Home » 2014 » May

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyaha WADANI Oo Ka Hadlay Khilaafka KULMIYE+Codsadayna In Doorashada 2015 Wakhtigeedii Laga Soo Horaysiiyo Daruufo Jiro Awgeed+DHEGAYSI

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Ahna gudoomiyaha WADANI ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhex-galay KULMIYE ee sababay inay labo garab u kala jabaan sidoo kale Gudoomiye C/raxmaan Ciro ayaa sidoo kale ka hadlay in doorashooyin 2015 isagoo sheegayna in wakhtigii doorashooyinka hore looga soo dhigo daruuf jira awgeed.

Daawo Taageero Xoogan Oo Odayaal Waxgarad Dhalinyaro Haween Reer Awdal Ah U Jeediyeen Musharaxnimada Madaxwaynaha iyo M/Xigeenka+VIDEO

Borama LUGHAYA.COM  Waxa maanta si wayn loo muujiyay taageerada loo xayo xisbul xaakimka KULMIYE , taasi oo ay soo abaabuleen bulshada ku dhaqan gobolada Awdal iyo Salal HALKANKA DAAWO Lughaya.News Head-Office/Borama Weriye:BILI BILI.

Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo Sheegay In Garabka Xukumadu Ogolaatay Dhexdhexaadiintii Ay Ka Wadeen Xalinta Khilaafka KULMIYE+DHEGAYSI

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Gudoomiyihii golaha guurtida somaliland Saleebaan Aadan Maxamuud ayaa maanta sheegay in xukumadu ogolaatay dhexdhexaadiintii ay ka waday labada  dhinaca si miiska wadahadalada la isku soo hor fadhiisiyo labada dhinac ee xisbiga KULMIYE ka tirsanaa ee khilaafku soo kala dhex galay. Lughaya.News Hergeisa.

Faahfaahin Dheerada Oo Ka Soo Baxaya Qarax Xalay Ka Dhacay Hotel Ku Yaala Magaalada Muqdisho+SAWIRO

LUGHAYA.COM-Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax gaari loo adeegsaday oo xalaka dhacay afaafka hore ee Hotelka City Plaza ee Degmada Cabdi Casiis ,xili ay hoteelkaasi ku shirsanaayeen Saraakiil katirsan Ciidanka Dowlada iyo Xildhibaano.Qaraxa ayaa ahaa mid gaari laga soo buuxiyay waxaana la dhigay afaafka hore ee Hotelka City Place , goob joogayaal ayaa […]

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Xisbigu Ha Kulmeen Oo Haka Tanaasulaan Kala Jebinta KULMIYE iyo Wadankab

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Xisbigu Ha Kulmeen Oo Haka Tanaasulaan Kala Jebinta KULMIYE iyo Wadankab

Markiisii horeba xisbiga Kulmiye wuxuu ku bilaamay wareer iyo is afgarad la’aan dhexdooda ah, taasanaa keentay in madaxweyne Siilaanyo ku mideeyaan tafaraaruqooda , laakiin shuruudo iyo wada tashi ayaa halkaa lagu soo gaadhey oo dhidibada u aasay inay ku guuleystaan doorashadii wadanka ka dhacday.  Markaa tii wakhtigaa lagu heshiiyey ayuunbaa tana maanta soo rogaal celisay. […]

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md Daahir Riyaale Kaahin Oo Kulan Magaalada DUBAI Kula Yeeshay Madaxda Sare Ee Xisbiga UCID+SAWIRO

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md Daahir Riyaale Kaahin Oo Kulan Magaalada DUBAI Kula Yeeshay Madaxda Sare Ee Xisbiga UCID+SAWIRO

Dubai(LUGHAYA.COM)-Madaxweynihii hore ee somaliland Md: Daahir Riyaale Kaahin ayaa magaalada DUBAI kulan kula yeeshay gudoomiyaha xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe iyo musharaxa madaxweynenimo ee xisbigaa Mr: Jamaal Cali Xuseen,Kulan ayaa ka dhacay Hotel ku yaala magaalada Dubai ee Emiratka carabta. Kulanka ayaa ahaa kii ugu horayey ee madaxweynihii hore Daahir Riyaale Kaahin intuu xilka […]

SPORTS:Del Bosque Oo Soo Gabagabeeyay 23 Ciyaartoy ee Spain Uga Qayb Galaya Koobka Aduunka iyo Costa Oo Ka Mid Ah

LUGHAYA SPORTS-Tababaraha xulka Spain Delbosque ayaa soo gabgabeeyay 23 ciyaartoy ee xulka Spain uga qayb galidoona koobka aduunka waxaana liiskan ka mid ah Diego Costa halka ay ka maqan yihiin Fernando Llorente, Jesus Navas iyo Alvaro Negredo

Madaxweyne Siilanyo Oo Ka Hadlay Markii Ugu Horaysay Khilaafka Xisbiga KULMIYE+Xalaada Nabadgalyo Ee Dalku Wakhtigan Uu Marayo+DHEGAYSI

Madaxweyne Siilanyo Oo Ka Hadlay Markii Ugu Horaysay Khilaafka Xisbiga KULMIYE+Xalaada Nabadgalyo Ee Dalku Wakhtigan Uu Marayo+DHEGAYSI

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Madaxweynaha somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa ka hadlay markii ugu horaysay khilaafka ka dhex qarxay xisbiga KULMIYE, madaxweynaha ayaa ka hadlay xaalada Amaan ee uu hada dalku marayo si adegana u sheegay in cidii qalalase wadanka ka Aloosta sharciga la horkeeni doono.

Garabka Muuse Biixi Ee Xisbiga KULMIYE Oo Shaaciyey In Ay Hakiyeen Shirkoodii Golaha Dhexe Oo Ku Beegna Maalinta Bari Ah

LUGHAYA.COM- Garabka  uu hogaamiyo Muuse Biixi ee Xisbiga  KULMIYE ayaa goor dhawayd shaaca ka qaaday in ay hakiyeen Shirkii golaha dhexe ee ay hore u iclaamiyeen in ay qabanayaan 31-May oo ku beegan maalinta bari ah. Garabkan ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in ay hakiyeen Shirkoodii,iyaga oo ka jawaabaya baaq dhex dhexadineed […]

Daawo Haweenka Ku Xoogsada Kuuliga Ee Borama Oo Dareenkooda Cabiraya

Borama LUGHAYA.COM W axa magaalada Borama kajira haween farabadan oo ku shaqaysta mihnada kuuliga oo ah shaqo aad u dhib badan islamarkaasina dumarku aanay awoodi karin balse iyaga waxa ku khasbay duruufaha nololeed ee wadanka ka jira HALKANKADAAWO

Page 1 of 30123Next ›Last »

Recent Comments