Home » Archives by category » Test

Tacsi Tiiraanyo Leh

Tacsi Tiiraanyo Leh

INAA LI LAAHI WA INAAILAAHU RAAJICUUN Dhamaan dadka kala ah Saleebaan Cilmi Camir Mustafe Faarax Muuse muuse Maxamed Adan Ibraahim Idiris faarax Muuse Siyaad Cumar Cali Maxamed Axmed Warsame Abiib Maxamed Jaamac Jaawi Sharmaarke Nuur Cali En Cabdi Axmed Geedi IBraahin Siciid SHarmaarke Cabdinaasir Muxumed Maygaag Ibraahin Cabdi Muuse Dhamaan dakaasi oo kala jooga magaalooyinka [...]

Tacsi: Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Marxuun Abdillahi Xuseen Waabqawleh

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Inaa alililaah wa inaa ileyhi raajicuun: Anagoo ah dadka hoos ku qoran waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladdii qaraabaddi uu ka geeriyooday  MARXUUN CABDILAHI XUSEEN JAMAC (ina waabqawleh) oo maanta ku geeriyooday magaalada jabuuti. Ilaahay waxaan uga baryeynaa inuu janaddi ka waraabiyo ,ehelkiina samir iyo iimaan.

Tacsi Tiiraanyo leh: Hooyo Qalin Jibril Buuxane – Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun

Tacsi Tiiraanyo leh: Hooyo Qalin Jibril Buuxane – Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun

Anagoo ah dadka hoos ku qoran waxaan tacsi tiiraanyo leh u gudbinaynaa qoyska iyo qaraabada ay ka baxday hooyo Qalin Jibril Buuxane oo ku geeriyootay magaalada Jabuuti-

Tacsi: Hooyo Axado Miigane oo ku Geeriyootay Magaalada Boon – Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN REER NUUR KADIYE HANDE IYO XAASASKA, CARUURTOODA  OO BISHAN 21/07/2012  AY HOOYO AXADA MIIGANE KU GEERIYOOTEY MAGAALADA BOON WAXAANAN ILLAAHEY UGA BARYEEYNA IN UU JANNADII FARDOWSA KA WARAABIYO DHAMMAANA EHELADII IYO QARAABADII AY KA TAGTEYNA SAMIR IYO IIMMAAN KA SIIYO  AMMIIN  AMMIIN

In Memory of Dr. Abdishakur Jowhar By Bashir Goth

In Memory of Dr. Abdishakur Jowhar By Bashir Goth

IN MEMORY OF DR. ABDISHAKUR JOWHAR – FRANZ FANON OF THE SOMALI PEOPLE – BY BASHIR GOTH “He lit up a room. If you can imagine the sun, his face was like the sun, that smile, the arm around your shoulder. He was just like a gentle giant, a very lovely man. He was like [...]

Tacsi Dr Cabdishakur Sheikh Cali Jawhar

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

TACSI I never get an opportunity to meet with Dr. Abdishaku Sh. Ali Jowhar while he was alive but through friends and his articles, I can imagine his intellectual capacity and ingenuity that is driven his life. He was a man of gifted and multiple talents that combined politics with Medicine .As Somalis/Somali Lander and [...]

TACSI TIIRAANYO LEH: Dr Abdishakur Sheikh Ali Jawhar

TACSI TIIRAANYO LEH: Dr Abdishakur Sheikh Ali Jawhar

Ururweynaha ARDAA isaga oo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar maalintii Axadii ee taariikhdu aheyd 05/13/2012, wuxu  tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii u ka geeriyooday Marxuum Dr.Cabdishakuur Sh Cali Jowhar.

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Qoyskii Marxuum Abdishakur Sheikh Ali Jawhar

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Qoyskii Marxuum Abdishakur Sheikh Ali Jawhar

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii ALLE ha u naxariistee Marxuum- Dr. C/Shakuur Sh. Cali Jawhar oo maanta ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay jidka u dhaxeeya Boorame iyo Dilla.

Tacsi Ku Socota Eheladii Dr Abdishakur Sheikh Ali Jowhar

Tacsi Ku Socota Eheladii Dr Abdishakur Sheikh Ali Jowhar

Tacsi Ku Socota Eheladii Dr. Abdishakur Sh. Cali Jowhar Geeriyeey  gableeyaay Gudcur iyo habaareey

Tacsi: Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Dr. Cabdishakur Jawhar

Tacsi: Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Dr. Cabdishakur Jawhar

TULI , AWDAL  (SAYLICIPRESS.NET) – Maydka Dr. Cabdishakur Sh. Cali Jawhar ayaa soo gaadhay magaalada Borame kadib markii uu shil baabuur ku galay tuulada Tuli ee gobolka Awdal. Dr. Cabdishakur ayaa ahaa dhakhtar daweeya waalida oo mudo badan ku noolaa dalka Canada. Dr. Cabdishakur oo imika ku sugnaa dalka Somaliland ayaa shilkan baabuur ku qudhwaayey [...]

