Home » 2013 » September (Page 31)

Heshiiska Uu Gareth Bale Ugu Biirayo Kooxda Real Madrid Oo Maanta La Filaayo In Si Rasmiya Loo Xaqiijin Doono

LUGHAYA SPORTS-Sky Sports ayaa sheegeysa in heshiiska Gareth Bale uu uga tagayo Tottenham uguna biirayo Real Madrid in la xaqiijin doono maanta xilli danbe.

Dagaal Xoogaan Oo U Dhexeeya Ciidamada Etoobiyaan Ah Iyo Xoogaga Al-shabaab Ayaa Ka Dhacay Deegaanka Qansax-Dheere Ee Gobolka Bay

            Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Dagaal xoogan ayaa xalay ka qarxay deegaanka Qansax-Dheere oo ka tirsan Gobolka Bay kaas oo u dheexeya ciidamada dowlada soomaliya oo garabsanaya ciidamo Ethiopian ah iyo kooxaha al-shabaab oo dhinac,dagaalkan aya ala sheegay in la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan isla markaana dhimasho iyo dhaawacba sababay.

Recent Comments