Home » 2012 » July

Wasiirka Warfaafinta oo dhagax dhigay Mashaariic iyo Dhismeyaal laga hirgalinayo wasaaradaas

Wasiirka Warfaafinta oo dhagax dhigay Mashaariic iyo Dhismeyaal laga hirgalinayo wasaaradaas

Hergeisa(SPN)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa maanta dhagax dhigay mashaariic door ah oo isugu jira dhismayaal, Dib u habayn iyo Qalabayn oo ay bixisay Hay’ada USAID lagana hirgelinayo wasaaradda warfaafinta iyo Wacyigelinta. Wasiirka oo ka hadlayey munaasabadda dhagax dhiga dhismayaashaasi ayaa sheegay in mashruuc balaadhan oo maalinta berito si […]

WAR DEG DEG AH: Koox Hubaysan Oo Gordhawayd Dil U geystay Qosliyaaga Caanka Ah Ee Maarshale

WAR DEG DEG AH: Koox Hubaysan Oo Gordhawayd Dil U geystay Qosliyaaga Caanka Ah Ee Maarshale

Muqdhiso(SPN) Allah u naxariistee Cabdi Jeylaani Malaaq (Marshaale) oo ka tirsanaa Majaajiliisteyaasha caanka ah ee Hobollada Qaranka Waaberi ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Madiina kadib markii ay kooxo ku hubeysan Bastoolado ay ku weerareen hooygii uu ka deganaa Degmada Waaberi ee Gobolkani Banaadir. Kooxaha dilka u geystay ALLAHA u naxariiste Cabdi Jeylaani Malaaq ayaa waxa […]

Maxkamad Sare Oo Maanta Mar Kale Dhageystay Dacwadaha Ay U Gudbiyeen Qaar Ka Mida Ururadii Hadhay

Maxkamad Sare Oo Maanta Mar Kale Dhageystay Dacwadaha Ay U Gudbiyeen Qaar Ka Mida Ururadii Hadhay

Hergeisaa(SPN) Maxkamada sare ee Somaliland, ayaa maanta mar kale dhageysatay dacwado ka dhan ah guddida diwaanta ururada oo ay u soo gudbiyeen qaar ka midi ururadii hadhay. Ururad maanta dacwadooda la dhageystay ayaa kala ahaa NDP iyo Jamhuuriga, waxaana ay garqanaada u dooday soo bandhigeen cadaymo ay sheegeen in  ay  ku xaqiijinayaan cadaalada daro ay  […]

Wasarada Caafimaada Ee Somaliland Oo Sheegtay In Xukumada Somaliland Ay Ka Mid Noqotay Dalalka Laga Talaalayo Xanuunka Beer-Xanuunka

Wasarada Caafimaada Ee Somaliland Oo Sheegtay In Xukumada Somaliland Ay Ka Mid Noqotay Dalalka Laga Talaalayo Xanuunka Beer-Xanuunka

Hergeisa(SPN)  Ogow 28-ka bisha July ayaa loo aqoonsaday in ay noqoto maalinta cudurka beer xanuunka adduunka, iyada oo wadamo badan oo caalamka ah laga xuso maalintaasi. Somaliland ayaa sanadkan markii u horaysay laga xusay maalinta beer xanuunka adduunka, wasiirka wasaarada cafimaadka Dr Xuseen Maxamuud Maxamed (Xoog) oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiska ayaa sheegay in […]

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Irland Oo Booqasho Ku Soo Gaaray Malagalada Muqdisho Lana Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Qaar ka Tirsan Golihiisa Wasiiradda

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Irland Oo Booqasho Ku Soo Gaaray Malagalada Muqdisho Lana Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Qaar ka Tirsan Golihiisa Wasiiradda

Xukuumada Somaliland Oo Hakadgelisay Wada Hadaladii Ay Lahayd Xukuumada KMG Soomaaliya, Digniina U Dirtay Kooxda Xarakatu Islaax.

Xukuumada Somaliland Oo Hakadgelisay Wada Hadaladii Ay Lahayd Xukuumada KMG Soomaaliya, Digniina U Dirtay Kooxda Xarakatu Islaax.

  Hergeisa(SPN) Xukuumada Somaliland, ayaa  maanta ku dhawaaqday in ay hakadgelisay wada hadaladii ay lahayd  dawlada KMG ah ee Soomaaliya,,laakiin aanay ka baxayn  wada xaajoodyada ay taageersan tahay beesha caalamku. Wasiirka arrimaha dibeda Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo maanta la hadlay  warbaahinta , ayaa sheegay in ay go’aan ku gaadheen joojinta wada hadaladii socday, ilaa […]

Xanuunka Shuban Biyoodka Oo laga Soo Sheegayo Inuu Ka Dilacay Deegaamada Ay Abaartu Ku Dhufatay Ee Buuralayda Iyo Xeebaha Gobolladda Awdal Iyo Salel

Xanuunka Shuban Biyoodka Oo laga Soo Sheegayo Inuu Ka Dilacay Deegaamada Ay Abaartu Ku Dhufatay Ee Buuralayda Iyo Xeebaha Gobolladda Awdal Iyo Salel

Lughaya(SPN) xanuunka shuban biyood ayaa laga soo sheegayaa inu ku dhuftay deegaamada Gargaara bari iyo Riiga karuulle  oo kawada tirsan degmada lughaya  ee gobolka Awdal dhulkaas oo ay ku dhufteen Abaaraho baahsan oo keenay barakac xoogan. Tiro caruur ah oo uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka ayaa la soo gaadhsiiyay gaabo caafimaad oo ku yaalla Gargaara […]

Tacsi: Hooyo Axado Miigane oo ku Geeriyootay Magaalada Boon – Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun

WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN REER NUUR KADIYE HANDE IYO XAASASKA, CARUURTOODA  OO BISHAN 21/07/2012  AY HOOYO AXADA MIIGANE KU GEERIYOOTEY MAGAALADA BOON WAXAANAN ILLAAHEY UGA BARYEEYNA IN UU JANNADII FARDOWSA KA WARAABIYO DHAMMAANA EHELADII IYO QARAABADII AY KA TAGTEYNA SAMIR IYO IIMMAAN KA SIIYO  AMMIIN  AMMIIN

VIDEO: Sul.Jamac Samatar Oo Qaadhaan Ka Yimid Qurbajoogta Ku Wareejiyey Shalay Gudiga Abaaraha Ee Goboladda Awdal Iyo Salel

Source:Awdalmedia.com

Ansixinta Dastuurka Oo Galay Maalintii Labaad Iyo Dibadbaxyo Lagu Taageersan Yahay Shirka Ansixinta Dastuurka Oo Saakay Ka Bilowday Muqdisho+Sawirro

Ansixinta Dastuurka Oo Galay Maalintii Labaad Iyo Dibadbaxyo Lagu Taageersan Yahay Shirka  Ansixinta Dastuurka Oo Saakay Ka Bilowday Muqdisho+Sawirro

Muqdisho(SPN) Dibadbaxyadii ugu waaweyn ee abid ka dhaca magaalada Muqdisho ayaa saakay ka bilowday magaalada Muqdisho, kuwaasi oo lagu taageerayo shirka lagu ansixinayo dastuurka qabyo qoraalka ah ee ka furmay xarunta dugsiga Booliska ee magaalada Muqdisho. Dadweynaha dibadbaxaya ayaa socod dheer ku soo maray waddooyinka magaalada Muqdisho, iyagoo sita boorar ay ku qoran yihiin qoraallo lagu […]

Page 1 of 10123Next ›Last »

Recent Comments