Inaa Lilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun – Umal-khayr Cabdi Cumar Alla ha u Naxariisto

Inaa Lilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun – Umal-khayr Cabdi Cumar Alla ha u Naxariisto

Dhamaan Dadka Hoos Ku Qorani Waxa Ay Tacsi  Tiiraanyo leh Udirayaan  Dhamaan Qoyska  Reer Cabdi Cumar Gande. Geeridii Naxdinta Lahayd  Ee Ku Timid Alla Ha Unaxariistee Umal-khayr Cabdi Cumar oo May9,2012 ku geeriyootay Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal. 1.     Nuh Suleiman  Sh. Mohamed

Tacsi: Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahi Raajicuun – Marxuun Cisman Cilmi Suldan

Tacsi: Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahi Raajicuun – Marxuun Cisman Cilmi Suldan

Annagoo ah dadka hoos ku xusan waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Suldaan Daahir Cismaan Cilmi oo aabihii Cisamaan Cilmi Suldaan ku geeriyooday shalay magaalada Borama. waxanan marxuumka ilaahgay uga baryeynaa inu naxariistiisa ka waraabiyo eheka, qaraabada iyo intii u ka baxayna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.

Inna lillaahi Wa inna Ilayhi Raaji’cuun – Anigoo ku hadlaya Dhammaan Reer Haji Hamud Jibril

Inna lillaahi Wa inna Ilayhi Raaji’cuun – Anigoo ku hadlaya Dhammaan Reer Haji Hamud Jibril

Inna lillaahi wa inna ilayhi raji’oon:Anigoo ku hadlaya dhammaan reer Haji Hamud Jibril, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa M/Kuxigeenka Jamhuriyada Somaliland & dhammaan reer Abdillahi Ismail Wadaad.

Inaa Lilaahi Wa’inaa Iaahu Raajicuun

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

inaa alilaahi wa inaa ileyhi raajicuun –tacsi ku socota madaxweyne ku xigeenka somaaliland cabdiraxmaan saylici iyo qoyskii ay ka baxday walaasheen Jamiila Holaac dalka Holland . tacsida waxaa dirayaa . 1-xuseen ibraahim/cawaale dheere

Tacsi: Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Marxuun Cali Iman Diriye oo Degmada Saylac ku Geeriyooday

Tacsi: Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Marxuun Cali Iman Diriye oo Degmada Saylac ku Geeriyooday

Inaa Lilaahi wa’inaa ilaahu raajicuun – Waxaan tacsi tiiraanyo leh u gudbinaynaa dhamaan eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuun Cali Iimaan Diriye oo ku geeriyooday degmada Saylac ee gobolka Selel – Marxuunka oo lagu aasay magaalada Geerisa ee gobolka Selel. Ilaahay janadii farduusa haka waraabiyo -qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo [...]

Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun; Marxuun Sh. Ibrahim Cateye oo Borame ku Geeriyooday

Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun; Marxuun Sh. Ibrahim Cateye oo Borame ku Geeriyooday

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Axmed Sh. Ibrahaim Caateeye (Qabyo) iyo qoyskooda oo aabahood Sh. Ibrahim Caateeye ku geeriyooday magaalada Borame dhawaan. Marxuunka ilaahay janadii farduusa haka waraabiyo qaraabadiisa iyo eheladiisana samir iyo iimaan haka siiyo dhamaantood aamiin aamiin:

Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdi Maxamuud Ismaaciil (Cabdi-weyne) iyo Reer Maxamuud Ismaaciil oo dhan ehelada iyo qaraabada

Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdi Maxamuud Ismaaciil (Cabdi-weyne) iyo Reer Maxamuud Ismaaciil oo dhan ehelada iyo qaraabada

Shabakada SayliciPress iyo dhammaan hawlwadeenaduba waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdi Maxamauud Ismaaciil(Cabdiweyne) iyo reer Maxamuud Ismaaciil oo dhan ehelada iyo qaraabada, geerida naxdinta leh ee ku timi Marxuum Saalax Ismaaciil Maxamauud (Saaalax Dheere) oo shalay ku geeriyooday magaalada Jigjiga. waxanan Marxuumka Ilaahay uga baryeynaa inu Jannaddii Farduusa ka waraabiyo intii uu ka baxayna samir [...]

Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Marxuumad Cibado Cali Xassan

Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Marxuumad Cibado Cali Xassan

Annagoo ah dadka hoos ku qoran degana magaalada “Seattle” ee cariga Mareykanka, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Marxuumad Cibaado Cali Xasan oo 24kii January, 2012 ku geeeriyootay cusbitaal ku yaalla degmada “Renton”.

Tacsi Katimi Xafiiska LaTaliyaha Madaxwaynaha ee Arimaha Ganacsiga oo ku Socota Marxuun Xaaji Cabdilahi Ibrahim (Xaaji Dool)

Tacsi Katimi Xafiiska LaTaliyaha Madaxwaynaha ee Arimaha Ganacsiga oo ku Socota Marxuun Xaaji Cabdilahi Ibrahim (Xaaji Dool)

Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga, ka reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan dhambaal tacsi ah u dirayaa ehelka, tafiirta, qaraabada, xigto iyo xigaal,  culumada, shacbiweynaha Somaliland Geerida Naxdinta leh ee ku timid Guddoomiyihii Guddida Wanaag farista iyo Xumaan-ka reebida MARXUUM XAAJI CABDILAAHI IBRAAHIN (XAAJI [...]

Tacsi iyo Duco Ku Socota Qoyskii iyo Eheladii Marxuun Maxamed Ibrahim Rijaal (Saajin)

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Anagoo ah Cabdi Waaxid iyo Maymuuna Sheekh Cismaan Qalinle, kuna hadlayna magaca dhamaan reer Sheekh Cismaan Qalinle,waxan tacsi u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum (Allaha u naxariisto) Maxamed Ibraahim Rijaal (Saajin). Samir iyo Iimaan ilaahay ha ku manaysto eheladiisa.

Notice: Undefined variable: additional_loop in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10

Notice: Trying to get property of non-object in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 9123Next ›Last »