Home » 2013 » September

Daawo Shirka Beesha Bahaber Celi Oo Soo Gababa Gaboobay+ VIDEO

Borama LUGHAYA .COM W axa deegaanka fARALACAD Ee Gobolka Awdal lagu soo gabagabeeyey shirbeeleedka beesha Bahabar Celi  oo in mudo ah halkaasi ka socday HOOS KA DAAWO        

Waxqabadka Maayerka Borama Oo Si Xoogan Loo Dhaliilay Iyo Sababta

Waxqabadka Maayerka Borama Oo Si Xoogan Loo Dhaliilay Iyo Sababta

Borama (LUGHAYA.COM)-Xildhibaan Rooble Muuse Xoosh oo ka mid ah xildhibaanada golaha degaanka ee Boorama ayaa si xoogan u dhaliilay hawlaha ay bulshada u hayso D/Hoose ee Boorama, faxana uu farta ku fiiqay in Hogaanka qaybta fulinta ee D/Hoose oo ah maayarka Boorama Md. Saleebaan Xasan Xadi uu ka cago jiidayo habsami u socodka hawsha isla […]

Is-xanbaarka is-xanbaartay ma xanbaari karnaa? (Xukuumadda iyo xeer-dejinta) By Boobbe Yuusuf Qaybtii Koowaaad

  “Waxaan garanayaa, Haddii ay gef tahay, Galab aan fogayn, Nidar in aan ku galay, Nin damboo giblada, Sidii Guul-wadii, ‘Hay-Hay’ la guro, Inaan gooddi iyo, Dib gafuur-xidh kale, Ugu suuro-gelin,”   Maansadii Gar-naqsi, Gaarriye, 24/4/1983kii, Jiidihii hore ee dagaalladii dibuxoreynta Qaran,Ma maqli jirteen: “Is-ma dhaantiyo dhasheed.” Alleylehe waa tan oo kale. Waxa ka sii […]

Dugsiga Xuseen Miigane Ee Degmada Dila Oo Abaal marin Gudoonsiiyey Gabadhii Kaalinta Koowaad U Gashay Dugsiyada Dhex Ee G/ Awdal

Borama LUGHAYA.COM-Munaasibad balaadhan oo lagu maamuusayey sanad dugsiyeedka cusub ee dugsiga Xuseen Miigane degmada DILA ayaa maa maanta lagu soo bandhigay laba arday oo gabdho ah kuwaasi oo galay kaalimaha koowaad iyo la baad ee imtixaanaadka shahaadiga ee fasalada sideedaad ee gobolka Awdal . Munaasibadani oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka dugsigaasi Xuseen Miigane ee […]

Daawo Warkii Caawa Ka Baxay Somali Channel Tv Oo Dhamaystiran Iyo Dhamaan Waxii War Ah Ee Maanta Ka Dhacay Dhulka Somalidu Degto+VIDEO

            Nairobi(LUGHAYA.COM)-Daawo warkii caawa ka baxay Tv-ga somali channel oo dhamaystiran dhamaan waxii maanta ka dhacay dhulka somalidu degto somaliland,puntland,somaliya iyo qodob kale OO XIISO LEH.

Daawo Beelaha Habar-cafaan(Samaroon) Ee Dega Gobolada Awdal,Salal Iyo Gabiley Oo Sheegay Inay Ka Cabanayaan Saami Qaybsiga Maamulka Siilanyo+VIDEO

            Borama(LUGHAYA.COM)-Daawo beesha habar-cafaan(samaroon) oo sheegtay inay saami qabsiga dowlada siilanyo ay quus ka taagan yihiin isla markaana  ay u baahan yihiin saami qaybsi dhaba inay ka helaan maamulka somaliland.

Madaxwayne Silanyo Oo Maanta Ka Qayb-galay Xaflad Lagu Maamuusayey Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacada Hargesya

Madaxwayne Silanyo Oo Maanta Ka Qayb-galay Xaflad Lagu Maamuusayey Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacada Hargesya

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta ka qeyb-galay xaflad balaadhan oo ay ku qalin-jabinayeen dufcadii 10-aad ee ka aflaxday jaamacadda Hargeysa oo tiradoodu dhamayd 744 arday oo wax ka bartay sagaal kuliyadood oo kala duwan.

Maxaa Ku Cusub Fanka Somaliyeed Hees Aad U Macaan Oo La Yidhaahdo HADIMO iyo Fananakii Codka Macaanaa King Khalid

Maxaa Ku Cusub Fanka Somaliyeed Hees Aad U Macaan Oo La Yidhaahdo HADIMO iyo Fananakii Codka Macaanaa King Khalid

            SUUGAANTA: Daawo hees aad u macaan oo cusub oo lamagac baxday HADIMO oo uu ku luuqanayo fanaanka codka macaan King Khalid heestan ayaa soo baxday sannadkan aan ku jirno ee 2013 waana heesa aadka ugu fiican sanadkan.

DHAGAYSO-Dhacdo Naxdin Leh Gabar Somaliyeed Oo La Sixray Si Xaaran Ahna Loogu Haystay Muddo Oo Ka Sheekaynaysa

        London(LUGHAYA.COM)- Dhacdo aan hore loo arag ayaa qabsatay gabar somaliyeed oo ku nool dalka Holland ka dib markii Nin madow ahi uu sixray si xaaran ah uu u haysatay muddo badan.

Daawo Haweenayda Xooghaya Maaliyada Ee Xisbiga UCID Oo Xukumada Somaliland Ku Dhaliishay Siday Ula Dhaqmaan Asxaabta Mucaaradka Xiliyada Qalinjabinta Jamaacadaha Dalka+VIDEO

Daawo Haweenayda Xooghaya Maaliyada Ee Xisbiga UCID  Oo Xukumada Somaliland Ku Dhaliishay Siday Ula Dhaqmaan Asxaabta Mucaaradka Xiliyada Qalinjabinta Jamaacadaha Dalka+VIDEO

              Hergeisa(LUGHAYA.COM)- Faadumo Siciid oo ah xooghaya maaliyada ee xisbiga UCID ayaa si kulul u dhaleeceeysay  xukumada somaliland sida ay ula dhaqmaan ama hadalada Qalafsan ee ay ku duraan Asxaabta mucaaradka xiliga lagu jiro xafladaha qalanjibta jaamacadaha dalka.

Page 1 of 31123Next ›Last »

Recent Comments