Home » 2013 » September (Page 2)

Barcelona Oo Shaacisay Mudada Uu Garoomada Ka Maqnaanayo Lionel Messi Ka Dib Dhaawacii Soo Gaaray

LUGHAYA SPORST-Barcelona ayaa xaqiijisay in labo ilaa iyo seddex isbuuc uu Lionel Messi ka maqnaan doono garoomada ka dib dhaawac xalayto ka soo gaaray bowdada.

Xildhibaanada Nacnac Iyo Tukaale Oo Ka Jawaabay Eedaha Loo Jeedinayo Mudanayaasha Ansixiyay Xeerka Wadooyinka Ee Ah Inay Lacag Ku Codeeyeen

          Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Xildhibaan Bashiir Tukaale, oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ee u coddeeyay xeerkii Takaaliifta horumarinta wadooyinka oo uu hore uga soo horjeeday, ayaa ka dareen celiyey aragtida shacabka qaar qabaan ee ah in isaga iyo Mudanayaashii xeerkii meel mariyeyba la laaluushay.

Daawo Xoghaya Xisbiga UCID Ee Gabiley Oo Badhasaabka Degmada Gabiley Ku Riixay Inuu Taageero Madasha Wadatshiga Iyo Toosinta Qaran+VIDEO

Gabiley(LUGHAYA.COM)-Xoghaya xisbiga UCID ee Gobolka Gabiley ayaa badhasaabka Gabiley ku canaantay inuu taagero gabiley ugu raadinayo madasha wadatashiga iyo Toosinta qaranka.

Siilanyo Waxa Uu Dalka Ka Galey, Danbiyo Waaweyn Oon La Qarin Karin By: Taher

Siilanyo Waxa Uu Dalka Ka Galey, Danbiyo Waaweyn Oon La Qarin Karin By: Taher

Ugu horeyn  waxaan  salaamayaa  bahda  saxaafada iyo akhristayaasha sharafta leh, “Ascww”.

Ma Waxbaa Ka Khaldan Cashuur Kordhinta Xukumadu Dhowaan Saartay Xoolaha iyo Gadiidka Waawayn? By Ducaale

Cashuurtu waa asaaska dawladu wax ku maamusho, hourumarka dawlada hada jirta ku talaabsatayna waxa sal u ahaa cashuur kordhin iyo ururin uu hormuud ka ahaa wasiirka hore ee maaliyada  mudane Maxamed Xaashi Cilmi, waxaana la qabaa in weli cashuuro kale oo dihin la qaabayn karo sida uu qoraal ku soo bandhigay dhowaan.

Madaxweynaha Somaliya Oo Maanta Muqdisho Dib Ugu Soo Noqday Kana Warbixiyey Safaradii Dibada

Madaxweynaha Somaliya Oo Maanta Muqdisho Dib Ugu Soo Noqday Kana Warbixiyey Safaradii Dibada

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka dalka dib ugu soo laabrtay.

Daawo Weriye Jamaal Oo Barnaamij Xiiso Badan Ka Soo Daayey Channel 4Tv Uu Kaga Hadlayo Sababaha Ka Danbeeyey Werarkii Wastegate Mall Iyo Halka Ay Ka Soo Jeedan Ragii–+VIDEO

        London(LUGHAYA.COM)-Weriye jamaal ayaa warbixin xiiso badan leh ka soo dayey channel 4Tv oo uu kaga hadlayo dagaalkii wastegate mall sida uu u dhacay iyo Ragii werarkaas geystay halka ay ka soo kala jeedaan.

Daawo Kalfadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Warbixin Ku Saabsan Dhanka Amniga Ka Dhagaystay Wasiirka Arimaha Gudaha+VIDEO

Daawo Kalfadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Warbixin Ku Saabsan Dhanka Amniga Ka Dhagaystay Wasiirka Arimaha Gudaha+VIDEO

              Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Kalfadhigii maanta ay yeesheen golaha wakiilada spmaliland ayaa maanta warbixin ka hadlaysa xaalada Guud ee dalka ka dhagaystay wasiirka arimaha gudaha somaliland Cali Maxamed warancade.

Arday Ka Qalinjabisay Xarumaha Barashada Xirfadaha Ee AYODA iyo HAVOYOCO Oo Shahaadooyin La Gudoonsiiyay

Borama(LUGHAYA.COM)-Badhasaab ku xigeenka gobolka Awdal ayaa maanta shahaadooyin gudoonsiyay 94 dhalinyaro iyo dad waawayn isugu jira oo dugsiga muhiimka ah ee farsamada gacanta ee ururka AYODA iyo kan ururka Havoyoco ee magaalada Boorama ku bartay xirfado kala duwan oo shaqo abuurka ka caawin doona.

Tacsi Tiranyo Leh Oo Ku Socota Qoyska Reer Dabshid Oo Walaashood AHUN Marxuumad Sacaada Dabshid Ay Ku Geeriyootay Mag. Hargaysa

Abokor Xasan Caafi Maxamed Aadan Ibrahin (D ADAN) Cabdale Cali Yuusuf Cabdifataax Axmed Maxamed Maxamed Nuur Muuse Maxamed Xasan Ismaaciil Qaasim Daahir Cilmi Xasan Ciise Raage Cabdicasiis Cabdilaahi Maxamed Cumar Sheekh Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyootay AHUN Sacaada Cabdilaahi Xuseen Dabshid oo ku

Recent Comments