxamed Adan Ibrahim Idiris Faarax Muuse Eng. Cabdi Axmed Geedi Abiib Maxamed Jaamac Jaawi Mustafe Faarax Muuse Gudoon Jaamac Aqli Foosiya Maxamuud Alel Ismaaciil Maxamuud Guuleed Maxamed Boobe Eng Cabdale, Cabdi Caraaale Xadi Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u [...]

Tacsi Ku Socota Qoyska Marwada Madaxwayne Xigeenka Somaliland

Tacsi Ku Socota Qoyska Marwada  Madaxwayne Xigeenka Somaliland

  Ala ha u naxariistee waxa maanta ku geeriyootay degmada Baki ee gobolka Awdal Baydan Suldaan Yuusuf oo 104 jir ahahayd  Hadaba dhamaan daka hoos ku qoran  waxa ay tacsi u dirayaan   marwada madaxwayne xigeenka   Somaliland Marwo Raxma Xaaji Muxxumed Suldaan oo marxuumadu ay u ahayd Eedo , iyo dhamaan qoyska reer Xaaji Muxumed Suldaan  [...]

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOODIRAYO EHELADII UU KA GEERIYOODAY MARXUUN XILDHIBAAM AXMED MAXAMUUD MAXAMED AFWYNE

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOODIRAYO EHELADII UU KA GEERIYOODAY  MARXUUN  XILDHIBAAM  AXMED  MAXAMUUD  MAXAMED  AFWYNE

Shaqaalaha ka hawlgala shabakada wararka ee LUGHAYA.COM Iyo Dhamaan dadkakala ah Suldaan Ibraahim Jaamac Samaer Xildhibaan Abuubakar Cabdi Good Mahdi Ibraahim Xaaji Khayre Xuseen Aare Guuleed Xaaji Muumin Jaamac Samaale Col. Yuusuf Iiman Diiriye Xasan Siciid Guuleed Maxamed Yaasiin Ismaaciil Idiris Xaamud Jibriil Xildhibaan Mahdi Cabdilaahi Maxamuud Pro. Khadar Cabdi Khayre Siciid Cismaan Cabdilaahi Mawlid [...]

Aas Qaran Oo Loosameeyey Marxuun Xildhibaan Axmed Maxamuud Maxamed

Aas Qaran Oo Loosameeyey Marxuun Xildhibaan Axmed Maxamuud Maxamed

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Hargaysa(LUGHAYA.COM) Waxa maanta aaas qaran loogu sameeyey magaalada Hargaysa Ala ha u naxariistee Xildhibaan marxuun Axmed Maxamuud Maxamed oo loo yaqaanay Afwayne kam na mid ahaa xildhibaanada golaha Baarlamanka Kadi markii Marxuunku uu mudo ku xanuun sanaa gurigiisa oo ku yaala xaafada New Hargaysa ee caasimada Hargaysa ee Waxana [...]

Tacsi Ku Socota . Agaasimaha HCTV Ee Dalka finaland Adan yuusuf Cisman Oo Hooyadii Ku GEeeriyootay Shalay Hargeysa

Tacsi Ku Socota . Agaasimaha HCTV Ee Dalka finaland Adan yuusuf Cisman Oo Hooyadii Ku GEeeriyootay Shalay Hargeysa

Dhaman jaaliyada dalka finald gaar ahaa caasimada helsinki iyo agagaarkeeda waxay tacsi udiryaan 

Anigoo Ah Maxamed Cabdi Xuseen Bookh Waxaan Tacsi Tiiranyo Leh Gaarsiinayaa Dhamaan Reer Miicaad Allaale Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Hooyo Maryan Kaamil

Anigoo Ah Maxamed Cabdi Xuseen Bookh Waxaan Tacsi Tiiranyo Leh Gaarsiinayaa Dhamaan Reer Miicaad Allaale Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Hooyo Maryan Kaamil

INAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Anigoo ah Maxamed Cabdi Xuseen Bookh kuna hadlaya magaca dhamaan reer Cabdi Xuseen Bookh waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan reer Miicaad Allaale geerida naxdinta ee ku timid Hooyo Maryan Kaamil waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo intii ay ka tagtayna iyo dhamaanteenbana ilaahay [...]

Tacsi Tiiraayo Leh Oo Ay Dirayaan Odayaasha Dhaqanka Ee Beelaha Gadabuursi

Tacsi Tiiraayo Leh Oo Ay Dirayaan Odayaasha Dhaqanka Ee Beelaha Gadabuursi

Inaa lilaahi wa,inaa ileyhi Raajicuun.DHawaan magaalada Qaahira ee dalkaasi Masaarida  waxa ku geeriyooday  Ale ha u Naxariistee Dr Cumar Cismaan Raabe oo ahaa Aqoonyahan Soomaaliyeed isla markaana  qo raa iyo cilmi baadhe laga yaqaano caalamka gaar ahaaana ka Geeska Afrika  kana Soo jeeda Gobolada Awdal Iyo Salal  ,Sidaasi Darteed  Dhamaan Hogaamiyaasha dhaqanka ee Gobolada Awdal [...]

Tacsi: Prof Omar Osman Raabi – Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahu Raajicuun

Tacsi: Prof Omar Osman Raabi – Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahu Raajicuun

Prof. Omar Osman Raabi oo ahaa aqoon yahay dhalasho ahaan reer Djibouti ahna aqoon yahay Soomaalinimadu ku dheer tahay ayaa ku geeriyooday dalka Masar. Ilaahay aqoon yahanka ha u naxariisto Samir iyo iimaana ha inaga wada siiyo – waa aqoon yahay ka baxay umada afka Soomaaliga ku hadasha ama jinsiga soomaaliga ah.  

