Home » Archives by category » Video

Daawo Ururka YES-SPORTS Ee Dalka Holand Oo Deeq Agab SPORTS ah Soogaadhsiiyey Ciyaartoyda Gobolada Awdal Iyo Salal

Daawo Ururka YES-SPORTS Ee Dalka Holand Oo Deeq Agab SPORTS ah Soogaadhsiiyey Ciyaartoyda Gobolada Awdal Iyo Salal

Borama(LUGHAYA.COM) Uuruka qurbajooga ah ee looyaqaano YES _SPORTS ayaaa maanta soo gaadhsiiyey deeq agab ka ciyaaraha ah Masuuliyiinta ciyaartoyda xulalka gobolada Awdal Iyo Salal. Deeqdan ayaa waxa ay ka koobantahay qalabka Sportiga ee kala duwan kuwaasi oo ay ka midyihiin funaanadaha ciyaartoyda , kabaha kuabada cagta iy waxyaabo kale. Munaasibadkoobanoo lagula kala wareegayey deeqdani ayaa [...]

Daawo Wasiir Duur Oo Si Taxadarle Ula Hadlay Saxaafada Gobolka Awdal + VIDEO

Daawo Wasiir Duur Oo Si Taxadarle Ula Hadlay Saxaafada Gobolka Awdal + VIDEO

        Borama(LUGHAYA.COM) Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland oo kusugan xarunta gobolka Awdal  ayaa maanta si dublamaasiya oo taxadar badani ku jiro uga hadlay arimo badan oo la xidhiidha qalalaasahii xaalada cakiran ee degmada Xariirad. Hadaba Bal Hoos Ka Daawo Wasiirka Oo Kelmedaha Qaar aad Moodo In Uu Ku Marganayo:   Lughaya.com Borama/Office.

Daawo Gudiga Turxaan Bixinta Ciyaaraha Gobolka Awdal Oo Markii Ugu Horaysay Warbaahinta Lahadlay+ VIDEO

Daawo Gudiga Turxaan Bixinta Ciyaaraha Gobolka Awdal Oo Markii Ugu Horaysay Warbaahinta Lahadlay+ VIDEO

            Borama(LUGHAYA.COM) Waxa maanta magaalada Boorama markii ugu horaysay ku qabtay shir jaraa id gudida ciyaaraha ee gobolka Awdal oo dhawaan maamulka gobolku sameeyey kuwaasi oo u jeedada loo aas aasay ay tahay sidii ay boodhka uga jafi lahaayeen hanaanka sportiga Awdal mudooyinkan danbe halkii u hoosaysay maraya islamarkaasina siyaasada [...]

Daawo Maamulka Dowlada Hoose Ee Degmada Borama Oo U Mahad Celiyey Dadwaynaha Ka Soo Qayb galay Xuska 18may +VIDEO

Daawo Maamulka Dowlada Hoose Ee Degmada Borama Oo U Mahad Celiyey Dadwaynaha Ka Soo Qayb galay Xuska 18may +VIDEO

                      Borama(LUGHAYA.COM) Waxa maanta munaasibad kooban oo ay ugu mahad celinayaan maamulku dadwaynah sidii ay uga soo qaybgaleen iskusoobixii xuska 18 ka May ay ku qabteen magaalada Borama halkaasi oo ay hadalo duur xulah ugu mahad celiyeen bulshada qaybaheeda kala duwan. Hadaba Hoos Ka Daawo [...]

Daawo Ciyaarta Reer ADAL Ay Dhaqanka U leeyihiin Ee Saylici-ga Oo Xalay Lagu Xusay 18ka may Munaasabad Ka Dhacday Hotelka Rays Ee Magaalada Borama

Daawo Ciyaarta Reer ADAL Ay Dhaqanka U leeyihiin Ee Saylici-ga Oo Xalay Lagu Xusay 18ka may Munaasabad Ka Dhacday Hotelka Rays Ee Magaalada Borama

Borama(LUGHAYA.COM) Ilaa xalay waxaa magalaada Boraama ka sonayey xafladaha aad u weyn isla markaana loogu damaashadayey 18ka may Taas oo lagu qabtay Hotelka Rays ee magaalada Borama iaydoo qayb ka ah munasabada ilaa xalay ka soconayey magaalooyinka waaweyn ee somaliland.   Lughaya .com Wariye Bili Bili Borama/Office.

