Lughaya.Com

Sheekh Maxamad Saaweer Oo Wacdi Diini Ah Inoo Soo Jeedinaya Daawo Ilaahay Ajar Iyo Xasanaad Haka Siiyee
borama(LUGHAYA.COM) Wacdi diini oo uu inoo soo jeedinayo rabi ajar iyo xasanaad haka siiye sheekh maxamad saaweer inaga ilaahay ha inaga dhibo kuwii uu anfaco waxna ku qaata

Daawo wacyigii diiniga ahaa iyo sheekh saaweer

Lughaya.com

Borama/Office

Daawo Jahliyada Ka Soo Jeeda Jubaland Ee Magalada Nayrobi Oo Tageeray Bare Hiraale
Nairobi (LUGHAYA.COM) Jahliyada ka soo jeeda jubaland ayaa tageeray bare Adan shire (hiiraale) oo ka mida madaxwayneyaasha jubaland.

xafladani oo aad loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qaybgalay dhalinyaro aqoonyahano haween madaxdhaqameedyo iyo qaybo kale oo kala duwan isla markaana waxa aad  loogu tageeraybare hiiraale hadaba halkan ka daawo sidii ay xafladu u dhacday.

halkan ka daawo xaflada

Lughaya.com

Nairobo

Hayaada Amnesty International Oo Dowlada Dalka Kenya Ka Codsatay Dib U Diiwaan Galinta Qoxootiga Somaliyeed
Niarobi(LUGHAYA.COM) Dowlada dalka kenya  ayaa  laga codsaday inay dib u bilowdo diiwaan gelinta qoxootiga somaliyeed ee ka soo talaabaya xuduuda iyo degaanada kale ee ku dherersan si loo kaalmeeyo qoxootiga doonaya hoy ay ku noolaadaan.

Dowlada dalka kenya ayaa gabi ahaanba xayirtay diiwan galinta qoxootiga somaliyeed bishii octobar ee 2011 ee ku teedsan dhinaca  xuduuda iyo degaanada baadiyaha ah waxayna amar ku siisay in dadkaas qoxootiga ahi ay galaan xeryaha dhadhaab.

Dhanka mar uu hadal jeediyay Agaasimaha hay,ada Amnesty International ee degaanka waxay taasi sobobtay inay kuwo dhibataysan noqdaan kuwa la iska dhibatayn karo, madama ayna ka diwaan gashanayn dalka kenya.

Amnesty international waxay ka codsatay dowlada dalka kenya inay dib u bilowdo diiwan galinta qoxootiga somaliyeed ee ku sugan baadiyaha iyo meelaha xuduudaha ah si amaankooda looga war hayo” sidaas waxaa sheegay Justus Nyangaya oo hay,ada amnesty international ka tirsan.

Masuuliyiintu waxay sii wadaan ogalaanshaha lagu galayo kenya oo ay heli karaan dadka ka soo yaacaya dalka somaliya colaadaha ragaadiyay ayuu intaasi ku daray Justus Nyangaya.

Hadalkani ka soo baxay hay,ada amnesty international ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili dhadhaab ay ka dhacaan falal argagixisonimo oo dad lagu beegsado oo lagu khaarajiyo, waxaana ugu dambaysay markii shaqaale  samafal ah la afduubay oo ku soo jeeday xerada dhadhaab

Dhanka kale go,aankan ay dowlada kenya ku xayirtay diiwan galinta qoxootiga ayaa waxa lagu shaaciyay inuu yahay qayb ka mida dadaalo amaanka lagu sugayo, oo looga hortagayo hanjaabaado ka soo yeedhay ururka alshabaab.

Lughaya.com

Nairobi

Madaxwayneyaasha Dalalka Bariga Afrika Oo Maanta Ku Kulmaya Magalada Addis Ababa Ee Dalka Itoobiya
Addis Ababa(LUGHAYA.COM)Madaxweynayaasha dalalka Bariga Afrika ee ku bahoobay ururka IGAD ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, kaasoo ay kaga hadli doonaan arrinta ka taagan gobollada Jubbooyinka.

