Home » 2014 » July

Daawo Kulan Loogu Baroor’Diiqayo Allaha U Naxariistee Marxuumad Saado Cali Warsame oo Ka Dhacay Dalka Holand, iyadoo Uu Fanaanka Wayn Ee cabdi baadil hees ka qaaday Madashaasi + VIDEo

(LUGHAYA.CoM) Kulan Loogu Baroor’Diiqayo Allaha U Naxariistee Marxuumad Saado Cali Warsame oo Ka Dhacay Dalka Holand, iyadoo Uu Fanaanka Wayn Ee cabdi baadil hees ka qaaday Madashaasi sidoo kale waxa kulankaasi ka soo qayb galay fanaaniin caana oo ka kala yimi dalalka qaarada yurub. raisal wasaarihii hore ee somalia maxamed cabdillahi farmaajo iyo farshaxanka wayn […]

Daawo Dawlada Putland oo Xidhiidhka u Jartay Dawlada Dhexe Ee Somalia isla Markaasina Si Dagdag Ah Ugu Yeedhay Xubnaha Kaga Jira Xukuumadaasi + VIDEo

(LUGHAYA.CoM) Dawlada Putland oo Xidhiidhka u Jartay Dawlada Dhexe Ee Somalia isla Markaasina Si Dagdag Ah Ugu Yeedhay Xubnaha Kaga Jira Xukuumadaasi Halkan ka daawo

Daawo Gabayga Dardaaran oo Ay Tirisay inta Aanay Geeriyoon Marxuumad Saado Cali Warsame Kaas oo Ku Aadan Dhibta Haysata Dumarka + VIDEo

(LUGHAYA.CoM) Gabayga Dardaaran oo Ay Tirisay inta Aanay Geeriyoon Marxuumad Saado Cali Warsame Kaas oo Ku Aadan Dhibta Haysata Dumarka halkan ka daawo

Daawo Cuqaasha Beesha Dagta Koonfurta Magaalada Hargaysa oo Maanta Shir jaraaid kaga Hadlay Arimo ku Saabsan Muranka Dhulka Ee Hadheeyay Baryahan Danbe Magaalada Hargaysa + VIDEo

Hargaysa (LUGHAYA.CoM) Cuqaasha Beesha Dagta Koonfurta Magaalada Hargaysa oo Maanta Shir jaraaid kaga Hadlay Arimo ku Saabsan Muranka Dhulka Ee Hadheeyay Baryahan Danbe Magaalada Hargaysa + VIDEo

Wasiirka Arimaha Dibada Mr Beyle Oo Kulan La Yeeshay Guddiga Arimaha Dibada Ee Golaha Barlamaanka Somaliya

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Xubnaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Baarlamaanka oo uu hogaaminayay Madaxa Guddigaasi Hon. Abdulkadir Osoble Ali , ayna ka qeyb ahaayeen Kuxigeenka Madaxa Guddiga Hon. Mohamed Omar Talha ,Xogheynta iyo Xubno kale oo Xildhibaano ah.

SPORTS:Romelu Lukaku Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Everton Una Saxiixay Heshiis Shan Sano Ah

LUGHAYA SPORTS-Weeraryahankii hore ee Chelsea Romelu Lukaku ayaa u saxiixay kooxda Everton heshiis shan sano ah kaasoo ku kacaya £28 million.

Dadwaynaha Reer Boorama Oo Dareen Cadho Leh Ka Muujiyay Dhacdadii Ugubka Ku Ahayd Somaliland Ee Uu Maareeyaha TV ga Qaranku Ku Horjoogsaday Waraysigii Fanaanada Idil Barkhad Cumar

Dadwaynaha Reer Boorama Oo Dareen Cadho Leh Ka Muujiyay Dhacdadii Ugubka Ku Ahayd Somaliland Ee Uu Maareeyaha TV ga Qaranku Ku Horjoogsaday Waraysigii Fanaanada Idil Barkhad Cumar

Boorama LUGHAYA.COM- Dadwaynaha reer Boorama ayaa dareen cadho leh ka muujiyay dhacdo ugub ku ah dalka Somaliland oo ka dhx dhacday muurayadii umadu iska arkaysay ee TV-ga Qaranka Somaliland, kadib markii la sheegay in Maareeyaha TV-gaasi uu sabab aan la garanayan salkase ku haysa hayb qabiil uu isku hortaagay Waraysi ay habeenimadii Ciida SLNTV siinaysay Fanaanada […]

Xiddigaha Geesku Waxay Qaranka u Qabteen ayaa ka Qara-weyn Qaladkay Galeen! BY:Husein Adan Egeh

W/Q: Eng.LUGHAYA.COM Hussein Adan Igeh [Hussein Deyr] [Birmingham, United Kingdom] Dhallinyarada Xiddigaha Geesku waa Astaan Qaran waana Hadafka iyo Himilada Ummadeenna. Waa Midhihii iyo Maxsuulkii Dad iyo Dal iyagu isu tashaday oo guntiga u xidhay inay ka maarmaan gacan hoorsi shisheeye dhan kasta oo ay tahayba. Dhallinyarada Xiddigaha Geesku waxay kasbadeen Quluubta iyo Maanka inta […]

Madaxweynaha Somaliya Oo Safar Aan La Ogayn Ku Tagay Gobolka Gedo Si Weyna Loo Soo Dhaweeyey

LUGHAYA.COM-Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo diyaarad gaar ah ka raacay Garoonka Aadan Cadde, ayaa waxay kaga cago dhigteen Garoonka macmalka ah ee Magaalada Garbahaarey.

Maxkamada Ciidamada Oo Xukun Dil Ah Iyo Mid Xabsi Daayin Ah Ku Riday Saddex Eedayso Oo Ka Tirsan Alshabaab+SAWIRO+VIDEO

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Saddexda eedeysane ayaa la horkeenay Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka ,saddeaxdan nin oo lagu kala magacaabo Xasan Maxamed Xasan oo ahaa dhagar qabihii Al-Shabaab u fududeeyay weerarkii Madaxtooyada lagu qaaday, iyo Aadan Maxamed Xasan iyo Bashiir Xasan Maxamed oo ah kuwii dhawaan degmada Wadajir ku dilay Allaha u naxariistee Maxamed-deeq Cabdi Aadan oo ahaa […]

Page 1 of 38123Next ›Last »

Recent Comments