Comments for Lughaya.Com

Comment on Maxaa Laga Qabtay Jidgooyadiilagu Dilay Afartii Qof ee Masaafuriinta ahayd ee aan Hubaysnayn by moumina Ali Aw Cumar
Aniga oo magacygu yahay moumina Ali Aw Cumar ,ahna gabadha ka mida gabdhaha reer Awdal ee Aabayashood lagu dilay dhacdadii ka dhacday jidka u dhexeeya kala baydh iyo dila 12/07/2009 wxan leenahay aad ayey uga gabiyen tolkay inay wxa laga qabto, madama Aabahy iyo 3 marxuun ee kalaba ay ahayeen dad aan wxba galabsan oo jidka marayey isla markana aanay hunbaysnay. Si kibir iyo arxan daro ahna loogala dagay baabuurtii  saarnayeen halkana loogu gaystay dil aad u fool xun, hadanu nahy ubadka ka hadhay  marxuumadan afarta ah gaaar ahaa qoyska reer Ali Aw cumar Barre wxay arintani nagu noqotay arin aanu marnaba  maskaxdayada ka faruqin ama aanan ilawiin khasatan markastoonu Aragno qof u safraya Hargaysa casimada Soomaliland ama aanu arkagno qof safara maraya . hadaba wxan idinka codsanayaa  hadad tihiin dad dareen leh inaydan ilawin diigii ragiina,Dowladana wxan leeyahy inay wxka qabato hadii kale aynoo cadeeyan lug haday ku leeyahiin , walin lama arag dowlad dhisan oo la leeyahay qaran ban nu nahay hadana calankeega dhiig ku hoos  dadanayo iyadoo dalku nabdoon yahay coladina ka jirin ,ilayn qofkaga wxad ka samita marka lagu dilo colado ka jira meshad ku nooshahay.Soomaliland madaxdeeda,  siyasiyiinteeda, Culimadeeda , Aqoonyahankeeda ,Cuqasheeda wxan leenahy Illahy Xaga sheega buu yidhi ee idinku waad Asasteen  Xaqayagii Iyo Xuquuqdii Anu ku lahyn Dalkan ama qarankan.

Comment on sawirada EELO University by mohamed osman
waan ku farxay  sawiradan horumarka gobolka awdal ka socda ee dhinaca aqoonta iyo kor u qaadkeeda waana wax lagu dhiirigaliyo dhalinyarta iyo rag oyo dumar ba si aduunyada wax ula qaybsano nbdy    dire dawa