Kulankan ayay madaxweynayaashu ku dhageysan doonaan warbixin ay soo saareen guddi farsamo oo ay IGAD horraantii bishan u saartay inay arrinta Kismaayo baaritaan ku sameeyaan, waxaana guddigan ay kulammo kala duwan la yeesheen hoggaamiyeayaasha isku haysta madaxweynenimada Jubbaland.

Shirka madaxweynayaasha ka hor ayaa waxaa lagu wadaa inay shiraan wasiirrada arrimaha dibadda ee IGAD, kuwaaasoo dajin doona qorshayaasha ay ka doodayaan madaxda IGAD.

Guddiga farsamo ee IGAD ay u saartay arrinta Kismaayo ayaa waxaa madax u ah xoghayaha guud ee IGAD, Maxbuub Macallin waxaana warbixintooda ay u gudbiyeen madaxda ururka si ay go’aan cad uga gaaraan arrinta Kismaayo.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa qayb ka ah madaxda IGAD ee maanta kulanka yeelanaya, iyadoo lagu wado in maalinta berri ahna uu madaxweynuhu ka qaybgalo kulanka madaxda Afirka iyo xuska 50-guuradii aasaaska Midowga Afirka oo ka dhici doona Addis Ababa.

Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa tan iyo baratmihii bishan ka taagnaa muran ku saabsan cidda hoggaaminaysa maamulka Jubaland oo magaaladaas looga dhawaaqay, iyadoo ay xilkan isku haystaan shan ruux oo ay ugu cad-cad yihiin Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale.

Go’aanka madaxda IGAD ay ka gaaraan arrinta Kismaayo ayaa wuxuu noqon doonaa mid ay soo dhaweyso dowladda Soomaaliya oo horay u sheegtay in sameynta maamulka Jubaland aan loo marin jidkii habboonaa

Lughaya.com

Addis Ababa

Daawo Ururka YES-SPORTS Ee Dalka Holand Oo Deeq Agab SPORTS ah Soogaadhsiiyey Ciyaartoyda Gobolada Awdal Iyo Salal
Borama(LUGHAYA.COM) Uuruka qurbajooga ah ee looyaqaano YES _SPORTS ayaaa maanta soo gaadhsiiyey deeq agab ka ciyaaraha ah Masuuliyiinta ciyaartoyda xulalka gobolada Awdal Iyo Salal.

Deeqdan ayaa waxa ay ka koobantahay qalabka Sportiga ee kala duwan kuwaasi oo ay ka midyihiin funaanadaha ciyaartoyda , kabaha kuabada cagta iy waxyaabo kale.

Munaasibadkoobanoo lagula kala wareegayey deeqdani ayaa waxa halkaasi ka hadlay wakiilka ururkaasi Mudane Cabdi Idiris kaasi oo sheegay ahmiyada ay agabkani uleeyihiin ciyaaryahanada iyo noocyada ay ka koobantahay deeqdani.

Deeqdani oo ay dhinaca Sportiga u gudoomeen Tababaraha Xulalka Awdal Iyo Salal Mr Cabdilaahi Siciid Nuur Awliyo Iyo Isuduwaha wasaarada dhalinta iyo Ciyaaraha Cabdiwahaab Yuusuf Ibraahim iyaga oo aad ugu mahad celiyey urka deeqdani soo gaadh Siiyey.

Hadaba Hoos Ka Daawo Sida Qalabkan Loo Gudoonsiyey  Ciyaartooyada Gobolada Awdal & Salal.

Lughaya.com

Borama/Office.

War-Saxaafadeed: Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Iyo Wasaarada Qorshaynta Qaranka Oo Sheegay Inay Si Wada Jira Ugu Qayb Qaadanayaan Sahaqo loo Abuuro Dhalinyarada
Hergeisa(LUGHAYA.COM) Xukuumada Somaliland ayaa daboolka ka qaaday in ay qabanayso shir balaadhan oo heer qaran, kaasi oo lagaga arrinsanayo shaqo abuurka gaar ahaana sidii dhalinyarada shaqooyin loogu samayn lahaa.

