Home » 2012 » October

Daawo Video: Trailer Filin Cusub Oo Laga Sameeyey Burcad Badeedda Oo Lamagac Baxay“Kapringer:A Hijacking”

Daawo Video: Trailer Filin Cusub Oo Laga Sameeyey Burcad Badeedda Oo Lamagac Baxay“Kapringer:A Hijacking”

Filinkan  cusub oo ay samayntiisa leedahay  Denmark ayaa ka sheekaynaya wadahadalada ka dhex dhaca dadka Maraakiibta iska leh, Shaqaalaha, iyo Afduubayaasha (Burcad Badeedda). Filinkan oo magaciisa la yiraahdo Kapringen: A Hijacking ayaa lagu wadaa inuu noqdo mid dadku ay aad u xiiseyn doonaan, si wanaagsanna loo soo duubay. HADABA HOOS KA DAAWO FILMKII OO DHAMAYSTIRAN

Daawo Video: Taliska Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland Soo Bandhigay Hub Faro Badan Oo Ay Ka Soo Qabteen Magalada Boorama

Daawo Video: Taliska Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland Soo Bandhigay Hub Faro Badan Oo Ay Ka Soo Qabteen Magalada Boorama

Boorama(SPN) Taliyaha Ciidanka Booliska ee Somaliland C/laahi Fadal Iimaan oo uu Weheliyo Taliyaha Qaybta Miinada ee Ciidanka Booliska Cumar C/Laahi Qaasaali ayaa maanta soo bandhigay Laba Boqol oo Hoobiye,kuwaas oo ay ciidamada Boolisku ka heleen Guri ku yaal Magaalada Boorama. Taliyaha Ciidanka Booliska oo Warbaahinta ugu Waramayay Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Booliska ee Caasimada Hargaysa […]

Ciidammo Ka Tirsan Booliiska Dalka Kenya Oo Dil Iyo Dhaawac Loogu Geystay Magaalada Gaarisa Ee Waqooyi-bari Kenya

Nairobi(SPN) Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidamada Booliska Kenya ayaa la dilay mid kalena waa la dhaawacay ka dib markii kooxo hubeysan ay xalay ku weerareen degmada Gaarisa ee gobolka Bari ciidamo Boolis ah oo sameynayey socod roondo ah. Goob joogayaal ku sugan degmada Gaarisa ayaa sheegay in ciidamada Booliska iyo kooxaha soo weeraray […]

Magacaabistaydii iyo maagistaydii Laba Isku Lamaanaa (Qormadii 19aad)

Magacaabistaydii iyo maagistaydii Laba Isku Lamaanaa (Qormadii 19aad)

Hergeisa(SPN) Weli waxaynu ku jirnaa 28kii Ogos 2012ka. Subaxnimadii hore Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa tilifoon ii soo diray. Wuxu igu yidhi arrin degdeg ah ayaa jira ee ii kaalay ama aan kuu imaaddo. Si dhiillo leh ayuu ii la hadlay, anna waan iska fahmay in ay sheekadii xalay tahay. Aniga ayaa xafiiskiisa ugu tegay. Wuxu […]

Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magalaada Bosaso +Sawirro

Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Oo Maanta Si Diiran  Loogu Soo Dhoweeyey Magalaada Bosaso +Sawirro

Boorama(SPN) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya, Prof.  Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), iyadoo ay meel magaalada 20km ka baxsan kaga hortageen maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso iyo kumanaan dadweyne ah oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee bulshada. Xildhibaan Cabdiweli […]

Sannad Guuraddii 20 Ee Ka Soo Wareegtay Markii La As-Aaasay Ururka Al-Islaax (Damul Jadiid) Oo Khartuum Lagu Qabtay

Sannad Guuraddii 20 Ee Ka Soo Wareegtay Markii La As-Aaasay Ururka Al-Islaax (Damul Jadiid) Oo Khartuum Lagu Qabtay

