Home » Archives by category » Warbixin

VIDEO- Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud VS Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) Maqaamka Lagu Soo Kala Dhaweeyey Markay Turkiga Tageen +Warbixin

VIDEO- Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud VS Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) Maqaamka Lagu Soo Kala Dhaweeyey Markay Turkiga Tageen +Warbixin

                      Istanbul(Lughaya.com) Waxaa intan baryahan danbe  ku sugan wadanka Turkiga madaxweynaha somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo iyo Wafti uu horkacaayo oo howlo shaqo ku jooga dalka Turkiga isla markaan kulamo la yeeshay qaar ka tirsan madaxda dalka.

Toban Ka Mid Ah Cabbitaanka Iyo Cunada Faa’iida U Leh Dadka, Wakhtiga Qaboobaha

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Waxa hubaal ah in dadka ku nool aduunka intooda badani ay bilahan la kulmayaan qabow aad u daran, hadaba si uu dadku uga haysto fikrad ama wacyi ku filan oo uu kaga hortagi karo dhaxanta, kuna ilaalino karo hab dhismeedka jirkiisa waxa haboonin uun isticmaalo toban ka mid ah cabitaanka iyo cunada(caqliga wanaagsani waxa uu [...]

Khudbadii Jimcaha Ee Maanta Oo Lagu Habaaray Saxaafada Dhibta Ku Haysa Dadwaynaha G/Awdal Iyo Salal

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Waxaa maanta ka hadlay  Masjid Jaamica Magaalada Boorama qudbadii salaada jimcaha ka bacdi Sh.Xaamud  Cali Cilmi  oo ka hadlay arrin baryahan aad u tabanaysay  Saxaafada  gobalada  Awdal iyo Salal qaarkood oo noqotay mid xadkii loogu tala galay saxaafada  ka  baxday oo isku badashay qabiil, iyo isku dir reeraha wadagan Somaliland  iyo dadkii  ganacsatadii, cuqaashii  wax [...]

Barakacayaasha Xeebaha Awdal iyo Selel oo ay Gaadhay 28,000 00 Dollar oo Ka Timid UK

Barakacayaasha Xeebaha Awdal iyo Selel oo ay Gaadhay 28,000 00 Dollar oo Ka Timid UK

Madexweyne Kuxigeenka Oo Guryo-Noqoshadiisii Si-wayn Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Madexweyne-Ku-xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan  C/laahi Ismaaciil  (Saylici) iyo Wafti ballaadhan oo uu hor-kacayey,kana koobnaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Marwadiisa, iyo Masuuliyiin kale oo tiro badan, kuwaas oo indhawaalaba socdaal ku joogay Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal, ayaa maanta si-weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Gabiley ee xarunta Gobolka Gabiley.

Xuska Dilkii Fulaynimo ee Magaalada Muqdisho Loogu Gaystay General Yusuf Tallan

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Maalinba waa maaline, October 18keedii 2000, waxay ahayd maalin modaw oo murugo noo dhamaatay , waa maalintii aan wayney Geesigeenii GENERAL YUSUF TALLAN ALI, dhacdadaana waxaan ku jirnaa sanad guuradedii 11aad , maalintaas oo gacan Ilaahay nacay ku dhagarawdey geesigii ummada.  Sanadkan waxaan jeclaysanay inaan Halyageena ku xusno warbixin aan u diraayo uugana waramayno marxalada [...]

Xisbiga Udub Oo U Xuubsiibtay Taageerada Dhaqdhaqaaqa Riyada Gooni Isku Taaga Gobolka Awdal Ee “Awdal State”

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Siyaasi reer Awdal ah: Maroodigu Tankarta Isaga Saaran Ma Arkee Ta Ka Kale Saaran-buu Arkaaye,” Siciid Sulub iyo Cali Waran Cade intay Madaxweyne Siilaanyo ku eedaynayaan inuu Soomaali-Weyn u xaglinayo iyagu ma masaajid-bay

Prof. Dixood oo Kabaha La Dulmaray Hadhaagii UDUB oo Jahwareeray!

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Kadib markii doorashadii labaad ee Madaxtinimada Somaliland ee 2010-kii uu ku guulaystay kursiga Madaxatinimada dalka Md. Siilaanyo oo ka soo jeeda beelaha Badhtamaha Somaliland, kursiga Madaxeyne Ku Xigeenkana uu ku guulaystay Md. Saylici oo isaguna ka soo jeeda G/Awdal, kuwaas oo labaduba ka wada tirsan xisbiga Kulmiye, waxa dhacday bulshada beesha G/Awdal ee uu ka [...]

