Home » 2014 » April

Dowlada TURKIGA Oo Deeq Baaburta Umbalance Ka Ah Gudoonsiisay Somaliland+SAWIRO

Dowlada TURKIGA Oo Deeq Baaburta Umbalance Ka Ah Gudoonsiisay Somaliland+SAWIRO

LUGHAYA.COM-Dawlada Turkiga Ayaa Deeq Gawaadhi Noocoodu Yahay Unbalance Ama Kuwa Cusbital-Ada Loogu Adeego Gaar Ahaan Kuwa Gurmadka Degdega Ah Oo Ka Kooban 5 Unbalance Iyo Laba Gaadhi Oo Kala Ah V8 Iyo Gaadhi Mine-Buss Ah Ku Wareejisay Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Gaar Ahaan Waxa Ka Gudoomay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, […]

Faallo:Damaca Dawlada Kenya+Darreen La”aanta Dawlada Soomaaliyeed,Cawaaqib Xumada Ay Danbarsan Doonto

Taarikhdu waa ma guurto waanay soo noq-noqoota,maanta roone berri liidan doone,sidaynu taarikhdu xusto bilowgii sideed-tanaadkii markii kooxi hii gobanimo doonka aha ee ka jiray gobolada waqooyi bari keniya ee lo yaqaanay shiifto,ee ay dhaq-dhaqaaqa xooggan ka wadeen gobolkaasi NFD.waxay dawlada keniya ay ka alaab urur-satay gabi-ahaanba gobolada waqooyi bari tiiyo ku an-dacooneysaa somaliya ayaa faro-gelin […]

SPORTS:Atletico Madrid Oo Cashar U Dhigtay Chelsea Una Soo Baxday Finalka Champions League.

Atletico Madrid ayaa si taariikhi ah ugu soo baxday Champions League ka dib markii ay cashar lama ilaawaan ah u dhigtay Chelsea oo marti loogu ahaa Stamford Bridge lugta labaad ee semi-finalka Champions League iyagoo ku dubtay 3-1. Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa ku soo bilaabay Azpilicueta oo ka ciyaarayay garab halka Cole iyo Ivanovic […]

Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti South African Ah Oo Ka Caawinaya Ictiraafka+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada ku qaabiley wafto heer caalami ah oo ka socota dalka koonfur africa,waftigan ayaa ah mid inta badan howla Ictiraafka kala shaqeeya somaliland.

Xoghaya Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Xog-waramay Halka Uu Marayo Kiiskii Dilka Ahaa Ee Walaashii

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Xoghayaha guud ee Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo la dhashay Marxuumadii Ruqiya Siciid Ayaanle oo maydkeeda laga helay 24 bishii labaad god lagu aasay oo ku dhex-yaala guri ka mid ah xaafadaha bariga ee magaalada Hargeysa

Safiirka UK Ee Somaliya Oo Maanta Booqasho Ku Tagay Magaalada Kismaayo+SAWIRO

LUGHAYA.COM-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose, waxaa shalay gaara wafdi uu hogaaminayo Safiirka Dowladda Uk ee dalka Soomaaliya iyo xubno kamid ah safaaradaasi.Safiirka ayaa markii uu tagay Magaalada Kismaayo, waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay xubno kamid ah Maamulka KMG ee Jubba ee Magaalada Kismaayo, iyadoo intaasi kadibna ay kulan wada qaateen.Masuuliyiinta Jubba iyo Safiirka Soomaaliya […]

Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Oo Si Adeg Ugu Hadlay Kharashkii Ku Baxay Shirkii KULMIYE+WARSAXAFADEED

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-War-saxaafadeed: Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Ucid ayaa si aad u nadiyey lacagtii ku baxday,waxaaan uu arintan kaga waramay qoraal uu maalintii shalay soo saaray waxaana uu u dhignaa sida tan: alku Wuu biyo laayahay,  lacagtaasi  waxay ku habooneyd in mashiino loogu iibiyo cusbitaaladda dalka ama laguba daro waddada Ceerigaabo ee qaadhaanka loo waddo Intaanan sheegin sidaan ku […]

SPORTS:Chelsea v Atletico Madrid – Kooxdii Finalka La Ciyaari Laheyd Madrid Oo Caawa La Go’aansan Doono

LUGHAYA SPORTS-Kulanka: Chelsea v Atletico Madid,Garoonka: Stamford Bridge,Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika.

Daawo Prof Axmed Ismail Samatar Iyo Gudoomiyaha Wakiilada Oo Soo Hor Fadhiistay Jahliyada Somaliland Ee Dalka FINLAND+HOT VIDEO

Helsinki(LUGHAYA.COM)-Prof Axmed Ismail Samatar iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa kulan la qaatay jahliyada somaliland ee ku dhaqan dalka FINLAND labadan masuul ayaa ku kulmay kulan ay soo qaban qaabisay jahliyada dalkaas isla markaana ay ku doonayeen inay XOG BUUXDA oo somaliland ku wajahan ay ka helaan Gudd: Ciro Iyo Prof: Axmed Ismail Samatar oo […]

Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Warbixiyey Wada Hadalka U Dhexeeya Puntland Iyo Somaliland Iyo Asagoo Ka Hadlay Sida Uu Ku Dhamaday Shirkii KULMIYE+DHEGAYSI

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada somaliland Mr: Baashe ayaa shaaaca ka qaaday inay jiraan wado-hadalo hoose oo u dhexeeya puntland iyo somaliland.

Page 1 of 24123Next ›Last »

Recent Comments