Home » 2013 » October

Daawo Waraysi Fanaanada Caanka ah Ee Johara Adan Cashuur Borama

Borama LUGHAYA.COM Waxa maanta aanu waraysi layeelanay Johara Aadan Cashuur oo ka mid ah fanaaniinta waawayn ee dhulka ay Soomalidu degto aad looga yaqaano taasi oo aanu dhawaan magaalada Borama Kula kulanay HADABA WARAYSIGII HALKAN KA DAALACO

Muuse Biixi iyo Kooxda Daba Joogta, Oo Bilaabay Loolan Qabyaaladaysan Oo ka Dhan ah Gudomiye Abiib Xamud Jibriil

Hargaysa (LUGHAYA.COM ) Garabka Muuse ayaa tan iyo markii shalay lagaga adkaaday doorashadii xubnaha guddoominaya guddida ayaa gudagalay loolan cunsuriyeysan oo ay ku diidanyihiin gudoomiye Abiib Xaamud Jibriil oo ka Soo jeeda Beelaha Gobolada Awdal iyo Saalal waxana ay bilaabeen in ay Ergo u dirtaan Madaxweyne Siilaanyo si uu Garabka Guulaystay ugu qanciyo in ay […]

Maraakiib Muwaadin Reer Awdal Oo Shirkada Indhodeero Dhacday Warbixin

BoramaMuwaadin reer awdal ah Oo layidhaado C/Qani Ismaaciil Faarax (Miyir) iyo Suldaan Naaji Cismaan Dirir oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada-Borama ayaa sheegay in shirkada Indho Deero ay ka dhacady maraakiib uu isagu masuul ka ahaa muwaadinkan oo arimahaasi ka hadlaya ayaa waxa uu yidhi. “Markay taariikhdu ahayd 11/9/2013 ayaan heshiis ku kala qoranay […]

Daawo Salaadiinta Dhaqanka Oo Xukuumada Ku Canbaareeyey Xadhiga Marwo Luul Xasan Mataan

Borama LUGHAYA.COM–Waxa hadaba maanta shirjaraaid si wada jir ah ugu qabtay magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal  salaadiinta cuqaasha iyo madaxdhaqameedyada kalagadisan ee gobolada Awdal Salal iyo Gabilay , kuwaasi oo si kulul u canbaareeyey xadhiga  ay xukuumadu xabsiga ugu taxaabtay marwo Luul Xasan mataan waxana ay cod dheer oo midaysan ku cabireen sida ay […]

Abiibakar Xaamud Jibriil Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Gudiga Qaban Qaabada Shirwaynaha KULMIYE

 Hargeysa(LUGHAYA.COM)-Guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye ayaa kulan ay goor dhaweyd magaaladda hargeysa ku yeesheen ku doortay hogaanka Rasmiga ah ee hogaamin doona hawlaha qaban qaabada kuwaas oo kala ah: Guddoomiye, ku-xigeen, Xoghaye iyo Af-hayeen. Guddidi waxay Guddoomiye u doorteen Abuubakar Xaamud Jibriil, Guddoomiye, ku-xigeen Xildhibaan Saleebaan Cabdi Cali Bukhaari, Xoghaye C/raxmaan Maxamuud Caraale halka […]

Salaadiinta Dhaqanka Ee Gobolada Awdal Salal Iyo Gabilay Oo Si Kulul U Canbaareeyey Xadhiga Marwo Luul Xasan Mataaan

Borama LUGHAYA.COM – Maalmihii ugu danbeeyey waxa si wayn isku soo taraya dhaleecaynta iyo canbaaraynta ay u soo jeedinayaan qaybaha kalagadisan ee bulshada reer soomaaliland xukuumada madaxwayne Siranyo, taasi oo la xidhiidha habkii waxshinimada ahaa ee xabsiga loogu taxaabay Marwo Luul Xasan Mataan totobaadkan. Waxana dadkaasi ka mid ah siyaasiyiin , ururada xuquuqul Insaanka, iyo […]

Daawo Warkii Caawa Ka Baxay Somali Channel Oo Dhamaystiran Iyo Dhacdooyinkii Ugu Danbeeyey Ee Ka Dhaca Dhulkan Somalida Degto

Nairobi(LUGHAYA.COM)-Daawo warkii caawa ka baxay somali channel oo dhamaystiran soona koobaya dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee ka dhaca dhulka somalidu degto iyo guud ahaanba calaamaka kale.

Chelsea Oo Emirates Stadium Ku Dubatay Arsenal Iyo Manchester United Oo Badisay Ciyaaro Goordhawayd Soo Dhamaaday

Chelsea Oo Emirates Stadium Ku Dubatay Arsenal Iyo Manchester United Oo Badisay Ciyaaro Goordhawayd Soo Dhamaaday

LUGHAYA SPORTS-Chelsea ayaa iska xaadirisay wareega 8da ee koobka Capital One Cup ka dib markii ay 2-0 ku dubteen kooxda Arsenal oo marti loogu ahaa Emirates Stadium.

Daawo Gudida Qabab Qaabada Shirwaynaha beelaha Bahabar Muuse Oo Mudaynaya Shirka

Borama LUGHAYA.COM- Gudida qabanqaabada shirweynaha Beesha Bahabar Muuso oo maanta shirjaraa’id ku qabtay magaalada Boorama ayaa sheegay inay shirkii uu qabsoomi doono gabagabada bisha 12aad ee sanadkan 2013ka, hadaba Gudida qabaqaabada oo uu horkacaayay Suldaan Abshi ayaa ka waramay arintaasi, halkan ka daaawo.

Jaadley ilaa Dhakhtarad: Astaanta Hal-adayga iyo Dhiiranaanta

Dunidani sida xawliga ah u koraysa, waxaynu inta badan maqalnaa sheekooyin dareen-taabad leh oo dhiiga dhaqaajinaya. Waxaynu akhrinaa sheekooyin ku saabsan dad noloshooda meel hoose ka bilaabay, hadana figta sare fuulay, hindisay barnaamijyo lagu guulaystay, qaarkoodna ay noqdeen maareeyayaal sare iyo waliba madaxweynayaal. Sheekadani hoos ku xusani, kama xiiso yara, nuxur ahaana kama macno yara, […]

Page 1 of 33123Next ›Last »

Recent Comments