Home » 2013 » December

Daawo Warkii Caawa Ka Baxay Somali Channel Iyo Dhacdooyinkii Ugu Danbeeyey Ee Dhulka Somalidu Degto Ka Dhaca+VIDEO

Nairobi(LUGHAYA.COM)-Daawo warkii caawa ka baxay soamli channel Tv iyo warkiisi ugu danbeeyey ee sannadka ina dhaafay ee 2013.

Daawo Culimada Somaliland Oo Fariin Ku Aadan Xuska Iyo Dabaal Dega Sannadka Cusub Ee 2014 U Diray Shacabka+VIDEO

          Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Qaar ka mida culumada somaliland ayaa fariin u diray shacabka somaliland gaar ahaan dhalinyarada oo ku Aadan xuska iyo Dabaaldega sannadka Cusub oo caawa Noqaya 01/01/2014 ama maalintiisi ugu horaysay iyagoona ku booriyey in laga dheeraado Arimahaas.

Taliyihii Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Laascaanood Oo Ooda Ka Qaaday Maxaabiis Ku Xidhnaa Xabsigaasi Kadibna Isku Dhiibay Maamulka Puntland

Taliyihii Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Laascaanood Oo Ooda Ka Qaaday Maxaabiis Ku Xidhnaa Xabsigaasi Kadibna Isku Dhiibay Maamulka Puntland

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Taliyihii Xabsiga Magaaladda Laascaanood Cabdi Nuur Aadan iyo tiro maxaabiis ah ayaa la sheegay in ay u baxsadeen dhinaca Maamulka Puntland. 

SPORTS:Patrice Evra: Waa Xili Hore In Laga Hadlo Ku Guulaysiga Horyaalka”

LUGHAYA SPORTS: Daafaca kooxda Man United Patrice Evra ayaa sheegay inay xili hore tahay in loo saadaaliyo kooxdiisa Man United hanashada horyaalka ingiriiska kadib markii kooxdiisa ay ku bilaabatay horyaalka qaab ciyaareed liita.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon Oo Philippe Lazzarini u Magacaabay inuu ku xigeen U Noqdo Nicholas Kay

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon Oo Philippe Lazzarini u Magacaabay inuu ku xigeen U Noqdo Nicholas Kay

LUGHAYA.COM- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa u magacaabay ninka u dhashay dalka Switzerland ee Philippe Lazzarini inuu noqdo ku xigeenka wakiilkiisa u qaabilsan arrimaha Soomaaliya iyo isku duwaha arimaha bini’aadanimada Soomaaliya, xilkaas oo uu horay u hayey. Mr. Lazzarini ayaa noqon doona ku xigeenka ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Somalia Nicholas […]

“Madaxwaynaha Somalia Wuxuu Yidhi Waar Horta Ninkan Kaambaynka Cs Inagu Haya Ee Ina Samatar Muxuu Boorama Uga Talin Waayey” Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

“Madaxwaynaha Somalia Wuxuu Yidhi Waar Horta Ninkan Kaambaynka Cs Inagu Haya Ee Ina Samatar Muxuu Boorama Uga Talin Waayey” Prof. Axmed Ismaaciil Samatar

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Professor Axmed Ismaaciil Samatar ayaa markale ka waramay ma-hadhooyinkii ka soo qabsaday wakhtigii uu magaaladda Muqdisho joogay, kaas oo ka xog-waramay arrimihii calool xumada uu kaga caagay Somalia ku dhaliyey, kaas oo ka xusay in wakhtigii uu u tartamayey Madaxwaynaha Somalia in madaxwaynihii hore ee Soomaaliya inuu ku tiraabay hadalo takooraya isaga iyo dhamaan bulshadda […]

Somalilanders need to give the Fresh non-traditional, non-recycled UCID candidates for the presidency of the Somaliland Republic a chance By: Suleiman Egah

Somalilanders need to give the Fresh non-traditional, non-recycled UCID candidates for the presidency of the Somaliland Republic a chance By: Suleiman Egah

 “Those who stand for nothing will fall for everything.” President Harry Truman.

Soddoh-da Maxaa keenay Halka Gacantu…. By: Badmaax

Soddoh-da Maxaa keenay Halka Gacantu…. By: Badmaax

Waagii hore ee aan aqoonta dadku korin waxa maxkamad u ahaa rag allaah garasho ugu deeqay.Marka xaajo la furfuri waayo waxa loo gayn jiray ragga noocaas ah oo garyaqaano ahaa.Waxa ka mid ahaa nin caan ku ahaa carradan aynu ku noolahay,lana odhan jiray Ina-Sanwayne(AHN).Marxuum-kaasi waxa uu awoow hooyo u ahaa Madaxweyne Axmed-siiraanyo.

Somalidii Ugu Horaysay Ee Ka Soo Cararta Dagaalada Ka Socda Koonfurta Sudaan Oo Soo Gaadhay Muqdisho Iyo Tiro Cusub Oo Isduwaangalisay+SAWIRO

Somalidii Ugu Horaysay Ee Ka Soo Cararta Dagaalada Ka Socda Koonfurta Sudaan Oo Soo Gaadhay Muqdisho Iyo Tiro Cusub Oo Isduwaangalisay+SAWIRO

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Shalay ayey ahayd markii somali badan  ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade International Airport ka dib markii dowlada somaliya ay u dirtay diyaarad khaasa oo muwaadiinta somalida halkaas ka soo qaaday.

Lecture: making the Somaliland future by Professor Ahmed Ismail Samatar

Lecture: making the Somaliland future by Professor Ahmed Ismail Samatar

Somaliland communities in London would like to invite you to a lecture by Professor Ahmed Ismail Samatar, “making the Somaliland future” at Arts 2 Lecture theatre, Queen Mary University, E1, on Sunday 12th January 2014, 4pm- 8pm.

Page 1 of 24123Next ›Last »

Recent Comments