Sidaasina waxa lagu sheegay war-saxaafadeed maanta ay soo saartay wasaaradda shaqasda iyo arrimaha bulshada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay wasiirka wasaaradda shaqasda iyo arrimaha bulshada Maxamuud Axmed Barre (Garaad).

War-saxaafadeedkaasi ayaa lagu sheegay in si wax looga qabto shaqo la’aanta baahsan ee dalka ka jirta ay dawladu qaadayso talaabo deg deg ah, taasi oo looga danleeyahay si loo badalo qaabdhismeedka dhaqaale, loona horumariyo baaxada shaqo abuur, isla markaana dawlada ka go’an inay isku keento dhamaanba daneeyayaasha, kuna hogaamiso sidii loo sameyn lahaa shir qorshe qaran oo khuseeya shaqo abuurka.

War-saxaafadeedkaasina waxa uu u dhignaa sidan: “Warsaxaafadeed:Inkasta oo dhaqaalaha dalku si tartiib-tartiiba ah u sii kobcaayay labaatankii sano ee u danbeeyay, hadana waxa iska cad in dhismaah iyo kobacu aanu soo jidan shaqo abuur badan.

Gaar ahaan dadka ay da’doodu ka yar tahay 30 jir kuwaas oo 70% bylshada ka ah, shaqo la’aanta iyo ku naggi la’aanta shaqo iyo waliba aqonta iyo shaqada oo kala hooseeya ayaa ah mid soo wajahada guud ahaan Somaliland.

Dawladu waxay xaqiijinaysaa in talaabo dag deg ah loo baahan yahay si loo badalo qaabdhismeedka dhaqaale, loona horumariyo baaxada shaqo abuur, sidaa daraadeed waxa dawlada ka go’an inay isku keento dhamaanba daneeyayaasha, kuna hogaamiso sidii loo sameyn lahaa shir qorshe qaran oo khuseeya shaqo abuurka.

Ujeedada shirka:

• Sidii loo heli lahaa siyaasad cad oo lagu balaadhinayo baaxdda shaqo ee Somaliland.

• Ujeedada gaarka ah ee laga leeyahay waxa ka mid ah : Sidii loo fahmi lahaa si habaysana loogu furdaamin lahaa caqabadaha hor taagan korniinka shaqo, si looga baxo, loona yareeyo tiro badan oo ka mid ah dadka shaqa la’aanta la kulma.

Ujeedada qorshaha – shaqo: Shaqo abuur: in la helo dhaqaale abuura fursado maalgashi, ganacsi, horumar xirfadeed, shaqo abuur iyo joogteynta quutal daruuriga.

Maalmaha shirku soconayo: labo cisho

Ka soo qayb galayaasha

Lixdan qof oo ka kala socda xubnaha sare ee dawlada, dhallinyarada , haweenka, ganacsatada, ururada bulshada, deeq bixiyayaasha, haayadaha caalamiga ah, kuwa UN-ka, madaxda Jaamacadaha, khuburada, Ururada shaqaalaha, ururada loo shaqeeyaha, xarunta ganacsiga iyo wixi la mid ah.

Goobta: Al Maansuur Hotel Hargeysa Shirka hortii waxa loo baahan yahay inay qabsoomaan arrimahan soo socda:

1. Kulano gobolada ka qabsooma: ujeedaduna waa sidii looga wada tashan lahaa, loogana qayb qaadan lahaa si loo helo xog dhameystiran iyo caqabadaha hortaagan.

2. Kulan saxaafadeed: kooxo la soo xulay oo khuburo ah ayaa ka hadli doona kulano loo qabto saxaafada.

3. Daabacad: waxa lagu casuumi doona saxaafada inay daabacaan war bixinaha la xidhiidha arrintan.

4. Sameynta mareega: waxa la sameyn doonaa mareeg si aaraada iyo afgaarta looga soo dhiibto.

Bandhiga Carwo ee la xidhiidha arrimaha shaqo

Waxa iyana l;a qaban doona bandhiga carwo oo la xidhiidha arrimaha shaqo, wxay cid kasta oo si uun ula xidhiidha arrimaha shaqo soo bandhgi doontaa wax soo sarkeeda ama adeegyadeeda la xidhiidha arrimaha shaqo.

