Home » 2012 » August

Bayaanada Shirkii Tol ee Awdal ka Dhacay

Bayaanada Shirkii Tol ee Awdal ka Dhacay

BAYAANADA SHIRWEYNAHA TOLKA ?       In  wixii khilaafaad jira noocuu doonaba ha ahaadee  sida ugu dhaqso badan loo waajoho, loona xaliyo, si tolku hore uga socdo, iyadoo  wax kasta laga hormarinayo danta guud ee tolka.

WAR DEG-DEG AH: Gudiga Doorashada Madaxweyne Oo Shaaciyey Wakhtiga La Qaban Doono

WAR DEG-DEG AH: Gudiga Doorashada Madaxweyne Oo Shaaciyey Wakhtiga La Qaban Doono

Perspective On The Controversial TLC Group. By Suleiman Egeh

The formation of community organizations is not something easy. It is a complex, multi-layered effort that compromises multiple layers and steps. For an organization to work something similar to the following must be put in place: 1. First of all a leadership has to be identified and there must be a need for having an […]

Gudoomiyaha Cusub Prof Jaawari Oo Kulankiisu Ugu Horeeyey Magacaabay Gudiga Doorashada Madaxweynaha Dalka Soomaliya

Muqdisho(SPN) Shirka maanta oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa sidoo kale lagu dhaariyay dhowr xubnood oo ka haray dhaartii baarlamaanka, inkastoo aan la dhaarin 15-kii xubnood ee ay ku jireen hoggaamiye kooxeedyada oo kulanka maanta goobjoog ka ahaa. Bilowgii kulanka ayaa waxaa gudoomiyaha Baarlamaanka uu ka codsaday […]

Shirweynihii TOL Oo Xalay La Soo gabagabeeyey Iyo Bayaano Laga Soo Saaray Shirka

Shirweynihii TOL Oo Xalay La Soo gabagabeeyey Iyo Bayaano Laga Soo Saaray Shirka

Boorama(SPN) waxaa xalay lagu soo gababa gabeeyey shirweynihii ururka TOL ugu soconayey Hotel Rays kaas oo ay ka soo qayb galeen dhamaan beelaha ku abtirsada Awdal,Salel iyo Gabiley kuwaas oo isuga jiray wasiiro,xildhibaano,Saladiin.aqoonyahano,Culimo-awdiin iyo dhamaan bulshada qayba- heega kala duwan. oo dhamaantood ka soo jeedyiyey xidhantaanka shirkan mahadnaq baladhaan hadaba halkan ka akhriso bayanada laga […]

Boqor Raabi C/laahi Oo Ka Mid Ah Saladiinta Somaliland Gaar Ahaan Magalada Hergeisa Ee Sida Xawliga Ah UGu Sii Qulqulaya Muqdisho

Boqor Raabi C/laahi Oo Ka Mid Ah Saladiinta Somaliland Gaar Ahaan Magalada Hergeisa Ee Sida Xawliga Ah UGu Sii Qulqulaya Muqdisho

Hergeisa(SPN) Boqor Raabi Yuusuf C/laahi(Dakhare), oo ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland gaar ahaana Deegaanka Koonfurta Barrie e Hargeysa ayaa la xaqiijiyay doraad inuu ka degay magaaladda Muqdisho. Ilaa hada lama oga sababta uu Boqor Raabi uga degay magaaladda Muqdisho xilli ay dhamaatay hawshii looga baahnaa Somaliya inay madax dhaqameedku u soo xulaan xubnaha Baarlamaanka iyo […]

Shirwaynihii Ururka TOL Uga Socday Boorama Si Guul Leh Loo Soo Gabagabeeyey iyo Saladiinta Oo Mahadnaq Ka Soo Jeedisay

Borama(SPN) Shirwaynaha Ururka Tol oo mudaba kasocday magaalada Boorama ayaa si habsami ah loogu soo gaba gabeeyay  munasibada soo afmeerida shirwaynaa Ururka Tol ayaa ay kasoo qayb galeen wasiiro ka tirsan xukuumada   Somaaliland Xildhibaanada Golayaasha qaranka qaarkood Hogaamiye dhaqmeedyo Culimada magaalada Borama aaxgarad iyo hawee . Gudoomiyaha Ururka Tol Leedership Council Yuusuf Adan Qaalib ayaa ku dheeraaday […]

Xildhibano Hore Loo Diiday Oo Maxkamada Sare U Ogolaatay Inay Ku Biiraan Baarlamaanka Cusub

Muqdisho(SPN) Maxkamada sare ee dalka soomaliya ayaa si buuxda u sheegatay inay shaqsiyaadkii horay loogu diiday inay Baarlamaanka ka mid noqdaan ay ka mid noqon karaan baarlamaanka cusub ee dalku yeelanayo, islamarkaana aan wax dembi ah lagu hayn, sidaasna loogu qeybiyay kaararka aqoonsiga Golaha Baarlamaanka. Xildhibaanadan uu gudigga farsamada ka horistaageen inay ka mid noqdaan Baarlamaanka […]

Beesha Ciise Oo Shir Ku Qabsanaysa Tuullada Ceel-Gaal iyo Mas”uuliyiin Ka Tiran Dowlada Djibouti Oo Deegamadaas Soo Gaaray

Saylac(SPN) Madax dhaqameed, Siyaasiyiin iyo Wax-garadka Beesha Ciise ee ku kala nool Deegaamadda ay beeshoodu degto ee Dalalka Itoobiya, Jabuuti iyo Somaliland ayaa ku soo qul qulaya shir aan ilaa hada ujeedadiisa la cadayn oo ka dhacaya Tuuladda Ceel-gaal ee Gobolka Selal. Shirkan oo dhici doona sida lagu wado labada bishan inagu soo fool leh […]

War DEG- DEG Ah:Madaxweynaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiir Boobe Si Ku Meel Gaadh Ahna Loogu Sii Dhiibay Wasiir Cadami

Hergeisa (SPN)   Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday Wasiirkii warfaafinta iyo wacyigelinta Md. Cabdi Yuusuf Ducaalle (Boobe). Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxaanay u dhignayd sidan: war-saxafadeed: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta […]

Page 1 of 7123Next ›Last »

Recent Comments