Home » 2013 » November

Daawo Warkii Caawa Ka Baxay Tv-ga Somali Channel Oo Dhamaystiran Iyo Dhacdooyiinkii Ugu Daneeyey Ee Dhaca Dhulka Somalidu Degto+VIDEO

Nairobi(LUGHAYA.COM)-Daawo warkii caawa kabaxay somali channel oo dhamaystiran isla markaana soo koobaya dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee ka daca dhulka somalidu Degto iyo Qodobo Kale Oo Xiiso Leh.

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADANI Oo Maamulka Puntland Ku Eedeeyay Dagaalka Iyo Xadgudubka Ay Ku Soo Qaaday Taleex, Xukuumadda Madaxwayne Silanyo-na Ku Dhaliilay Daawashada Dhibta Shacabkeeda

LUGHAYA.COM-Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI ayaa si kulul u cambaareeyay dagaalka uu maamul Goboleedka Puntland ku soo qaaday,Degmada Taleex,isla markaana xukuumadda Somaliland ku eedeeyay in ay ka gaabsatay ficil ahaan iyo awood ahaanba arrintan oo ah dagaal badheedh ah oo ay puntland ku soo qaaday shacabka Somaliland ee degan jiidahaasi.

Daawo SAWIRADA Iyo Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Ee Dadweynaha Ku Dhaqan Deegaanka Arabsiyo Oo Uu Horkacaayo Suldaanka Reer Gabiley Suldaan Samater

Daawo SAWIRADA Iyo Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Ee Dadweynaha Ku Dhaqan Deegaanka Arabsiyo Oo Uu Horkacaayo Suldaanka Reer Gabiley Suldaan Samater

Gabiley(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta socdaal shaqo ugu kicitimay gobolka Gabiley ayaa si diiran oo aan kala hadh lahayn loogu soo dhawayeeyay guud ahaan degmooyinka gobolka Gabiley, iyadoo kumanaan dadweyne ahi ay u soo baxeen soo dhawayntiisa.

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Munaasabad Qalin Jabin Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Gabiley Iyo Soo Dhaweyn Weyn Oo Uu Kala Kulmay Dadweynaha+SAWIRO

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Munaasabad Qalin Jabin Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Gabiley Iyo Soo Dhaweyn Weyn Oo Uu Kala Kulmay Dadweynaha+SAWIRO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-kuman qof oo ka mid ah dadweynaha reer gabiley oo aan maanta u kala hadhin soo dhaweyntaaMadaxeynaha Somaliland Axmed maxamed maxamuud siilanyo oo maaanta ka qayb galey xaflada qalinjabinta.

Daawo Odayaasha Garbo Dadar Oo Ka Digay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Kara Isku-day Dil Oo Loo Gaystay Maayerka Garbo Dadar+VIDEO

Daawo Odayaasha Garbo Dadar Oo Ka Digay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Kara Isku-day Dil Oo Loo Gaystay Maayerka Garbo Dadar+VIDEO

Borama(LUGHAYA.COM)- Siyaasiyiin iyo odayo dhaqameedka degmada Garbo dadar ee Gobolka Salal ayaa maanta shir jaraaid oo ay ku qabteen magaalada Borama , waxa aanay kaga hadleen arimo badan oo ay ka mid yihiin qulqulatooyinkii  ka dhacay deegaanka Garbodadar ee gobolka Salal kuwaasi oo ay ka mid tahay iskuday dil oo dhawaan degmadaasi ka dhacay kaasi […]

Taliyaha la’aanta Socdaalka Ee Maamulka Somaliland Oo U Jawaabay Eedaymo Ugu Yimid Taliyaha La’aanta Socdaalka Ee Dowlada Somaliya+DHEGAYSO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Taliya La’aanta socdaalka ee Maamulka somaliland ayaa jawaab u celiyey dhigiisa dowlada somaliya Mr: Gaafo kaas oo hore u Eedeeyey la’aanta socdaalka ee somaliland.

“Waa Igu Adkeyd Inaan Casaan Siiyo Zidane” Garsoorihii Finalka Koobkii Adduunka 2006 Oo Hadlay.

LUGHAYA SPORTS-Garsoorihii casaanka siiyay Zinedine Zidane markii uu herdiyay Marco Materazzi finalkii Koobka Adduunka ee 2006 ayaa sheegay inay aheyd go’aan adag laakiin aysan aheyn waqtigii ugu muhimsanaa ee waayihiisa garsoorenimo.

Soomaaliya Oo Dib U Soo Nooleysay Xiirkii Kala Dhaxeeyey Nigeria+WARSAXAAFADEED+SAWIRO

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-WAR-SAXAAFADEED: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Xarunta Villa Somaaliya ku qaabilay Safiirka Dowladda  Nigeria  Mudane Akin Oyateru.

BREAKING NEWS:Mudanayaasha Baarlamaanka Oo Bilaabay Ka Doodista Mooshinka Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumadda Soomaaliya

BREAKING NEWS:Mudanayaasha Baarlamaanka Oo Bilaabay Ka Doodista Mooshinka Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumadda Soomaaliya

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow bilaabay ka doodista mooshinka kalsoonida kala noqoshada Xukuumadda uu hogaamiyo Ra’iisul wasaare Cabdi Faraax Shirdoon “saacid”

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Khilaafka Xisbiga KULMIYE By: Prof: Aadan Diiriye Dixood

Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Khilaafka Xisbiga KULMIYE By: Prof: Aadan Diiriye Dixood

Khilaafka xisbiga Kulmiye ee loo tamar & maaraba laayahay ilaa maanta maaha mid ugub ah. Balse, waa mid hore u soo jiray mudo dheer, soona maray heerar & marxalado kala duwan oo midiba midka kale ka adkayd. Wuxuuna ugu horrayntii dibada u soo baxay markii xisbiga Kulmiye uu dhexdiisa iska soo xulayey Murashixiintii u ordi […]

Page 1 of 28123Next ›Last »

Recent Comments