Qaban qaabiyayaasha:

• Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada

• Wasaarada qorsheynta qaranka iyo horumarka

• Haa’yada ILO

• Dalada Dhalinyarada ee SONYO

www.somalilandemployment.com”

Lughaya.com

Hergeisa.

Daawo Wasiir Duur Oo Si Taxadarle Ula Hadlay Saxaafada Gobolka Awdal + VIDEO
Borama(LUGHAYA.COM) Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland oo kusugan xarunta gobolka Awdal  ayaa maanta si dublamaasiya oo taxadar badani ku jiro uga hadlay arimo badan oo la xidhiidha qalalaasahii xaalada cakiran ee degmada Xariirad.

Hadaba Bal Hoos Ka Daawo Wasiirka Oo Kelmedaha Qaar aad Moodo In Uu Ku Marganayo:

Lughaya.com

Borama/Office.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inaan La Qaadi Doonin Xayiraadda Ay Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay Illaa Heshiis La Gaadho
Hergeisa(LUGHAYA.COM) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland.

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qoraal kooban oo uu 19 May, ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu kaga hadlay go’aankaas Somaliland ee la xidhiidha hay’adda ICAO oo ku wareejinaysa hawada Somaliland iyo Somaliya, dawladda federaalka Somaliya. “Xayiraadda ay Somaliland saartay duulimaadyada Qaramada Midoobay, lama qaadi doono ilaa aanu heshiis ka gaadhno.” Sidaas ayuu Madaxweynuhu ku yidhi qoraalka kooban ee uu ku qoray bartiisa twitterka.

Waxa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo isla maalintaas Twitterka geliyay, farriin kooban oo uu u diray beesha Caalamka, “Bulshada caalamku waa inay fahantaa inaan rabitaanka iyo himilooyinka reer Somaliland la iska indho tiri karin.”

Go’aankan uu Madaxweyne Siilaanyo ku ladhay xayiraadii uu wasiirka duulista iyo hawada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, saaray duulimaadyada Qaramada Midoobay, ayaa u muuqda mid uu Madaxweyne Siilaanyo ku sii adkaynayo xayiraadaas, islamarkaana uu ku muujinayo inuu go’aankaasi yahay mid rasmi ah oo ay hirgelintiisu dawladda Somaliland ka go’antahay.

Lughaya.com

Hergeisa.

source: somaliland News Papers.

Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Fistulaha Iyo 10 Guuradii Aas Aaska Cisbitaalka Lagu Daweeyo Xanuunkaas Oo Borama Lagu Qabtay+SAWIRO
Borama(LUGHAYA.COM) Munaasibad balaadhan oo loogu dabaal degayo sanadguuradii 10 aad ee ka soowareegtay aas aaskii Cusbitaalka daawaynta cudurka looyaqaano fistula ama isku furanka ee magaalada Borama iyo xuska maalinta fistulaha aduunka oo isku soo beegantay ayaa maanta lagu qabtay xarunta Huteelka Rays ee Magaalada Boorama.

Munaasibadani ayaa waxa ka soo qaybgalaya masuuliyiinta caafimaadka , aasaasayaashii xaruntani caafimaad ee fisjulaha , siyaasiyiin iyo dadwayne aad u farbadan.

Hadal kooban oo uu ugu horayn halkaasi ka jeediyey Dr Ibraahim Saciid Qaws oo ah maamulaha Cisbitaalka Fisjulaha ee Boorama ayaa ka waramay muhimada iyo adeega caafimaad ee cisbitaalka uu u qabto dadwaynaha isaga oo xusana in cisbitaalkan lagu daweeyo dadka qaba xanuunka iskufuranka ah oo dhibaato badan haweenka ku haya.

