Home » 2014 » June

Tacsi ku socota Qayska Reer Xaaji Faarax Oo ay Hooyadood AHUN Marxuumad Caasho Hodan ku geeriyootay Mag.Gabilay

Tacsi ku socota Qayska Reer Xaaji Faarax Oo ay Hooyadood AHUN Marxuumad Caasho Hodan ku geeriyootay Mag.Gabilay

Suldaan Ibraahin Jaamac SamatarSul Sheekh Ibraahin RiiraashSul Abshir Maxamed DucaaleSul Muuse Cilmi Dugsiiye(Sanbuurad)Caaqil Faaliye DheereCaaqil Xaaji Cismaan CaynaanCaaqil Xasan Caynaan(Xasan Fanaan)Caaqil Muuse Ceelaabe AbaarCaaqil Daahir Cusmaan CilmiCaaqil Barkhad XirsiDr Cumar Nuur MaxamedProf Cabdiraxmaan Cumar MadoobeWariye Abokor Xasan Caafi WariyeCabdale Cali YuusufWariyeMaxamed Bili biliWariye Maxamed Cabdilaahi DabshidHooyo Xabiiba Nuur MaxamedWaxay dhamaan dadkaasi tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyska […]

Daawo Wasaarada Ciyaaraha Ee Awdal Oo Soo Gabagabeeyay Tartan Ciyaredkii Kubada Kolayga+VIDEO

Daawo Wasaarada Ciyaaraha Ee Awdal Oo Soo Gabagabeeyay Tartan Ciyaredkii Kubada Kolayga+VIDEO

Borama LUGHAYA.COM  Wasaarada dhalinta iyo ciyaaraha ee gobolka Awdal ayaa maanta soo gabagabaysay tartanciyaareedkii kubada kolayga ee ka socday garoonka kubada kolayga ee Borama , halkaasi oo abaalmarino qaaliya lagu gudoonsiiyay ciyaartoydii ugu wanaagsanaa HALKAN KA DAAWO Lughaya.News Head-Office/Borama Weriye: BILI BILI

Daawo 30Muhaajiriin Ah Maydkooda Laga Helay Doon AY Saarnaayeen iyo Qaar Kale Oo Wali La Laayahay Maydkooda+VIDEO

LUGHAYA.COM-Muhaajiriin gaadhayaa ilaa 30muhaajir ayaa laga helay doontii ay saarnayeen iyadoona muhaajiriinta markoodii hore lagu qiyaasay ilaa 600 oo muhaajir iyadoona hada kaliya laga helay 30 Ruux intii kalena wali la baadi goobayo Raq iyo Ruux meesha ay ku danbeeyeen.

MUQDISHO: Lahaansha Tv-ga Universal Oo Maxkamada Rafcaanka Ee Magaalada Muqdisho Ay Maanta Go’aan Ka Gaadhay+AKHRISO YAA LA SIIYEY MULKIYADIISA

LUGHAYA.COM-Iyadoo  Dacwad ku saabsan Lahaanshaha Talefishika Universal  ay mudo  soo Jiitameysey ayaa waxaa Dhawaan Dacwadaas galey Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir, waxayna Maxkamada Racfaanku Cadeysey oo Xukuntey in Cabdiqaadir Maxamed Aadan (Baariyow) oo ku sugan dalka Norway  uu leeyahay Talefishinka Universal, Waxaana Qareen u ahaa ninka loo Xukmiyey Telefishinka  Avv Xaawo Xaaji Sabriye, si kastaba Qoraalkii ka soo baxay Maxkamada Racfaanka […]

Safarkii Wasiirka Duulista Somaliland Ee Nairobi Ma Guul-Buu Ku Soo Dhammaaday Mise Guul-Daaro? Qalinkii:Cabdi Casiis Bashiir Nuur

Safarkii Wasiirka Duulista Somaliland Ee Nairobi Ma Guul-Buu Ku Soo Dhammaaday Mise Guul-Daaro? Qalinkii:Cabdi Casiis Bashiir Nuur

Wasiirka wasaaradda duulista maxamuud xaashi  oo si weyn uga cadhooday ax-di al”aanta soomaaliya ayaa dhowaan safar ku tagay xaruunta qaramada midoobay  ee fadhigeeddu yahay magaalada  Nairobi,waxaana wasiirkani kulanno gooni gooni ah la yeeshay sarakiisha hay’da ICAO oo iyaadu maamusha hawada soomaaliya iyo Somaliland waxaana uu wasiirku usoo bandhigay kala duwanaanshaha labada dale e hore la isaagu […]

Somalis Concerned By US Decision To End Hawala System.

Millions of people in war-torn Somalia are feared to lose remittance they’ve being receiving so far, following a decision by the US to end services of its money transmitter clients by the end of July.According to a study published last year by human aid organizations, about 40% of Somali families rely on remittance from another […]

Daawo Gudoomiyaha Jaamacada Culuunta Bada Berbera Oo Beeniyey In Ardayda Jaamacada Dhigtaa Ay Ku Biireen Xisbiga WADANI+VIDEO

Berbera(LUGHAYA.COM)-Gudoomiyaha jaamacada Culuunta Bada ee magaalada Berbera ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay kadib markay soo baxeen warar sheegay in Ardayda dhigata jaamacadaasi ay ku biireen xisbiga mucaraadka ah ee WADANI.

BREAKING NEWS: Qarax Goordhawyd Ka Dhacay Xarun Ay Cashuur Ku Qaadayeen Dowlada Hoose Ee Degmada Karaan Ee Gobolka Banaadir+DHEGAYSI+SAWIRO

Muqdsiho(LUGHAYA.COM)-Gudoomiyaha Degmada Kaaran Axmed Xasan Yalaxow Ayaa Goordhow Faah Faahin Kabixiyey Qarax Miino oo Kadhacay Xafiis Ay Lacago Kuqaadayeen Ciidamada Dowlada Hoose Ee Degmada Kaaraan. Waxaa uu sheegay In Qaraxaa ay ku dhinteen 2 Askari oo Katirsan Ciidamada Dowlada Hoose Halka Ay Ku Dhaawac Meen 7 Kale oo ahaa Dad Shacab Ah. Sidoo kale Waxaa […]

Ma Bannaana In Muwaadinka Somaliland Loo Dhiibo Dawlad Shisheye Qalinkii Garyaqaan Muuse Yuusuf

Maqaall Dunida Dad kasta oo ku wada nool Goob uu Illaahay ku Abuuray oo Wada Deegaan Waxa ay leeyihiin Xeerar Xakame  u ah oo ay ku wada dhaqmaan oo ay ku maareeyan Marxaladaha dhaqan ee la  darska ah iyo kuwa lasoo darsa, dhacdo kasta oo timaadana waxaa lagu dabaqaa wixii uga yaala ee xeer ah,

XOG:Ra’iisalwasaraha Somaliya Oo Wada Qorshe Xildhibaanada Darood Ay Kaga Baxayaan Muqdisho Kuna Dalbanayaan In Caasimada Somaliya Laga Dhigo Garoowe

LUGHAYA.COM)-Illo xog ogaal ah oo ay heshay warbaahintu ayaa lagu cadeeyey  In R/wasaaraha Somaliya C/wlai Sheekh uu yahay maskaxda ka danbaysa qorshe xildhibaanada beelaha Daarood ay uga baxayaan magaalada Muqdisho ee Caasimada u ah Somaliya.

Page 1 of 34123Next ›Last »

Recent Comments