Daawo Shir Jaraaid Oo Ay Si Wada Jir Ah U Qabteen Badhasaabka Awdal Iyo Salaadiinda Gobolku +VIDEO

Daawo Shir Jaraaid Oo Ay Si Wada Jir Ah U Qabteen Badhasaabka Awdal Iyo Salaadiinda Gobolku +VIDEO

                  Borama(LUGHAYA.COM)Waxa  Gudoomiyaha gobolka Awdal iyo salaadiinta reer Awdal ay maanta siwada jir ah u qabteen shirjaraaid kaasi oo fariin loogu dirayey dalinyada iyo bulshada lagagana codsanayey in ay ka soo qayb galaan maalinta Sabtida Xuska 18 ka May. Hadaba Hoos Ka Daawo Sida Shirka Jara’id U [...]

Daawo Tartan Ciyaareed Ay Qabatay Jaamacada EELO+ VIDEO

Daawo Tartan Ciyaareed Ay Qabatay Jaamacada EELO+ VIDEO

Borama-LUGHAYA.COM- Jaamacada EELO  ee magaalada Borama ayaa aalaaba waxa ay u qabataa kuliyadaha kaladuwan ee jaamacada tartan kubada cagta ah oo lagu dhiiri galinayo hawlaha sportiga ee ardayda hadaba maanta ayaa masuuliyiinta EELO  waxa ay si rasmi ah u soo gabagabeeyeen tartan ciyaareedkaasi  Waakan Gudoomiye Xigeenka Jaamacada EELO  Pro.Khadar Cabdi khayre oo faahfaahinka bixinaya Hoos [...]

Daawo Casumaad Qado Sharaf Ah Oo Loo Sameeyey Ugaaska Beelaha Gadabuursi Ugaaas Cabdirashiid Ugaas Rooble

Daawo Casumaad Qado Sharaf Ah Oo Loo Sameeyey Ugaaska Beelaha Gadabuursi Ugaaas Cabdirashiid Ugaas Rooble

Boorama (LUGHAYA.COM) Hogaanka dhaqanka ee Beelaha  Bahabar Celi  ayaa  maanta casuumad qado sharaf ah u fidiyey Ugaaska guud ee beelaha gadabuursi  Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi  oo isagu maalmihii udanbeeyey ku sugnaa magaalada Boorama.

Daawo Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Oo Wado 5km Ah Dhagaxdhigay +VIDEO

Daawo Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali  Xaaji  Oo Wado 5km Ah Dhagaxdhigay +VIDEO

 Borama(LUGHAYA.COM) Wasiirka madaxtooyada somaliland Xirsi Cali Xaaji Xassan Hay’ada Asarda, Culumo-Awdiinka Gobolka Awdal iyo Masuuliyiin kale oo isugu jirta Heer degmo  iyo mid gobolaka ayaa saaka dhagax dhig iyo xadhig ka jarisa ku sameeyey mashariiq ay dowlada mar hore balan qaaday inay fulin doonto.

Daawo Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Maanta Gubtay Dawooyin Iyo Alaabooyin Dhacay + SAWIRO+VIDEO

Daawo Dawlada Hoose Ee Boorama Oo Maanta Gubtay Dawooyin Iyo Alaabooyin Dhacay + SAWIRO+VIDEO

Borama LUGHAYA.COM- Maanta ayaa masuuliyiinta dawlada hoose ee Boorama oo ay horkacayaan Maayer xigeenka , iyo qaar kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka Borama waxa  ay gubeen badeecooyinkaladuwan  oo aysheegeen in uu wakhtigoodu dhacay kuwaasi oo ay ka soo ururiyeen dad ka gacsanayey. Alaabooyinka Dhaca ayaa intabadan waxa laga keenaa magaalooyinka Hargaysa iyi Tog Wajaale halkaasi [...]

