Home » 2014 » August

Macdaarka JUBA Motors ee Magaalada Boorama Oo Soo Kordhiyay Adeega Iibinta Baabuurta Noocyadeeda Kala Duwan

Borama LUGHAYA.COM–Macdaarka Iibinta, Kiraynta iyo Barashada Wadida Baabuurta ee JUBA ee Magaalada Boorama ayaa tan iyo sidii loo aasaasay waxa kordhaya dadwaynha macaamiisha ah ee sida wayn ugu xidhan iyada oo ay xusid mudan tahay in sababta dadwaynahaas macaamiisha ah ee aadka u badan ay ugu qulqulayaan Macdaarkan ay tahay in la isla qoray in […]

Daawo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Dagaalkii Saaxdheere+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga WADANI  Mr: Cabdiraxmaan Ciro ayaa ka hadlay dagaalkii dhawaan ciidamada somaliland ay kula wareegeen deegaanka Seexdheere.

Daawo Cali Guray Oo Ka Hadlay Dagaalkii Ka Dhacay Saaxdheer Sidoo Kalana Jawaabo Ka Bixiyey Hadalo Ka Soo Baxay Madaxda DFS+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Gudoomiyaha Sadexaad ee xisbiga UCID Mr: Cali Guray ayaa ka hadlay dagaalkii ciidmada somalilan ay ku qabsadeen degmada Saaxdheere isagoona sidoo kale jawaab ka bixiyey hadalo duur xul ah oo ka soo yeedhay masuuliyiinta ugu saraysa dowlada federalka somaliya.

Ha Noolaado Saylici By: Cabdillaahi Alaale

Faalladan waxan ugu hanbalyaynayaa oo aan ku boogaadinayaa madaxwayne ku xigeenka Somali Land Alxaaji Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici oo tan iyo maalintii uu qabtay mansabka madaxwayne kuxigeenka nidar ku gelay inuuna marnaba maslaxadda ummaddiisa dhaafsan kursi iyo dan gaarahaaneed, had iyo jeerna ugu baaqa qof kasta oo muwaadin ah inuu cadaaladda barto kuna camal falo.

Dowlada Federalka Somaliya Oo Faah Faahisay Weerarkii Maanta Kooxda Al-shabaab Ku Qaaday Xarunta Nabad-sugida+WARSAXAAFADEED

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Warsaxafadeed ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta ayaa lagu faah faahiyay weerarkii maanta kooxo ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen xabsiga Godka Jilicow oo xarun u ah Ciidamada Nabad sugida maamulka gobolka Banaadir. Warsaxaafadeedka ayaa lagu yiri” Ciidamada amniga ayaa gaashaanka u daruuray weerar gaadmo ah oo ay xarunta xabsiga Jilocow ku qaadeen kooxada nabad diidka Al-shabaab […]

BREAKING NEWS:Xabsiga Jilacow Oo Qiiq Uu Ka Baxayo Rasaas iyo Qaraxyo Xoogan Oo Wali Ka Dhax Socota+SAWIRO

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Waxaa Wali Rasaas xoogan ay is dhaafsanayaan Ciidamada Nabada Sugida Qaranka iyo dagaalyahano hubeesan oo katirsan Xarakada Al-Shabaab ay ka dhaceyssa Gudaha Xabsiga Godka Jilacow oo hada ah xarunta ay ku hool gasho Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir. Qaraxyo xoogan ayaa laga maqlayaa gudaha Xarunta Hay’ada Nabad Sugida, waxaa qiiq iyo uuro ay kabaxaysa gudaha […]

Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Madaxtooyada Ku Dhexmaray Col: Bare Hiirale Iyo Ra’iisalwasaraha Somaliya+SAWIRO

Muqdisho(LUGHAYA.COM)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa xalay Xarunta Madxatooyada Villa Soomaaliya waxa uu kulan kula yeeshay Waftiga Wasiirada ahaa iyo Bare Hiiraale, waxa uuna warbixin ka siiyey heerarkii ay soo martay wada xaajoodkii lagu soo afmeerayey in si nabad ah lagu soo xareeyo ciidamadii ku sugnaa goobweyn. Kulanka ay labada dhinac […]

Daawo Xafiiska Ra’iisalwasaraha UK Oo Bilad Gudoonsiiyey Cabdiraxmaan Yare Oo Ah Wiil Somaliyeed Oo Naafo Ah+VIDEO

London(LUGHAYA.COM)-Xafiiska Ra’iisalwasaraha Dalkan Ingiriiska David Cameron ayaa Bilad gudoonsiiyey wiil lagu magacaabo C/raxmaan Yare oo Somali ah isla markaana hore barnaamijka Arimaha Bulshada ee ka Baxa UniversalTv hore looga baahiyey isla markaana ah wiil Naafo ah oo horimar ku soo kordhiyey dadka naafadaha,Shahaadan la gudoonsiiyey wiilkan ayaa ah mid uu hormeed ugu noqonayo naafada dalka […]

Daawo Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Codsaday In Markale Xilka Loo Dhiibo Xili Madaxweyne Siilanyo Hore U Kala Diray+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka somaliland ayaa mar kale dib u codsaday in xilkii loo dhiibo Iyadoo dhawaan madaxweyne Siilanyo uu kala diray Golahaasi.

SPORTS:Falanqaynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Tottenham Vs Liverpool

LUGHAYA SPORTS-Kulanka: Tottenham Vs Liverpool Garoonka: White Hart Line, London Waqtiga: 13:30 GMT ama 3:00 PM Saacada Geeska Afrika Garsooraha: P.Dowd.

Page 1 of 42123Next ›Last »

Recent Comments