Home » 2014 » January

SPORTS:Liiska Ciyaartoyda La Kala Iibsaday Ama Amaahda Lagu Qaatay Iyo Suuqa Oo Caawa Saqda Dhexe Xidhmi Doona

LUGHAYA SPORTS-Suuqa kala iibsiga ayaa maanta ku eg waxaana halkaan idin kugu soo gudbineynaa liiska ciyaartoyda ilaa iyo haatan la kala iibsaday ama amaahda lagu qaatay ee si rasmi ah loogu dhawaaqay.

Daawo Majaajilaystayaasha Sooran Iyo Jawaan Oo Ruwaayad Ka Sameeyey Talaalka Iyo Dhakhaatiirta Somaliland+VIDEO

Daawo Majaajilaystayaasha Sooran Iyo Jawaan Oo Ruwaayad Ka Sameeyey Talaalka Iyo Dhakhaatiirta Somaliland+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Daawo ruwaayad qurux badan oo ay maajaajilaystaayasha Sooran Iyo Jawaan oo ka hadlaysa Talaalka iyo Dhakhaatiirta somaliland.

Daawo Taageero iyo Hambalyo Ku Wajahan Suldaanka Guud Ee Beelaha Dir Ee Dhawaan Muqdisho Lagu Caleemasaaray+VIDEO

Boorama(LUGHAYA.COM)-Ehelada iyo qoyskii  Suldaanka guud ee Beelaha Dir ee Dhawaan lagu caleemasaaray magaalada muqdisho Suldaan Diiriye Geele  Cali  ayaa baaq taageero manta soo gaadhsiiyey Shabakada wararka ee Lughaya.com  baaqan ayaa waxa jeedinaya  qoyskaasi Suldaanka  oo ku dhaqan magaalada Borama.

Shirkada Korontada Borama Power Station Oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Iibsatay Kooxdii Kubada Cagta Ee Ciidamada Asluubta

Shirkada Korontada Borama Power Station  Oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Iibsatay Kooxdii Kubada Cagta Ee Ciidamada Asluubta

Boorama-(LUGHAYA.COM) -Munaasabad Balaadhan oo ay shirkada korontada Ee Boorama Power Station Ee Magaalada Boorama kula wareegaysay kuna iibsatay Kooxda Kubadda Cagta ee Asluubta Qaranka Somaliland Ee Gobolka Awdal ayaa maanta ka dhacday Hotel Rays Ee Magaalada Boorama. Munaasabadan ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay madasha shaqaalaha ee shirkada adeegyada korontada Ee Borama Power Stataion Mudane […]

Jamaal Cali Xuseen Oo Soo Dhaweeyey Wax Kabadalka Lagu Sameeyey Xeer-hoosadka Wakiilada Fariina U Kala Diray Puntland Iyo Xukumada Siilanyo+DHEGAYSI

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Musharax xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa si aad ah u soo dhaweeyey wax kabadalka lagu sameeyey Xeer-hoosaadka golaha wakiilada sidoo kalena Digniin u diray maamulka puntland inay Arqaladayso Amaanka Gobolada Bari sidoo kalena Fariin U diray Xukumada Siilanyo.

Taliska Ciidamada Xooga Dalka Oo Markale Dignin U Diray Kooxaha Jidgooyinka Ka Sameeya Dariiqyada

Taliska Ciidamada Xooga Dalka Oo Markale Dignin U Diray Kooxaha Jidgooyinka Ka Sameeya Dariiqyada

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya Sareeyo Guuto Daahir Aadan Cilmi ayaa waxa uu mar kale digniin u diray Kooxaha Jidgooyinka dhigta inta u dhaxeysa Wadada xiriirisa muqdisho iyo Afgooye waxa uuna sheegay in arrintaasi laga gaaray Go’aan adag o ah in aan mar dambe loo dulqaadan Kooxaha Jidgooyinka dhigta. 

Sannad Guuraddii 30 aad Ee Ka Soo Wareegtay Xasuuqii Loo Gaystay Ardaydii Reer Borama iyo MCH yadii Umulisada 1984 kii……Qalinkii Ciise Ismaaciil Axmed

Sannad Guuraddii 30 aad Ee Ka Soo Wareegtay Xasuuqii Loo Gaystay Ardaydii Reer Borama iyo MCH yadii Umulisada 1984 kii……Qalinkii Ciise Ismaaciil Axmed

Bulsha kasta oo adduunka ku nooli waxa ay xusaan dhacdooyinkii soo maray haddii ay tahay Barwaaqo ama Dhibaato, balse Bulshaweynta reer Awdal ma xusaan dhibaatooyinkii soo maray wakhtigii ay jirtay Dawladdii Maxamed Siyaad Bare.

JUMCE MUBARAK AKHRISTE: Waa Muxadiro Ka Hadlaysa Muhiimiyada Qalbiga Wanaagsan

JIMCE MUBARAK AKHRISTE: Waxaan Halkan Idinku Soo Gudbin Doona Muxadiro Ka Hadlaysa Muhiimiyada Qalbiga Wanaagsan Waxaana Inoo Soo Jeedinaya Sheekh Cali Garaad Ilahay Ajar Iyo Xasanaad Ha Ka Siiyo Inagana Ha Inagu Anfaco.

Daawo Warkii Caawa Ka Baxay Somali Channel Iyo Dhacdooyinkii Ugu Danbeeyey+VIDEO

Nairobi(LUGHAYA.COM)-Daawo warkii caawa ka baxay soamli channel ood hamaystiran iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey.

Wasiirka Beeraha Oo Socdaal Shaqo Ku Maraya Xeebaha Galbeedka Dalka

Wasiirka Beeraha Oo Socdaal Shaqo Ku Maraya Xeebaha Galbeedka Dalka

Borama(LUGHAYA.COM)-Wasiirka wasaarada Beeraha Somaliland Prof Faarax Cilmi Geedoole iyo wefti uu hogaaminayo oo Hawlo shaqo ku joogay xeebaha Galbeed ee Somaliland ayaa maanta gaadhay degmooyinka Lughaya ,Garbo Dadar,iyo Deeeganada Hoos yimaada.

Page 1 of 27123Next ›Last »

Recent Comments