Home » 2012 » June

Madaxweynaha Somaliya Sheekh Shariif Ayaa Yidhi Somaliland Raalli-gelin Ayaan U geynay Wixii Dhacayna Waxaa Mas’uul Ka Ahaa Maamul Jiray

Madaxweynaha Somaliya Sheekh Shariif  Ayaa Yidhi Somaliland Raalli-gelin Ayaan U geynay Wixii Dhacayna Waxaa Mas’uul Ka Ahaa Maamul Jiray

Wasiirka Warfaafinta Oo Sharaxay Sabaabta Somaliland U Doonayso In Somalia Ka Baxdo Xiligi Ku Meel Gaadhnimada

Hergeisa (SPN) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, ahna afhayeenka xukuumadda Md. Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa si buuxda sharraxaad uga bixiyey sababta Somaliland u taageertay in Soomaaliya ka baxdo mudada kalaguurka ah ee ku-meelgaadhnimada, taasoo uu ku sifeeyey in aanay macnaheedu ahayn in Somaliland qayb ka noqotay jilayaasha ku bahoobay waxa loo yaqaano khariidada nabadda.   Warsaxaafadeed […]

Ciidamo Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Magacdaray Hiil Ayaa Gordhaw Ka Degi Doona Magalada Muqdisho

Ciidamo Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Magacdaray Hiil Ayaa Gordhaw Ka Degi Doona Magalada Muqdisho

Sheekh Maxamuud Sh.C/laahi Muuse Oo Ku Magac Dheeraa Sh.Maxamud Xoogbadane Oo Maanta Aas Qaran Loogu Samayey Magaalada Borama.

Sheekh Maxamuud Sh.C/laahi Muuse Oo Ku Magac Dheeraa  Sh.Maxamud Xoogbadane Oo Maanta Aas Qaran  Loogu Samayey Magaalada Borama.

Borama(SPN) Allah ha u naxariistii ¬†maanta waxaa magalada boorama lagu aasay sh.maxamuud sh.c/laahi muuse (sh.maxamuud xoogbadane) aaska sheekha ayaa waxaa ka soo qaby galay culumo awdiin,aqoonyahan, odayada dhaqan iyo dadweyne aad u faro badan Allah ha u naxriistii sh.maxamuud waxuu dhashay 1945kii waxuuna waxayna wax barshaduusi ku koobnayd culuumta diinta islaamka waxuuna ka soo bartay […]

Madaxweynayaasha Labada Dal Ee Soomaaliya Iyo Somaliland Oo Yeeshay Kulankoodii Labaad Oo Albaabadu U Xidhan Yihiin.

Madaxweynayaasha Labada Dal Ee Soomaaliya Iyo Somaliland Oo Yeeshay Kulankoodii Labaad Oo Albaabadu U Xidhan Yihiin.

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Somaliland oo Heshiis Afar Qodob Kakooban Kusexeexay Magaalada Dubay

        Dubia -Madaxweyanaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweynaha Dawlada ku meel gaadhka Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa maanta Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ku yeeshay kulankoodii ugu horeeyay.

Madaxweynaha DKMG Soomaaliya oo sheegay inay muddo kooban cagta ku marinayaan burcad-badeedda haddii la caawiyo

Madaxweynaha DKMG Soomaaliya oo sheegay inay muddo kooban cagta ku marinayaan burcad-badeedda haddii la caawiyo

Dalka Jabuuti oo laga xusayo maalinti ay ka xoroobeen gumeytihii Faransiiska

Dalka Jabuuti oo laga xusayo maalinti ay ka xoroobeen gumeytihii Faransiiska

Shirwaynihii Beelaha Reer Maxamed oo u si Habsami Leh u Socda

Shirwaynihii Beelaha Reer Maxamed oo u si Habsami Leh u Socda

Somalia: Welcome Back by Bashir Goth

Somalia: Welcome Back by Bashir Goth

With the arrest of the notorious Hassan Dahir Aweys, the inevitable defeat and apprehending of Ahmed Abdi Godane, the Joseph Kony of Somalia and his Al

Page 1 of 10123Next ›Last »

Recent Comments