Khartum(SPN) Xaflad aad loo soo agasiimay oo ah Sanad Guuradii 20-aad ee kasoo wareegata Markii la yagleelay Xarakada Ismaaliga ah Al-Islaax (Damul Jadiid), taasi oo ay kasoo qeyb galeen Jaaliyada Soomalieed ee kusugan dalka sudan, Arday, aqoonyahano, Macalimiin, Waxgarad, Saxafiyiin iyo Masuuliyiinta sar sare ee Safaarada Soomaalida ay ku leedahay Magaalada Khartuum ee Xarunta Dalka Suudaan. […]

Guddomiyaha Baarlamanka Oo Sheegay In Qorshaha Baarlamanka Afarta Sano Ee Soo Socota Ay Tahay La Xisaabtanka Xukuumadda

Guddomiyaha Baarlamanka Oo Sheegay In Qorshaha Baarlamanka Afarta Sano Ee Soo Socota Ay Tahay La Xisaabtanka Xukuumadda

Muqdsiho(SPN) Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharraxaadka ka bixiyey dejinta Istaraatiiijiyadda Barlamaanka iyo waxa uu hiigsanayo, isagoo dhinaca kalena shacbiga Soomaaliyeed ku boggaadiyey in ay ballaariyaan kalsoonida ay ku qabaan Barlamaankooda Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” oo wareysi dhinacyo badan taabbanaya siiyey Radio Muqdisho ayaa ka warramay Istaraatiijiyadda uu ku shaqeyb doono Barlamaanka […]

Ururka Haweenka Soomaliyeed Oo Maanta Muqdisho Ku Doortay Hogaan Cusub +Sawirro

Ururka Haweenka Soomaliyeed Oo Maanta Muqdisho Ku Doortay Hogaan Cusub +Sawirro

Muqdisho(SPN) haweenka Soomaaliyeed ayaa maanta kulan balaadhan ku yeesheen Hoteelka Naasa-hablood II ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa loogu doortay guddoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed loogu doortay Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo xilligii dowladda hore ee Soomaaliya ururkan ka ahayd xubin buuxda. Hadallo laga jeediyay kulanka ayaa lagu sheegay in haweenka Soomaaliyeed ay go’aansadeen inay dib u […]

Magacaabistaydii Iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaanaa “Boobe Yuusuf Ducaale” Qormadiisii 16aad

Magacaabistaydii Iyo Maagistaydii Laba Isku Lammaanaa “Boobe Yuusuf Ducaale” Qormadiisii 16aad

Hergeisa(SPN) Waxa laga yaabaa in aydaan sidiisa u garan xigashadii aanu shalay ka soo qaadannay Damal Cabdilqaadir Koosaar Cabdi, ee bal hadda aan faah-faahin kooban ku samaynno. Hadda intaasi af-lagaaddaba ha igu ahaato e’. Nin Mujaahid ah oo tilifoon ii soo diray ayaa I xusuusiyay in aan dib ugu yara noqdo. Damal Shahiid Koosaar xigashadiisii shalay […]

Booliiska Kenya Oo Mombasa Ku Dilay Xubno Ay Ku Sheegeen Inay Xiriir La Lahaayeen Xarakada Al-shabaab Ee Soomaaliya

Booliiska Kenya Oo Mombasa Ku Dilay Xubno Ay Ku Sheegeen Inay Xiriir La Lahaayeen Xarakada Al-shabaab Ee Soomaaliya

Booliiska Kenya ayaa sheegay inay maanta oo Axad ah ku toogteen laba ruux oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha Islaamiyiinta ah ee rabshadaha kawada dalka Kenya. Toogashadan ayaa timid kaddib markii booliiska Kenya ay u dhaceen saakay aroortii hore guri ay uga shakisnaayeen inay deggenaayeen kooxaha islaamiyiinta ah oo ku yaalla deegaanka […]

Page 1 of 11123Next ›Last »

Recent Comments