Daawo Qaadhaan Lacageed Oo Dekeda Lughaya Loogu talogalay Oo Soo Gaadhay Masuuliyiinta ARDAA Ee Borama+VIDEO

Daawo Qaadhaan Lacageed Oo Dekeda Lughaya Loogu talogalay Oo Soo Gaadhay Masuuliyiinta ARDAA Ee Borama+VIDEO

Borama-LUGHAYA.COM- Waxa maanta lasoo gaadhsiiyey masuuliyiinta ururwaynaha ARDAA ee magaalada Boorama Qaadhaan lacageed oo dhan afar kun oo Doolar taasi oo loogu talogalay in dhismaha dekada  Lughaya in wax lagaga qabto .Lacagtaasi oo ay soo direen qaarkaid ah  Jahliyada dibada ee u dhalatay Gobolka . Hadaba Hoos ka daawo

Daawo Xamaaliinta Suuqa Dhuxusha Ee Magaalada Boorama Oo Deeq Dhar Ah Maanta Loo Qaybiyey + VIDEO

Daawo Xamaaliinta Suuqa Dhuxusha Ee Magaalada Boorama Oo Deeq Dhar Ah Maanta Loo Qaybiyey  + VIDEO

                Borama (LUGHAYA.COM)Dadka Xamaaliinta ah ee iyagu quutaldaruurigooda ama quudmaalmeedka ka hela kadib marka ay alaabooyinka dadka uqaadaan iyaga oo dhabarkooda raranaya ayaa ah dadka ugu holol xun islamarkaasina inta badan lagu tacadiyo . Hadaba maanta ayaa Ururka Samafalka ee Tawfiiq ee ka hawlgala magaalada Boorama waxaa ay [...]

Daawo Gudida Qaybinta Raashinka Abaaraha Ee Gobolka Awdal Oo Ka Warbixinaya Raashinka +VIDEO

Daawo Gudida Qaybinta Raashinka Abaaraha Ee Gobolka Awdal Oo Ka Warbixinaya Raashinka +VIDEO

            Borama(LUGHAYA.COM) Habeenkii xalay ayaa Gudida qaybinta raashinka abaaraha ee gobolka Awdal ay warbixintii ugu horaysay siiyeen Baddhasaabka Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Ayer hadaba Hoos ka daawo tirada guud ee qayb ahaan uu gobolku u helay iyo sida deegaanada looga kala qaybiyey.   Lughaya.com Borama/Office.

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Maanta Soo Xidhay Tababar Ku Saabsan Maamulka Iyo Xidhiidhka Dadwaynaha

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Maanta  Soo Xidhay Tababar Ku Saabsan Maamulka Iyo Xidhiidhka Dadwaynaha

Borama LUGHAYA.COM- Tababbarkan ayaa waxa ka qayb qaadanayey xildhibaanada golaha deegaanka ee Boorama waxana mudadaasi ay xildhibaanada golaha degaanka iyo ka qaybgalayaasha kale waxa ay ku baranayeen habka maamulka iyo xidhiidhka dadwaynaha . Tababarkan waxa fulinayey machadka tababarka shaqaalaha ee Somaliland kaasi oo inta badan u xilsaaran tababarka hayadaha dawliga Waxa maalgalinaya oo uu qayb [...]

Ugaaska Guud Ee Beelaha Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi Oo Siwayn loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Boorama+SAWIRO

Ugaaska Guud Ee Beelaha Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi  Oo Siwayn loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Boorama+SAWIRO

Boorama-LUGHAYA.COM-Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ayaa siwayn loogu soo dhaweeyey duleedka magaalada Boorama iyada oo kumanaan dadwayne iyo odao dhaqameedka reer Awdal oo ruxaya caleemo qoyan ay kaga hortegeen waftiga ugaaska degmada Awbare halkaasi oo uu ku sugnaa maalmihii lasoo dhaafay Kadib ugaaska oo ay galbinayaan kolanyo baabuur ah oo aad ufarabadan ayaa kasoo [...]