Dib u Xusid: Codkaad Iga Dilaysaa Adoon irbad Dun Galinayn – DHANXIIROW

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Dib u Xusid: Canbaarayn ku Socota Dhanxiira Awdal ee imika la Baxay Quljeed: Cabdale Sigad, Jawhar Qalinle, Maxamed Shiine, Suleiman Cabdi Dugsiye oo ku cusub iyo niman kale oo waawayn oo imika aan loo baahnayn in halkan laga magacaabo oo is og! Halkii ay arintu taagnayd markii Rayale la ridayey ayey arintu kusoo noqotay-markaa “Carooga [...]

QURBAJOOGA SOMALILAND EE UK OO CANBAAREEYEEN KOOTADDA CABLE-KA IYO XEERKA ISGAADHSIINTA EE LA JIIDHSIIYEY GOLAHA WAKIILADDA BAAQNA U DIRAY MADDAXWEYNA IYO GOLAHA GUURTIDDA SOOMAALILAND

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Shir balaadhan oo ay qabsadeen aqoonyahanno iyo hormood ka tirsan qurbajooga reer Soomaliland ee UK bishan 08/05/2011 oo lugu qabtay galbeenka magaalada London ayey ku canbaareeyeen hab maamulkii iyo marin habaabintii xeerka is gaadhsiinta ee ay qaar ka tirsan Golaha wakiiladda iyo Madaxda sare ee Wasaaradda Isgaadhsiintu ay ku leexiyeen u jeeddadii guud ee xeerka [...]

Dib u Xusid: Sobobaha ku Kalifay Dhisida Dugsiga Hoyga Geb: “Allaybaday Ayaa La’iga Qoray Dugsiga- Sheekh Baa La’ii Badalay – Aad Ayey Iigu Adkaatay”

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Weriye Jirde iyo Jaabir oo Lagu Eedeeyey Inay Abuurayaan Xiisadii 1984 Isku Dhufatay Beelaha Galbeedka Somaliland

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

“Ujeedada Awdalland ma’aha dad iyo dal jacayl ee waa dhoolotus iyo tabid ay tabeen xukuumadii ay ku noolaayeen ee ayaan lagu dhex milmin idinku daacad ayaad tihiine nimankani waa khaa’iyimiin - waa magac qabiil u dagaalan ay soo bilaabeen odayadii dhabadaha sitay ee tuulooyinka ku shirayey” Cabdi Jamac Labada Weriye Dahir Jirde iyo Jaabir Cumar oo [...]

Part II – Maqaalkii Maxamed Farax Abgaal Qaybii Labaad oo Sir Ah Ayaa Soo Gaadhay Shabakada SayliciPress

Part II – Maqaalkii Maxamed Farax Abgaal Qaybii Labaad oo Sir Ah Ayaa Soo Gaadhay Shabakada SayliciPress

Kadib markii uu si xoog ah isku shaac bixiyey shaqsiga aan hore loo aqoonin ee soo daabacay maqaalkii xambaarsanaa arimo badan oo run ah iyo waxoogaa been ah ayaa waxa soo gaadhay shabakada SayliciPress.net oo aad moodid inay noqotay Somali Wikki Leaks – ninkii garanaya ayaa garan Wikki Leaks eh. Waxa hadaba si is daba [...]

Burburka ku Yimid Shirkii Tuulada Quljeed ee Jibril Yonis Maxaa Xukuumada Loogu Eedaynayaa?

Burburka ku Yimid Shirkii Tuulada Quljeed ee Jibril Yonis Maxaa Xukuumada Loogu Eedaynayaa?

Burburka ku yimid shirkii beelaha Jibril Yonis, Samaron ay ku qabsadeen tuulada Quljeed waxa loo aanaynayaa inay ka danbeeyeen isku dhac ku yimid labada beelood oo ugu waawayn Jibril Yonis ee reer Dudub oo tuulada Quljeed ugu badan iyo beesha reer Axamed oo ka mida beelaha dega magaalada Borame ee ka tiran beesha Jibril Yonis.

