Saylicipress Radio: Daahir Rayaale oo kahadlay khilaafka Xisbigii Udub iyo Aragtidiisa
Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22
Faysal Cali Waraabe Oo Is Bar-bar Dhig Ku Sameeyay Kartida Hoggaamiyenimo Ee Madaxweyne Siilaanyo Iyo Daahir Rayaale Kaahin
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa is bar bar dhig ku sameeyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin, waxaanu tilmaamay inay kala yihiin kaaf iyo kala dheeri.
Suldaan Reer Awdal Ah Oo Xukuumadda Siillaanyo Uga Digay Inay U Dhaqanto Sidii Kacaan Xukunka Ku Qabsaday Qori Caaradii, Uguna Baaqay Inay U Dhaqanto Maamul Cod Lagu Soo Doortay
Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22
“Wasiirka Arrimaha Gudaha Waanu Fahmiweynay Ujeedada Socdaalkiisa, Xitaa Shirkii Wuu Ka Saaray Masuuliyiintii Dawlada U Joogtay Awdal, Olole Doorasho Ayaana Loo Qaatay Booqashadiisii” Suldaan C/Raxmaan Jaamac Dhawal Suldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal oo ka mid ah Salaadiinta gobolka Awdal, isla markaana ah Suldaanka guud ee beelaha Habar Cafaan ayaa sheegay in socdaalkii Wasiirka Arrimaha Guddaha Dr [...]
Falanqeyn Saadaasha Sanadka 2009 iyo Prof. Ahmed I. Samatar
Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22
Xagga ammaanka iyo nabadgelyada sida isdilkii daba joogay doorashooyinkii Kenya, weerarkii ay Russia ku qabsatay qeybo ka mid ah Georgia, dagaalka Ciraaq iyo midka Afghanistan iyo weerarkii Mumbai. Arrimaha kale ee aad u waaweyn waxaa ugu horreeya dhaqaalaha Galbeedka oo ka quusay, welina hoos u sii socda.
Xaalada dalku ku jiro waa in reer Awdal kaalintooda ka qaataan – Wareysi Cabdirahman Saylici (Haatuf)
Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22
Hargeysa (Haatuf) – Gudoomiye ku-xigeenka afraad ee xisbiga KULMIYE Cabdiraxmaan Cabdilahi Saylici isla markaana ka mida musharaxiinta jagada Madaxweyne ku xigeenka KULMIYE u loolamaya, ayaa Madaxweyne Rayaale ku eedeeyey khilaafka siyaasiga ah ee dalka ka aloosan, isla markaana ay xukuumaddu masuul ka tahay kacdoonkii shacbi ee caasimadda shalay ka dhacay, isagoo dhinaca kalena salaadiinta, cuqaasha [...]