Tacsi Ku Socota Marxuum Dr Cumar Cismaa Raabi Oo Ku Geeriyooday Dalka Masar

Tacsi Ku Socota Marxuum Dr Cumar Cismaa Raabi Oo  Ku Geeriyooday  Dalka Masar

Inaa Lilaah wa Inaa Illeeyhi rajucuun. Kuli nafsi daqatal moowd. Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo Dr. CUMAR CISMAAN RAABI isaga iyo intii umada nabi maxamad ah ba. Janatal fardowsa Allah ha ka waraabiyo , cadaaba qabrigana Allah ha …ka badbaadiyo intii nabigeeni suubanaa la jaar noqotana Allah ha ka dhigo. Xaaskiisii caruurtiisii iyo dhamaan [...]

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Tacsi U diray Qosykii Xildhibaan Guurtida ka Geeriyooday

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Tacsi U diray Qosykii Xildhibaan Guurtida ka Geeriyooday

Hargeysa (LUGHAYA.COM)–Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ahna Ku simaha Madaxweynaha Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray qoyskii, qaraabadii iyo shacbiga uu ka geeriyooday Xildhibaan Cabdilaahi Sh. Xasan Cismaan oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Tacsi Maamulka AwdalState Oo Tacsi Gaadhsiinaya Qoyskii Reer Sheekh C/raxmaan Warfa

Tacsi  Maamulka AwdalState Oo Tacsi Gaadhsiinaya Qoyskii Reer Sheekh C/raxmaan Warfa

Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi Raajucuun. Geeridu waa xaq qof kastaa uu marayo hase yeeshee kolba ka ugu dambeeyey ee ay haleeesho ayaa inta ka dambaysaa ku naxdaa. Dhamaan Madaxda Muulka Awdal State Ee Cariga Ingiriiska & Shacabkuba Waxay Tacsi Tiiraanyo Le Halkaan Uga Dirayaan Qoyska Reer Sheekh Abdirahman Warfaa Qaasatan  Fowzi Sheekh Abdirahman Warfaa [...]

Tacsi Ku Socota Qoyskii Qaraabadii iyo Asaxaabtii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamuud Ismaaciil Barkhadle

Tacsi Ku Socota Qoyskii Qaraabadii iyo Asaxaabtii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamuud Ismaaciil Barkhadle

              TACSI.  INAA LILAAHI WA INAA ILAHAY RAJUCUUN. PROF , MAHAMUUD ISMACIIL BARKHADLE  WAXAAN HALAKAN TACSI TIRAANYO LEH UGA DIRAYAA QAWSKII ,CARUURTII, QARAABADII , ASXAABTII,IYO UMADII SOOMAALIYEED EE UU KA BAXAY PROF, MAHAMUUD ISMACIIL BARKHADLE OO KU GEERIYOODAY SHALAY DALKKA KENYA,MAGAALADA MAMBASA, WAXANA MARXUUMKA, ILAAHAY UGA BARYAYNAA IN ILAAHAY [...]

Lughaya News – Wararkii Ugu Danbeeyey Halkan Riix

Lughaya News – Wararkii Ugu Danbeeyey Halkan Riix

The Passing of a Towering Legend “Gariye” (Mohamed Hashi Dhama)

The Passing of a Towering Legend “Gariye” (Mohamed Hashi Dhama)

“Wa Kula Nafsin Daa iqatal Al-Mawt” Quote “You don’t know who is important to you until you actually lose them.” Mahatma Gandhi

GAARRIYE HADDUU TEGAY, MA GOBLAMAY AFKEENII By Bashir Goth

GAARRIYE HADDUU TEGAY, MA GOBLAMAY AFKEENII By Bashir Goth

With the death of Mohammed Hashi Damac (Gaarriye), the Somali people have lost a great poet and a literary custodian. Apart from the many masterpieces and deeply intellectual poetry that he left behind, Gaarriye will be remembered in particular by his monumental efforts in founding and teaching the metrical structure of Somali poetry. He is [...]

Perspective On The Controversial TLC Group. By Suleiman Egeh

Perspective On The Controversial TLC Group. By Suleiman Egeh

The formation of community organizations is not something easy. It is a complex, multi-layered effort that compromises multiple layers and steps.

So-called United Nations, World Bank and the IMF are Vestiges of the Colonial Era

So-called United Nations, World Bank and the IMF are Vestiges of the Colonial Era

So-called United Nations, World Bankand the IMF are vestiges of the colonial era that can’t be sustainable in their current format and structure in the 21st century

From Garadag “State” to London Conference: Mr Silanyo’s Checkered Journey to Power

From Garadag “State” to London Conference: Mr Silanyo’s Checkered Journey to Power

As Somaliland takes a slide into the unknown, many questions come to the mind of those of us who advocated and still believe in the legitimacy of the Somaliland cause and have a great faith in the ingenuity and wisdom of the people of Somaliland.

Part VI: Somaliland Educational Series by Suleiman Egeh

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Part VI: Somaliland Educational Series – Topic: The unification of the four major forces of the universe: Gravity, Electromagnetism, Weak Forces, and the Strong Forces through the string theory  

Awdal: Suffering, Signed and Still Smoldering ” Gar Qabo oo Gaaddo ku Dar” (Somali Proverb) “Cordial Invitation – Lethal Agenda” By Jaafar M. Sh. Jama

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

The corpses of Dayib Maal Axmed, his sixteen year old son Cumar Dayib Maal, and Ismaaciil Maxamuud Caateeye were lined up in rows in ragged shrouds in the town of Borama. The bodies were laid out for viewing after the victims were killed in Seemaal village outside of theBaki District in the Awdal region in [...]

Notice: Undefined variable: additional_loop in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10

Notice: Trying to get property of non-object in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 6123Next ›Last »