DADBAY MEELI BUGTAA: MIISAANIYADDA 2011 WAXAY KA TURJUMAYSAA BARNAAMAJKII KULMIYE BALANQAADAY

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Waxa ay maraysaa miisaaniyaddii 2011 dib-u-eegiddii ugu dambaysay inta ka horeysa ee lagu ansixin lahaa labada gole ee fulinta iyo sharcidejinta. Waxa se si wadajir ah Golaha Wasiiraddu isagu raaceen inaan lala sugin mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada miisaaniyadda inteeda kale, iyagoo raacayaa soo-jeedinta Madaxweynaha oo fulinaaya balankiisii doorasho.

HORUMARKA AAY SAMEEYEEN DADKA REER AWDAL, SALEL, GABILAY IYO JABOUTI EE KU NOOL DALKA KANADA MAGAALADA OTTAWA

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Waxaan salaamayaa walaalaha lajecel walaalahooda horumarka, waxaan leehay salaamu calaykum, intaa ka bacdi waxaan halkan idiinka sheegayaa walaaleheena ka yimid meelaha aan kor ku soo sheegaay een inaguna aan ka nimid horumarka aay sameeyeen iyo meherada aay furteen iyagoo aad iskugu taxalunjireen siday u furan lahaayeen maherado, wayna ku dadaaleen ilaahayna wuu  lagarab qabtay.

Maamulayaasha Shabakadaha Awdal Sheegta ee Naxliga iyo Iskudirka ku Qaatay Jaa’isada Dulinimada 2010 (Wall of Shame Members)

Maamulayaasha Shabakadaha Awdal Sheegta ee Naxliga iyo Iskudirka ku Qaatay Jaa’isada Dulinimada 2010 (Wall of Shame Members)

Shabakadaha ay qoraan dhawr qof oo kasoo jeeda niman sheegta inay yihiin reer Awdal oo dhalasho ahaanse kasoo jeeda dalka Amxaarada ayaa waxay ku guulaysteen dhawrkaa qofi jaa’isada ee naxliga iyo isku dirka oo ay ka dhex faafiyaan degaanada shacabka wadaniyiinta ah ee Habarcafaan iyo Maxaad Case.

Afrika 50sannadood ayay Xor ahayd, Mise Xornimmo kale ayay u baahanyihiin ?

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

2010 Afrika waxaa u buuxsamey 50 sannadood oo ay ka hoos baxeen gacantii gumaystayaashii reer Yurub, laakiin sannadihii lixdameeyadii oo badankoodu ay gobanimada qateen saadaashu waxa ay u ekayd in xag dhaqaale iyo xag siyasadeedba ay ka hormari doonaan Wadamada Asia ee ay reer Yurub gumyasan jireen,taasina waxay noqotey hal-bacaad lagu lisay.

YAA KU HADHAY UDUB? CODKAAGA KU CIIL BAX..qormadii 28 by Ahmed Carwo

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Waxa ayaamahan dhegaha iyo indhaha Soomaliland buuxiyey wararka tilmaamaaya sida looga hayaamay xisbi-xaakimka oo u muuqda mid ku fashilay hoggaankii uu muddada dheer hayey. Waxa ayaan darro ah in kolka hawlwadeenadii xisbigu ay irridaha boobeen in Wasiiro aan la dooran meelna aan ka soo gelin nidaamka dalka u yaal inay xisbi sheegtaan ay yihiin kuwa [...]

Barnaamijka Xisbiga Kulmiye iyo Waa Maxay Astaanta Xisbigu? Codkaaga ku Ciil Bax 24

Notice: Undefined offset: 0 in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/gabfire-media.php on line 22

Hor iyo horaan aan hanbalyo iyo bogaadin u gudbiyo Komishanka Doorashooyinka ee soo afjaray caqabadihii horjoogay doorashada una noqday marmarsiiyo doorasho diidka Soomaliland. Haddaba waxaan leeyahay waxaad muujiseen daacadnimo, hawlkarnimo iyo geesinimo aydaan xilkiina uga baqan darafyada ku loolamaaya hogganka dalka, eegayna danta qaranka iyo badbaadada ummadda. Waa xil idiin gaara ilaa imikana waxaad muujiseen [...]

Notice: Undefined variable: additional_loop in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10

Notice: Trying to get property of non-object in /home3/saylicip/public_html/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 3123