Dr Siciid Axmed Walhad oo kamida ah aas aasayaasha cisbitaalka ayaa isguna ka sheekeeyay waxayaalaha ku dhaliyay in cisbitaalkani ay hindisaan isaga oo xusana in ay ka damqadeen dhibaatada cudurkan oo sifudud loo daawayn karo balse ay haween farabadani ay nolosha ugu caar caaraan marka uu cudurkani haleelo iyaga oo qoysaskooda iyo bulshaduba ay wada nacaan dadkaasi oo  darxumo u dhintaan waxaanu intaasi raaciyay in cudurkani uu ka dhasho wakhtiga dhalmada  marka haweenayda ay iskufurmaan saxarada iyo kaadi mareenku taasi oo keenta ur badan oo ay dadku dhibsadaan isla markaasina aanay haweenaydu ag joogi karin bini aadmi.

Masuuliyiin kale oo uu ka mid ayahay siyaasi Cali Maxamed Waran Cade ayaa isaguna waxa uu ku tilmaamay mucjiso cisbitaalkan oo ah midka kaliya ee dalka iyo waliba mindiqada lagaga hadlo afka Soomaaliga kaligii ka jira.

Gabagabadiina waxa soo afmeeray munaasibadaasi isuduwaha wasaarada caafimaadka Dr Cabdiraxmaan Jaamac Hadi oo isagu ku amaanay masuuliyiinta Cisbitaalka dadaalka dheeriga ah ee ay ku bixiyeen u adeega dadkooda iyo sumcada ay u soo kordhiyeen guud ahaan Caafimaad ka gobolka Awdal.

Waxana xusid mudan in munaasibadani ay ku soo beegantay maalinta caalamiga ah ee xanuunka Fisjulaha ama isku furanka loo yaqaano oo maanta meelo farabadan oo caalamka ka mid ahna laga xusayo.

Lughaya.com

Borama/Office.

Nuxurka Booqashada Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mr Duur Ee Boorama +SAWIRO
Borama(LUGHAYA.COM) Wasiirka arimaha gudaha somaliland mudane -maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta booqasho hawleed ku yimiday Waftiga wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa maanta intii aanu soo gaadhing magaalada Borama waxa kaga hortagay duleedka magaalada Boorama ku simaha Badhasaabka gobolka Awdal Cabdi Nuur Sugaal , masuuliyiinta golaha deegaanka Boorama madaxdhaqameedyo iyo dadwayne kale kuwaasi oo ku soo dhaweeyey wasiirka iyo waftiga lasocday duleedka magaalada Boorama ee Gorayacawl.

Markii waftiga wasiirku uu soo gaadhay magaalada Borama waxa uu wsiirku saxaafada kulahadlay xarunta gobolka Awdal halkaasi oo uu sheegay in socdaalkiisu uu laxidhiidho hawlaha shaqo ee wasaarada arimaha gudaha.

Socdaalka wasiirka oo ah kii ugu horeeyey ee uu magaalada Boorama ku yimaado ayaa waxa uu daarnaa xalinta dhibaatdii ka dhacday Xariirad oo halqof uu ku dhintay islamarkaasina ay dilkaasi xukuumadu usoo xidh xidhay odayaal ka soo jeeda beeshii dilkaasi gaysatay balse aan wali la soo qaban gacan ku dhiiglihii.

Hadana mar lawaydiiyey su aal ahay in wasiirku uu u socdo arimaha Xariirad iyo odayaasha Beesha Dhagarawday ee ku xidhan Borama waxa uu kagajawaabay in aanay ahayn iyadu ahayn arinta muhiimka ah.

Si kastaba ha ahaatee imaatinkan wasiirka ayaa ku soo beegmaya wakhti ay odayaasha iyo waxgaradka deegaanka xariirad ee dhibta loo gaystay ay Shirjaraaid ku qabteen magaalada Boorama halkaasi oo ay si kulul ugu gacan saydheen dareeno la xidhiidha in uu wasiirku damacsan yahay in odayaasha Beesha Ciise ee xabsiga Borama kujira Lasiidaayo waxa aanay ka digeen ay aka dhalankarto cawaaqib xumo saamaysa dhamaanSomaliland hadii arintaasi lagu degdego.

Dhinaca kalena waxa ay aad uga digeen in ay xukuumadu ka fogaato in qoxooti uu dhawaan sheegay wasiirka dibudajinta Somaliland kaasi oo larabo in lasoo dajiyo gobolka Awdal qoxootigaasi oo jooga Djaboouti.