Gudoomiyaha UCID Eng.Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Ku Eedeeyey Shaqo La aanta Baahsan Ee Dalka

Gudoomiyaha UCID Eng.Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Ku Eedeeyey Shaqo La aanta Baahsan Ee Dalka

Borama-LUGHAYA.COM-  Gudoomiyaha UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si kulul u dhaliilay barnaamijyada xukuumada Somaliland ee kuwajahan shaqaalaynta iyo shaqo la aanta  mar uu ka hadlayey munaasibada maalinta shaqaalaha aduunka ee kowda May Mudane Faysal Cali Waraabe oo kusugan magaalada Boorama ayaa waxa uu sheegay in aanay xukuumadu talaabadii loo baahnaa aanay qaadin ee dhimista shaqola [...]

Daawo Dareenka Reer Boorama Ee Shaqo La aanta Haysata Dhalinyarada Xili Ay Maanta Ku Beegnayd Maalinta Shaqaalaha Aduunka +VIDEO

Daawo Dareenka Reer Boorama Ee Shaqo La aanta Haysata Dhalinyarada Xili Ay Maanta Ku Beegnayd Maalinta Shaqaalaha Aduunka +VIDEO

Boorama(LUGHAYA.COM) Maanta taariikhdu waa kowda bisha May taasi oo caalamku u aqooonsaday  maalinta shaqaalaha aduunka waana fasax  dhamaan cidha shaysaa taasi oo ka mid ah xuquuqahooda sidaasi darteed waxa magaalada Borama ka jira shaqo la aan baahsan taasi oo noqotay arin iska caadi ah oo dadka inta shaqaysaa aad ayay u yaryihiin waxana aad moo [...]

Daawo Masuuliyiin Ka Mahad Celinaya Deeq Raashinka Ah Ee Soo Gaadhay Magaalada Borama

Daawo Masuuliyiin Ka Mahad Celinaya Deeq Raashinka Ah Ee Soo Gaadhay Magaalada Borama

      Borama(LUGHAYA.COM)- Maanta markii ay soo gaadheen baabuurta siday raashinka mucaawimada ahaaa ayaa masiuuliyiin kaladuwan ay kahadleen raashinkan kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Xogahayaha Gobolka Awdal , iyo qaar kamid ah gudida abaaraha gobolka kuwaasi oo kusugnaa Dila. Hadaba Hoos Ka Daawo Sida Ay Ugu Mahadnaqeen Raashinkan Soo Gaadhay:   Lughaya.com Borama/Office. [...]

Daawo Abwaan Muuse Cawaale Migil Oo Maanso Dardaaran ah Oo ku socota Silanyo Marinaya+ VIDEO

Daawo Abwaan Muuse Cawaale Migil Oo Maanso Dardaaran ah Oo ku socota Silanyo Marinaya+ VIDEO

Borama LUGHAYA.COM- Daawo maanso cusub oo layaableh taasi oo abwaan Muuse Cawaale Migil uu ku hoga tusaalaynayo Madax wayne Silanyo isaga uu ugu duur xulaya in Somaliland ay tahay mid ka dhaxaysa Beelaha loona baahanyahay in uu kafogaado in uu shuruucda yaala beel darteed u jabiyo Hoos ka Daawo 

Daawo Wasiirada Waxbarashada S/Land Marwo Samsam Cabdi Adan Oo Xadhiga Ka Jartay Xarun Ay Waxbarashadu Saylac Yeelanayso

Daawo Wasiirada Waxbarashada S/Land Marwo Samsam Cabdi Adan Oo Xadhiga Ka Jartay Xarun Ay Waxbarashadu  Saylac Yeelanayso

 Saylac(LUGHAYA.COM)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa shalay Kormeer Shaqo oo ay ku tagtay Magaalada Saylac xadhiga ka jartay xarun cusub oo wasaarada Waxbarshadu ku yeelan doonto magaalada hadaba Hoos ka daawo

Notice: Undefined variable: additional_loop in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10

Notice: Trying to get property of non-object in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 9123Next ›Last »