Home » 2012 » September

Madaxweyne Faroole Oo Maanta Kulan La Qaatay Hayada UNODC Ee Qaramada-Midoobay U Qabilsan Arimaha Burcad Badeeda +Sawirro

Madaxweyne Faroole Oo Maanta Kulan La Qaatay Hayada UNODC  Ee Qaramada-Midoobay U Qabilsan Arimaha Burcad Badeeda +Sawirro

Garowe(SPN) Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa kulan la qaatey madaxa barnaamijka Qaramada Midoobey ee soowareejinta burcad badeeda Manuel Pierara iyo xubno ka tirsan UNODC. Wasiirka cadaalada Puntland Dr.Cabdi Khaliif Ajaayo ,Wasiirka Maaliyada Faarax Cali Shire ,taliyaha ciidamada Gen.Siciid Dheere iyo Taliyaha Asluubta Gen.Cali Nuur Cumar ayaa dhankooda kulankan ka qaybgalay.halka UNODC ay wehelinayeen Manuel Abdirisaq […]

VIDEO: Raysalwasarihii Hore Ee Dowlada DKMG Mr Gaas Oo Ku Soo Guryo Noqday Magalada Muqdisho Kana Hadlay Shirkii QM Ee Uu Ka Qayb Galay Iyo Waxii U Qabsoomay Ka Dowlad Ahaan

Muqdisho(SPN) Raysalwasarihii hore ee xukumadii sheekh shariif MD: C/wali Gaas ayaa maanta magalada muqdisho ku soo laabtay kadin markii uu shirkii QM  ee lagu falaqyn xaalada soomaliya uu ka qayb galay hadaba markii soo gaaray malagalada muqdisho ayaa warbaahinta halkaas kula hadlay, HADABA HOOS KA DAAWO:

Maraykanka Oo Sheegay In Al-Shabab Gabalkoodii Dhacay Kana Digay Khatarka Ka Iman Karta

Maraykanka Oo Sheegay In Al-Shabab Gabalkoodii Dhacay Kana Digay Khatarka Ka Iman Karta

        Washington(SPN)Maalmo ka hor ayey ahayd markii ciidama dowlada oo taagerrsanaya ciidamada AMISON  ay dagaal culus ku qaadeen magalada kismaayo ayaa  dowladaha daneya soomaliya ay siyaabo kala duwan ugu hadleen dagaalada ka socdo gudaha dalka soomaliya gaar ahaan magalada kismaayo dowkada maraykanka ayaa ah dowlada sida qotada dheer ugu hadlay. Kaaliyaha xog’hayaha arrimaha […]

WAR DEG DEG AH: Qarax Goordhawayd Lagu Bartilmaamsaday Kaniisad Ku Taal Xafada Islii Ee Magalada Nairobi

WAR DEG DEG AH: Qarax Goordhawayd Lagu Bartilmaamsaday Kaniisad Ku Taal Xafada Islii Ee Magalada Nairobi

N Nairobi(SPN) Qarax ayaa goor dhow waxaa lagu weeraray kaniisad ku taala xaafada Soomaalidu ku badan tahay ee Islii oo ka tirsan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan qaraxaas. Goob joogayaal ayaa sheegaya in nin hubeysan uu bam gacmeed ku tuuray kaniisad ay dad masiixiyiinta ah wax ku […]

HRW: Oo Canbareesay Dilalka Arxandaradda Ah Ee Loo Geysto Wariyaasha Soomalida Ah

HRW: Oo Canbareesay Dilalka Arxandaradda Ah Ee Loo Geysto Wariyaasha Soomalida Ah

Nairobi(SPN) Hay’adda xuquuda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa cambaaraysay dilalka isdaba-jooga ah ee ka dhanka ah suxufiyiinta Soomaalida, gaar ahaan kuwa ka howlgala magaalada Muqdisho. Agaasime ku-xigeenka hay’adda HRW ee Afrika, Leslie Lefkow ayaa sheegtay in 36 saacadood gudahood Muqdisho lagu dilay laba wariye, taas oo ay xustay inay hagardaacinayso dhaqanka isla-xisaabtanka. Leslie Lefkow waxay madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya, […]

Madaxweyne Siilanyo Oo La Sheegay Inuu Xal U Raadinayo Deegaamada Ka Tirsan G/Awdal Ee Ayamahan Danbe Muranka La Galiyey Iyo Halka Ay Raaci Doonan

Madaxweyne Siilanyo Oo La Sheegay Inuu Xal U Raadinayo Deegaamada Ka Tirsan G/Awdal Ee Ayamahan Danbe Muranka La Galiyey Iyo Halka Ay Raaci Doonan

Horjoogayaasha Al-Shabab Oo Faaruqeyey Magalada Kismaayo

Horjoogayaasha Al-Shabab Oo Faaruqeyey  Magalada Kismaayo

Muqdisho(SPN)Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada al-Shabaab ay xalay isaga baxday magaalada oo ay qeybo ka mid ah hadda joogaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Qof ka mid ah dadka deegaanka ah ayaa  sheegay in xarumihii maleeshiyada ay saaka haawanayaan, waxaana dad xamaasadeysan ay ku xoomeen xarumahoodi […]

War Degdeg Ah:Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Xubinimadii Xildhibaanimo Ka Qaaday Afar Mudane Oo Ka Tirsanaa Golaha Wakiiladda

War Degdeg Ah:Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Xubinimadii Xildhibaanimo Ka Qaaday Afar Mudane Oo Ka Tirsanaa Golaha Wakiiladda

Hergeisa(SPN) Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta xubinamadii iyo Xisaanadii Xildhibaanimo ka qaaday afar Xildhibaan oo kala ah Axmed Maxamed Beegsi , Ikraan X Daaúud, Maxamed Cali Jibriil iyo Mahdi X Xasan Sugaal, kuwaasoo uu shirgudoonku sheegay inay fasax la’aan fadhiyadii Golaha ka maqnaadeen in ka badan 20 kal-fadhi oo uu Goluhu yeeshay. Fadhiga Golaha Wakiiladda ee […]

Qudbadii Madaxwaynaha Iran uu ka Jeediyey United Nations –

Qudbadii Madaxwaynaha Iran uu ka Jeediyey United Nations –

   

Canada Tough on Iran But Won’t set ‘Red Line’ for Military Action

Canada Tough on Iran But Won’t set ‘Red Line’ for Military Action

NEW YORK – Canada will not set a “red line” that could trigger military action against Iran to stop its development of nuclear weapons.

Page 1 of 8123Next ›Last »

Recent Comments