Isku soo wada duub oo arimahaasi oo dhani waxa ay imanayaan wakhti uu gudoomiyaha gobolku Cabdoo Ayer uu dalka ka maqanyahay isla markaasina kusimuhu uu yahay Beesha Ciise ee dhagarawday hadana doonaya in lasii daayo odayaasha u xidh xidhan Arintan.

Lughaya.com

Borama/Office.

Munaasabad Balaadhan Oo Lagu Xusay Sanad Guuraddii 50-naad Ee AasAaskii Midowga Afrika Ayaa Dhacaysa Magaalada Muqdisho
Muqdisho(LUGHAYA.COM) Munaasabad lagu xusayo sannad-guuradii 50-aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay ururka Midowga Afrika ayaa maanta ka dhacay Muqdisho, iyadoo lagu wado in madaxda dowladda ugu sarreysa ay ka qaybgalaan munaasabaddaas.

Munaasabaddan ayaa ka dhacaysa Xalane oo ah xarunta ugu weyn ee ay AMISOM ku leedahay Soomaaliya, waxaana Muqdisho soo gaaray saakay wufuud ka socda Midowga Afrika iyo dalal kale oo Afirkaan ah.

Ciidamada AMISOM ayaa adkeeyay ammaanka xarunta Xalane iyo goobaha ku dhow iyadoo lagu wado in munaasabaddan ay ka qaybgalaan madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

Mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay kulankaas ka jeediyaan hadallo ku aaddan howlaha ay ciidamada AMISOM ka hayaan gudaha dalka iyo guulaha laga gaaray dagaalladii ay la galeen Xarakada Al-shabaab.

Ururka Midowga Afirka oo la aasaasay sannadkii 1963-kii ayaa Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalkii lahaa fikirka waxna ka aasaasay, waxaana ka ahaa madaxweyne xilligaas Allaha u naxariistee Aadan Cabdulle Cismaan oo ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya.

Xubnaha ka qaybgalaya munaasabaddan ayaa waxaa ka mid ah ergayga AU-da ee arrimaha Soomaaliya, danjire Maxamed Saalax Anaadiif oo shalay soo gaaray Muqdisho, isagoo sheegay inuu kala qaybgalayo shacabka Somalida dabaal-dagga loo sameynayo aasaaska Midowga Afrika.

Waa markii ugu horreysay oo munaasabad lagu xusayo sannad-guuradii ka soo wareegtay aasaaskii ururka Midowga Afrika lagu qabto Muqdisho tan iyo markii uu dalku galay burburka iyo colaadaha sokeeye.

Lughaya.com

Muqdisho

Source: Honline.

Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayey Oo Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska+VIDEO
London (LUGHAYA.COM) Madaxweyne ku xigeenka somaliland C/raxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici) ayaa kulan soo dhaweyn ah ay u sameeyeen Jahliyadaha Reer Somaliland e ku dhaqan magaalada Bristol ee dalka ingiriiska, Kulan ayaa qayb ka ah kulamo uu madaxweyne ku xigeenka somaliland la yeeshay jahliyadaha ku dhaqan guud ahaan dalkan Ingiriiska.

Daawo Gudiga Turxaan Bixinta Ciyaaraha Gobolka Awdal Oo Markii Ugu Horaysay Warbaahinta Lahadlay+ VIDEO
Borama(LUGHAYA.COM) Waxa maanta magaalada Boorama markii ugu horaysay ku qabtay shir jaraa id gudida ciyaaraha ee gobolka Awdal oo dhawaan maamulka gobolku sameeyey kuwaasi oo u jeedada loo aas aasay ay tahay sidii ay boodhka uga jafi lahaayeen hanaanka sportiga Awdal mudooyinkan danbe halkii u hoosaysay maraya islamarkaasina siyaasada xukuumada dhexe  ee sportiguna ay jahawreer uu ka jiro Hadaba Gudidan oo ay horyaalaan hawlo aad u farabadan islamarkaasina ay ciyaarihii tartanka goboladuna ay soo dhow-yihiin ayaa maanta qodobo dhawr ah ka hadlay:

