Home » 2014 » February

Daawo Deeq Agabka Roobka Iyo Dhaxanta Oo Loo Qaybiyey Dadka Degmada Lughaya

Borama LUGHAYA.COM Deeq  alaabooyin ah oo u badan agabka roobka laga galo dhul ka baadiyaha ah ayaa loo qaybiyay dee gaanada  Ido-Cadays  iyo Bul- Qoxle  ee ka tirsan degamada Lughaya. Deeqdan ayaa waxa ay ka timid dalka Ingiriiska, waxaana deeqdani ka wakiil ahaa Xildhibaan Axmed Xuseen Badmaax oo ka mida xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Lughay, […]

Daawo Madaxweynaha Somaliland Sidii Uu Ula Tukaday Shacabka Hergeisa Salaadii Jimce+VIDEO

Daawo Madaxweynaha Somaliland Sidii Uu Ula Tukaday Shacabka Hergeisa Salaadii Jimce+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa maanta salaadii jimcaha masjidka weyn ee Cali Mataan kula Tukaday Boqolaal Shacab Ah isla markaana socod ku maray suuqyada magaaalada Hergeisa.

DAAWO SAWIRADA Madaxweynaha Somaliland Oo Saladii Jimcaha Shacabka Hergeisa Kula Tukaday Masjidka Cali Mataan

DAAWO SAWIRADA Madaxweynaha Somaliland Oo Saladii Jimcaha Shacabka Hergeisa Kula Tukaday Masjidka Cali Mataan

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa maanta saladii Jimce shacabka hergeisa qaar ka mida kula Tukaday masjidka Cali Mataan ee magalaada hergeisa.

Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dowlada Federalka Somaliya Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo U Duulay NEW YORK Si Ay Ugu Qayb Galaan Shirka Golaha Amaanka+WARSAXAAFADEED

Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dowlada Federalka Somaliya  Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo U Duulay NEW YORK Si Ay Ugu Qayb Galaan Shirka Golaha Amaanka+WARSAXAAFADEED

Muqdisho(LUGHAYA.COM)–War-saxaafadeed:Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho , iyagoo ku wajahan Xarunta Qaramada Midoobey ee Magaalada New York , halkaas oo uu ka furmayo Shir looga hadlayo arrimaha ammaanka Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM.

Isku Shaan-dheytii Madaxweyne Siilaanyo Oo Dib U Dhacday Iyo Qaar Ka Mid Ah Gollaha Wasiirada Oo Wali Wadnaha Farta Ku Haya,Wasiir Cukuse Oo Baqo Uu Ka Qabo Awgeed Ay Ku Kaliftay Inuu Amaano Xirsi BY:Cabdia Casiis

isku dhaan dhaytii sida weyn loo saadaalinaayay inuu ku sameeyo madaxweynaha qaran Somaliland mudane Axmed siilaanyo ,ayaa la sheegay inay dib uu dhacda kadib,oloolaha wax wadaa qabsi ee dalkasocdaa iyo xaalado la sheegay inay culay ku abuureen madaxweyne siilaanyo

SPORTS: Xulka Spain Ee Wajahaya Italy Oo La Magacaabay, Costa Oo Loo Soo Yeeray, Torres, Mata & Llorente Oo Laga Soo Tagay

SPORTS: Xulka Spain Ee Wajahaya Italy Oo La Magacaabay, Costa Oo Loo Soo Yeeray, Torres, Mata & Llorente Oo Laga Soo Tagay

LUGHAYA SPORTS-Diego Costa ayaa lagu soo daray xulka Spain ee kulanka saaxiibtinimo la ciyaraya xulka Italy isbuuca soo socda.

Xukumada Somaliya Oo Sheegtay In Qorsheheega Sugida Amaanka Uu Meel Fiican U Marayo+DHEGAYSI

Xukumada Somaliya Oo Sheegtay In Qorsheheega Sugida Amaanka Uu Meel Fiican U Marayo+DHEGAYSI

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Xukuumada Somalia oo dhowaan guddi wasiiro ay ku jiraan u xilsaartay in maamulada degmooyinka iyo kan gobolka ay kala shaqeeyaan sugiidda amniga caasimada ayaa sheeegtay in meel wanaagsan ay wax u marayaan guddigaas.

Daawo Wiil Canadian Ah Oo Af-soomaliga Si Fiican Ugu Hadlaya Waliba Ku Hadlaya Luuqada Waqooyiga Somaliya Lagaga Hadlo+DAAWO BAL ADIGAA YAABI DOONEE

Wiil u dhashay dalka canada oo of-soomaliga si fiican ugu hadlaya waliba isagoo ku hadlaya luuqada somaliga ah ee lagaga hadlo Waqooyiga somaliya.

JUMCE MUBARAK: Muxaadiro”Dhibta Somaliya Sidee Looga Baxaa” iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismail Haruun+FUll VIDEO

JUMCE MUBARAK AKHRISTE:Waa Muxaadiro qiimo badan oo ka hadlaysa”Dhibta Somaliya Sidee Looga Baxaa” Waxaana inoo soo jeedinaya Sheekh Mustafe Ismail Haruun.

Daawo Xil. Golaha Deganka Borama Oo Ka Digay Khatar Siyaasiyiinta Xukumada Dhex Ku Hayaan Borama

Borama LUGHAYA.COM Khatar siyaasaded ayaa markii ugu horaysay ay ka digeen qaar ka mid ah xildhibaanada golaha gegaanka Borama , tan iyo intii uu khilaafku ka oog naa maamulka dawlada hoose ee Boorama HADABA HALKAN KA DAAWO

Page 1 of 28123Next ›Last »

Recent Comments