Daawo Beelaha Habar-cafaan(Samaroon) Ee Dega Gobolada Awdal,Salal Iyo Gabiley Oo Sheegay Inay Ka Cabanayaan Saami Qaybsiga Maamulka Siilanyo+VIDEO

20130929013003

 

 

 

 

 

 

Borama(LUGHAYA.COM)-Daawo beesha habar-cafaan(samaroon) oo sheegtay inay saami qabsiga dowlada siilanyo ay quus ka taagan yihiin isla markaana  ay u baahan yihiin saami qaybsi dhaba inay ka helaan maamulka somaliland.

Hadaba Hoos Ka Daawo Sida Ay Cuqaashu U Dhaliileen Maamulka Somaliland.

Lughaya.News

Borama/Office.

You must be logged in to post a comment Login

Recent Comments