Home » 2014 » March

Daawo Madaxweynaha Djibouti Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Kulan Yeeshay+VIDEO

Daawo Madaxweynaha Djibouti Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Kulan Yeeshay+VIDEO

Djibouti(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Djibouti Md: Ismail Cumar Geelle ayaa maanta Aqalka madaxtoyada Djibouti ku qaabilay wasiirka arimaha gudaha somaliland iyo waftigii la socday ee dhawaan socdaalka ku tagay dalka Jamhuuriyada Djibouti.

Daawo Gudoomiyihii Hore Ee Gudiga Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Sheegay INAY MAGTA RAGU IYO DUMARKU SIMAN YIHIIN+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Sheekh Maxamed Xaaji Muxumed Xiiray oo hore u ahaa Gudoomiyihii Gudiga Wanaag Farista iyo Xumaan Reeba ayaa Maanta Caasimada Hergeisa si Dad-ban u sheegay inay MAGTA Raga Iyo Dumarku Siman Yihiin Isagoo Sheegay Inayna Wax Diidayaa Ayna Jirin. Lughaya.News Hergeisa.

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Maanta Warbixin Siiyey Golaha Guurtida+DHEGAYSI

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Maanta Warbixin Siiyey Golaha Guurtida+DHEGAYSI

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Wasiirka biyaha somaliland ayaa maanta warbixin siiyey golaha Guurtida taas oo ku aadan xaalada biyaha dalka.

Laba Isku Kay Qaban Waayay, Qaybtii Sadexaad By:Xamse Bashe

Wakhtigu isaga ayaa ka runsheega jiritaanka, rumaysashada iyo xaqiiqada xaalada taagan. Waa xili casar gaaban ah oo cadceedu dhinaca galbeed u leexatay misana goobtu waa suuqa Magaalada Hargaysa, waxaa iga soo horbaxay nin aan saaxiibo ahaan jirnay intii waxbarshada hoose, dhex iyo sare ku jirnay laakiin laba sanno iga sareeyey xaga waxbarshada jaamacada, waxa uu […]

SPORTS:Arjen Robben Oo Ka Digay Qatarta Ay Kala Kulmi Karaan Man United Haben Danbe

LUGHAYA SPORT-Laacibka kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa ka digay qatarta ka soo wajihi karta kooxdiisa kooxda Man United marka ay habeen danbe isku wajahaan Old Trafford.

Wasiirka Beeraha Iyo Masuuliyiin Kale Oo TACSI U Diraya Marxuum C/laahi Axmed Kaamil Oo Ku Geeriyooday Borama Laguna Aasay Shalay

Wasiirka Beeraha Iyo Masuuliyiin Kale Oo TACSI U Diraya  Marxuum C/laahi Axmed Kaamil Oo Ku Geeriyooday Borama Laguna Aasay Shalay

Wasiirka Beeraha Somaliland Prof Faarax Cilmi Muxumad ,Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Prof Axmed Muxumad Geele Dacar,Ganacsade Abiib Jibriil Nuur ,Xoghayaha guud ee golaha Guurtida Somaliland C/laahi Maxamed Habane “C/laahi Dheere,gudoomiyaha Shuruucda Somalilan Mudane Xasan Awadam,agaasimaha Guud ee wasaarada Dibu dajinta Somaliland  Xaaji Maxamuud Jibriil Yoonis,Dhamaan dadkaasi waxa ay Tacsi tiiraanyo leh u dirayan Marxuum C/laahi Axmed […]

Daawo Deeq Lacageed Oo Gabdhaha Reer CANADA Ay Soo Gadhsiyeen Gabadh-yar Oo Wajiga Xanuun Uu Ka Haleelay+VIDEO

Boorama(LUGHAYA.COM)- Gabdho muxsiniin ah oo ku nool dalkaasi CANADA Gaar Ahaan OTOWA ayaa ka damqaday dhibaatada caafimaad ee haysata gabadhyar oo ku nool magaalada Borama taasi oo wajigeedu uu daadanayo , waxana ay maanta deeq lacageed soo gaadhsiiyeen Ururka Sama Falka EE Tawfiiq oo isagu ku hawlanaa sidii gabadhaayaer loogu heli lahaa qaadhaan lacageeg oo […]

Fanaanada Hodan C/raxmaan Dheere Waxaa Tabay Fankii Somalailand Hodan Waa Shakhsi Leh Karti Hogaamineed Oo Ay Ku Hormarin Karto Fanka W/Q Mustafe Hassan

Hodan Cabdiraxmaan Dheere waxay ka soo jeeda qoys dhanka fanka fac wayn ku leh oo illaahay hibo I siiyay fanka, Hodana waxay hiddo raacday ehelkeeda oo ay ku daba jirta siddii ay u soo noolayn lahayd fankoodii iyo guud ahaanba hormarinta fanka Soomaalida.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Warbixin Laga Siiyey Guddiyo Golahu U Saaray Deegano Uu Dhawaan Dil Ka Dhacay+DHEGAYSI

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland Mr Saleebaan ayaa maanta warbixino ka dhagaystay Guddiyo ay dhawaan u sareen shaqaaqooyin ka dhacay deeganada Adhi-Cadays iyo Xaaji Salaax,Halkaas oo ay ka dhaceen dilal.

Kalfadhigii Barlamaanka Maamulka Puntland Oo Furmay Iyo Madaxweyne Gaas Oo Ka Qayb Galay+WARASAXAFADEED+SAWIRO

Garoowe(LUGHAYA.COM)-War-saxaafadeed: Kalfadhigii Golaha Baarlamaanka Puntland ee lagu balansanaa ayaa Maanta si toos ah loo furay waxaana ka qayb galay 48 xildhibaan, kulanka waxaa goob joog ahaa Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada.

Page 1 of 32123Next ›Last »

Recent Comments