Hadaba Hoos Ka Daawo Gudiga Oo Ka Hadlay Sida Ay Gacan Ugu Gaysnayaas Sport Gobolka:

Lughaya.com

Borama/Office.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari Oo Laalay Mooshinkii Laga Keenay Xukumada Ka Dib Markii Xildhibaanadii Mooshinka keenay Badankoodu Ka Noqdeen
Muqdisho(LUGHAYA.COM) Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta u Balansanaa  iney  codka kalsoonida u qaadaan xukuumadda uu hogaaminayo R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kulanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay tiradii ugu badneed ee mudanayaasha baarlamaanka ee ka qaybgala fadhiyada baarlamaanka waxaana xarunta baarlamaanka maanta soo xaadiray 200 oo mudane.

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shir gudoominayey kulanka baarlamaanka ee maanta ayaa markii uu kulanka furay waxa uu sheegay in maanta loo ballansanaa in codka kalsoonida loo qaado xukuumadda,wuxuuna tilmaamay in gudoonku uu dhex dhexaad ka ahaa isla markaane uu dhowray dhammaan xuquuqda mudanayaasha baarlamaanka intii ay socdeen hawlaha ku saabsan Mooshinka laga keenay Xukuumadda.

Jawaari ayaa sheegay iney Mooshinka keeneen 93 mudane,wuxuuna tilmaamay iney sidii sharcigu ahaa ay waqti u qabteen in codka kalsoonida loo qaado xukuumadda xiligaas oo ku beegneed maanta oo Arbaco ah,wuxuuna tilmaamay iney siyaabo gaar gaar ah gudoonka baarlamaanka waraaqo ay kaga laabanayaan Mooshinkaas ay usoo gudbiyeen 55 xildhibaan oo ka tirsanaa 93-dii mudane ee Mooshinka ka keenay Xukuumadda.

Gudoonka baarlamaanka ayaa sheegay in saaka ay mar kale gudoonka 13 xildhibaan usoo gudbiyeen iney ka tanaasuleen Mooshinkii ay xukuumadda ka keeneen,wuxuuna ku dhawaaqay gudoomiye Jawaari uusan jirin wax Mooshin ah oo laga doodayo maadaama ay ka laabteen xildhibaanadii markii hore soo gudbiyey sidaasne ay ku laaleen Mooshinkaas.

Qaar kamid ahaa mudanayaashii u xusul duubayey inuu meelmaro Mooshinkani ayaa si weyn uga carooday go’aanka uu gaaray gudoonka baarlamaanka ee uu ku joojiyey in codka kalsoonida loo qaado xukuumadda R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon,Waxaana la arkayey iyaga oo buuq iyo qaylo ka dhexsameeyey iyaga oo muujinaya iney ka xun yihiin go’aanka uu gudoonku qaatay.

Waxayna sheegeen qaarkood oo warbaahinta la hadlay in madaxda sare ee dalku ay dhibaato ka dhex wadaan baarlamaaka Soomaaliya sida ay sheegeen waxayna tilmaameen in baarlamaanka la kala qaybinayo isla markaane laga dhex abuurayo kooxaysi sida ay hadalka u yiraahdeen,iyagoona ku dhawaajiyey in arinta maanta ka dhacday xarunta golaha shacabka ay tahay arin aan la qaadan karin oo meel ka dhac ku ah dastuurka dalka iyo Xasaanadda xildhibaanada qaranka Soomaaliyeed.

Lughaya.com

Muqdisho

Daawo Maamulka Dowlada Hoose Ee Degmada Borama Oo U Mahad Celiyey Dadwaynaha Ka Soo Qayb galay Xuska 18may +VIDEO
Borama(LUGHAYA.COM) Waxa maanta munaasibad kooban oo ay ugu mahad celinayaan maamulku dadwaynah sidii ay uga soo qaybgaleen iskusoobixii xuska 18 ka May ay ku qabteen magaalada Borama halkaasi oo ay hadalo duur xulah ugu mahad celiyeen bulshada qaybaheeda kala duwan.

Hadaba Hoos Ka Daawo Maayirka Borama Oo Arimahaas Ka Hadlaya:

Lughaya.com

Borama/Office.