Home » 2013 » August

Daawo Warkii Caawa Ka Baxay TV-ga Somali Channel Oo Dhamaystiran Dalka Iyo Dibada Isla Markaano Xiiso Leh +VIDEO

            Nairobi(LUGHAYA.COM)-Daawo wararkii caawa ka baxay Tv-ga caanka ah ee somali channel oo dhamaystiran waxii war ah ee manata ka dhacay dhulka somalidu degto iyo qodobo kale oo caalimaya. Waxaan soo jeedinaya Weriye: Xassan Sheekh Axmed Cade.

Daawo Gudoomiye Ku Xigeenkii Xisbiga KULMIYE Oo Maanta Dalka Ugu Soo Laabtay Kana Waramay Safarkiisii Shaqo Iyo Waxay Is Yidhaahden Qurba Joogta Somaliland+VIDEO

            Berbera(LUGHAYA.COM)-Gudoomiyaha ku xigeenka 1kowaad ee xisbiga Kulmiya  ayaa si weyn loogu soo dhaeyey manata magaalada Berbera halkaas oo uu kala hadlay saafaxada kana waramay arimo badan iyo waxay iso soo yidhahadeen qurba joogta soamliland ee uu la kulmay.

Daawo Shirkii Beesha Sacad Muuse Oo Lagu Kala Yaacay Ka Dib Markii Garabkii Muuse Biixi Ay Ku Dhawaaqeen Inay Qaadaceen Shirkaas Dowladana Ku Eedeyey In..+VIDEO

            Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Shirkii beesha Sacad Muuse(ISAAQ) ayaa maanta lagu kala yaacay ka dib markii garabka Taageersan Muuse Biixi Cabdi ay ku andacoodeen in shirka ay soo faro galisay madaxtooyada somaliland  isla markaana ay garteen inay isaga soo baxaan shirkaasa maadama ayey yidhaahden ay Beesha Sacad Muuse ayna  u madaxbaneen shirkaas.

Dugsigii Magaalada Cali Xaydh Oo La Bililiqaystay Iyo Dugsiyadii Dalka Oo Bari Furmi Doona

Dugsigii Magaalada Cali Xaydh Oo La Bililiqaystay Iyo Dugsiyadii Dalka Oo Bari Furmi Doona

Borama(LUGHAYA.COM)-Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Calixaydh ee ka tirsan degmada Baki ayaa sheegaya in xalayto (Habeen Hore)- la bililiqaystay dugsigii hoose dhexe ee Calicaydh Maamulaha dugsigaasi oo magiciisa layidhaahdo Yuusuf Sheekh Daahir Bilaa ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in dhalinyaro gadoodsan oo ahaa ardaydii hore uga baxday dugsigaasi oo hada ku jira sagandariyada magaalooyinka Borama iyo […]

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shir Albaabadu U Xidhnaa Yeeshay Mudooyinkan Danbe Oo Maanta Qodobo Ka Soo Saaray+WARSAXAAFDEED

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shir Albaabadu U Xidhnaa Yeeshay Mudooyinkan Danbe Oo Maanta Qodobo Ka Soo Saaray+WARSAXAAFDEED

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-War-saxaafadeed: Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta war saxafadeed ka soo saaray kulan uu albaabku u xidhnaa oo ay goluhu lahaayeen dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay,war-saxafadeedkan oo ay mudanayaashu ka soo saareen dhawr qodob oo ay xukuumadda u soo jeediyeen waxanuu u dhignaa sidan:-

Daawo Sariimad Casri Ah Iyo Suuqweyn Oo Maanta Laga Hirgaliyey Bariga Magaalada Borama + VIDEO

Daawo Sariimad Casri Ah Iyo Suuqweyn Oo Maanta Laga Hirgaliyey Bariga Magaalada Borama + VIDEO

Borama(LUGHAYA.COM)-Sariimada cusub ayaa maanta laga hirgaliyey bariga magaalada Borama . Suuqan oo ah mid gaar loo leeyahay ayaa waxa dhismihiisa hirgaliyey muwaadin hantiile ah oo lagu magacaabo Xuseen Daahir Mixile . Dhismaha Sariimadani ayaa waxa ay ka koobantahay 3000 oo mitir labajibaaran , waxana ay iskugu jirtaa qaybaha khudrada iyo hilibka in lagu gado loogu […]

Suuq Weyn Oo Laga Furay Xaaafad Ka Mida Magaalada Borama Loona Bixiyey Magaca (Awdal City Center)

Suuq Weyn Oo Laga Furay  Xaaafad Ka Mida Magaalada Borama Loona Bixiyey Magaca (Awdal City Center)

Borama(LUGHAYA.COM)-Waxa xaafadaha Sh. Cali Jawhar gaar ahaan bariga magaalada Boorama laga furay suuq cusub oo aad u balaadhan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo loogu magac daray Awdal City Center, kaasi oo uu maal galiyay muwaadin reer Somaliland ah oo magaciisu yahay Xuseen Daahir Mixile.

Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee UCID iyo WADANI Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Dib U Dhac Diwaan Galinta Doorashooyinka

Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee UCID iyo WADANI Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Dib U Dhac Diwaan Galinta Doorashooyinka

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Xisbiyada mucaaradka ah ee UCID iyo WADANi ayaa walaac xoogan ka muujiyay in aan wali la qaban diiwaangalintii cod bixiyayaasha doorashooyinka,waxaanay xukuumada ku dhaliileen inuu ka muuqdo cago jiid loona baahan yahay in diiwaangalinta inta sanadkan ka hadhay lagu qabto si doorashooyinku ay wakhtigoodii ugu qabsoomaan. Waxa ay xisbiyada mucaaradka ahi ayaan daro ku tilmaameen […]

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya Xassan Sheekh Oo Maanta Safiirka Cusub Ee Dowlada Ethiopia Ka Gudoomay Waraqiisa Aqoonsiga

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya Xassan Sheekh Oo Maanta Safiirka Cusub Ee Dowlada Ethiopia Ka Gudoomay Waraqiisa Aqoonsiga

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqihiisa Aqoonsiga ee danjirinimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Ethiopia u soo magacawday Soomaaliya.

Laacibka Liverpool Coutinho Oo Sheegay In Uu Waligiis Maqal Macalinka Manchester United Ee “Moyes” Ka Hor Inta Uusan Liverpool Imaan

LUGHAYA SPORTS-Philippe Coutinho ayaa qirtay inuusan waligiis maqlin David Moyes ka hor inta uusan ku biirin Liverpool. Xiddiga reer Brazil ayaa Anfield berrito kaga horimaan doona kooxda heysata horyaalka Premier League ee Manchester United, waxaana uu sidoo kale sheegay inuusan waxba ka aqoon taariikhda Manchester United marka laga reebo xilli ciyaareedkii hore. Markii la weydiiyay […]

Page 1 of 24123Next ›Last »

Recent Comments